Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay

Posted Date: 31 Dec 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Guddiga Ansixinta Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhawayd waxa ay shaaciyeen liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ee 66ka ka kooban .

Shacabka ku dhaqan gobolada Puntland iyo daafaha caalamka ayaa aad indhaha ugu hayay nooca Xildhibaanada Puntland ay noqon donaan .

Gudiga ayaa sheegay in hanaanka soo xulista xubnahan ay u mareen nidaamkii saxda ahaa ee loo soo xuli jiray Baarlamaanka Puntland .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7