Keating oo Muqdisho ku Macasalemeyey Xasan sheekh (Sawiro)

Posted Date: 12 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Ergayga gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Wadanka Soomaaliya Micheal Keating Ayaa Sagootiin iyo Samirsiin ugu Tegay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isilwasaare CCC,.

Waxa uu uga mahad ciliyay dadaalki iyo waxqabadkii mudaadii ay xilka u hayeen qaranka Soomaaliya masuuliyiintaasi.

Waxa uu sidoo kale Keating uu intaasi kadib uu u tagay gudoonka Barrlamaanka dalka isga oo ugu hambalyeeyay isbadalka ay keeneen.

Keating ayaa shalay la kulmay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo

Allidamaale