Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo Gaaray Cadaado maanta

Posted Date: 11 Dec 2017   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta Gaaray magaalada Cadaado ee KMG ah ee Galmudug.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiiro, Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka Baarlamaanka.

Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Cadaado ayaa ka qeyb qaatay soo dhaweynta Madaxweyne Xaaf.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale