Maamulka Somaliland oo ka hadlay dagaalka ka dhacay gobolka Sool

Posted Date: 24 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     0 Comments

Maamulka Somaliland ayaa ka hadashay dagaal labo beelood muddo labo maalmood ah ku dhexmarayay koonfurta magaalada Laascaanood.

Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay ciidamo u diraayaan deegaanka ay colaadda ka taagan tahay isla markaasna ay ka qayb qaadanayaan joojinta colaadda.

illaa iyo haatan waxaa ku dhintay dagaalkaasi dad gaaraya 55 qof , in ka badan 85 kalena way ku dhaawacmeen sida maamulka gobolka Sool uu u xaqiijiyay saxaafada.

Waxaa soo baxaya baaqyo nabadeed oo ku aadan joojinta colaadan ka soo cusboonaatay deegaano ka tirsan gobolka Sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7