Sawiro:- Madaxda Hiirshabeele iyo Galmudug ayaa daqiiqado kahor ka dagay Baydhabo

Posted Date: 13 May 2018   in: news,Somalia     0 Comments

Madaxweynayaasha maamulada Hiirshabeele iyo Galmudug ayaa daqiiqado ka hor ka dagay garoonka magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxda iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa si diiran ugusoo dhaweeyay masuulta garoonka Baydhabo.

Sko dhaweyn ka dib ayaa loosii galbiyay aqalka martid oo barito uu ka furmi doono shirku wada tashiga maaamulgoboleedyada.

l

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale