Madaxweynaha Gaas oo Magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Ee Barlamaanka Puntland

Posted Date: 03 Dec 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay guddiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee gollaha wakiiladda Puntland, Waxayna ka kooban yihiin 8 xubnood.

Xubnaha La Magacaabay;

Caaqil Cismaan Ismaaciil Barre -Guddoomiye

Maxamed Cabdikariim Maxamuud Xubin

Burhaan Maxamuud Cilmi Xubin

Caydaruus Axmed Faarax -Xubin

Axmed Cali Cabdullaahi – Xubin

Maxamed Abshir Garaad Maxamed- Xubin

Xaaji Xuseen Cali Xassan- Xubin

Maxamed Cabdulqaadir Cismaan -Xoghayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7