Madaxa Hay’adda UNHCR oo soo gaaray Muqdisho

Posted Date: 17 Dec 2017   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa manta ka soo degay Garoonak Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Filippo Grandi; waxaa Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda C/Qaadir Axmed Kheyr,Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mechel Keating iyo xubno kale.

Wafddiga ka socda UNHCR ee maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaa ka mid ah Maxamed Cabdi Afeey oo ah Wakiilka UNHCR ee geeska Afrika.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale