Kooxda Daacish oo la Wareegtay Degaan katirsan Gobalka Bari

Posted Date: 17 Apr 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Warar hadda ina soo gaaray ayaa waxaa ay sheegayaan in Kooxda Daacish ay la wareegeen deegaan lagu magacaabo Dasaan oo u dhow degmada Qandala.

Dagaalamayaasha ayaa dagaala’aan la wareegay waxaana gudaha u galaya Daacish badan oo hubeysan sida dadka deegaan ka ay xaqiijiyeen.

Gobolka Bari ee Puntland waxaa qaybo kamid ah ku sugan Dagaalamayaal taabacsan Daacish waxaana dhawaan laga saaray Degmada Qandala ee Gobolka Bari.

Allidamaale