Madaxweye Gaas iyo wafdigiisii uu hogaaminayay oo Garowe lagusoo dhaweeyay

Posted Date: 02 Nov 2014   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdigiisii uu hoggaaminayay ayaa saaka si diiran loogu soo dhaweeyay caasimada Puntland ee Garoowe. Madaxwyane ku xigeenka Puntland ahna kusimaha kuaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdulahu Xaaji Cumar Camey, Afhayeenka Baarlamaanka, Xubnaha labada golo ee dowlada Puntland, Saraakiisha ciidamada iyo qaar ka tirsan shacab weynaha ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay Wafdiga Madaxweynaha Garoonka diyaaradaha ee Garoowe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7