Jaaliyadda Puntland Odense ee dalka Denmark oo 5000 doolar gaarsiiyey Guddiga abaaraha Puntland

Posted Date: 22 Jan 2017   in: news,Puntland,Somalia,World     0 Comments

Odense. 22/01/2017 Jaaliyadda Puntland ee magaalada Odense ee dalka Danmark ayaa deeq lacageed oo dhan 5000 oo doolar waxaa ay gaarsiiyeen guddiga abaaraha Puntland ee caasimada magaalo madaxda Puntland ee Garowe.

Jaaliyada Odense oo ah mid mar kasta qeyn libaax ka qaada u gargaarida walaalahood soomaaliyeed. Sida aad og jaaliyadu gargaarkii u dambeysey waxay direen 10000 oo doolar si wax loogu qabto qeybaha kala duwan bulshada puntland.

Jaaliyada Puntland ee magaalada Odense ee dalka Denmark waxay mar kasta ka jawaabtaa baaqyada ka soo baxa dowlada Puntland sida baaq ay soo saareen Guddiga Abaaraha Puntland.

Wariye Farah Yassin Osman

Odense – Denmark

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7