Somaliland oo Caynaba ka kaxaystay Labo Arday oo Puntland ah

Posted Date: 12 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Wararka ka imaanaya Somaliland saaka ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Jeeganta ay kala dagen gaadiidka dadweynaha Magaaladda Caynaba labo wiil oo Arday Reer Puntland ah ,kuwaas oo ku socday magaaladda Hargeysa.

Maleeshiyaad katirsan Somali diidka Hargeysa aya qabtay labadan dhalinyayarada ah iyado an la ogayn halkay geyeen ilaa iyo hadda ,wararka qaar ayaa sheegaya in Hargeysa la geyaay halka Wararka qaarna ay shegayaan in Xabsi la dhigay.

Qabashadda labada wiil ayaa kusoo beegmaysa xili Faysal dhurwaa uu horey u cadeyaay in la laayo Ardayda Reer Puntland ee ku sugan ama wax ka barata Somaliland.

Wixii kusoo kordha Allidamaale kaalsoco insha alllah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7