Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay dagaal beleedyada kaso Cusbonaday Hiraan

Posted Date: 17 Jun 2017   in: news,Somalia     Comments Comments

-Madaxwaynaha dawladda soomaliya maxamed cabdullahi farmaajo oo shalay salaada qudbada kula dugtay boqolaale dadwayne masaaajidka isbahaysiga islaamka ayaa waxa uu sheegay in dhibtaada dalkeena ka jira iyo goobaha ay al shabaab ay ka haystaan gobalada dalkeena saoomaliya qaybo kamid ahi aysan waxba ka qaban Karin ciidamda shisheeye ee dalka u joogo nabad ilaalin blse ay xorayn karaan kaliya ayuu yiri dalka ciidmada xooga soomaliyeed haday helaan taageerida shacabka soomaliyeed.

Madaxwayne farmaajo ayaa tibaaxay shacabka soomaliyeed iyo dawladooda haday is garabsadaaan ay wax badan ka qaban karaan dhibaatada daashatay dalka islamarkaana hormar waara ay kusoo dabaali karaaan.

Maxamed cabdullahi farmaajo madaxwaynaha dalwladda soomaliya ayaa waxa uu ugu baaqay shacabka soomaliyeed ee ku dagaalamaya qeebo kamid ah gobalada dalkeena soomaliya inay ku joojiyaan colaada si shuruud la,aan ah maadaama dad soomaliyeed ay geeriyoonayaan.

Hadalkaan madaxwaynaha dawaldda soomaliya maxmaed cabdullahi farmaajo ayaa yimid kagadaal markii ay ka soo cusboodaaneed qaybo kamaid ah gobalada hiiraan mudug labada shabelle colaad beeleed sbababatay dhimashada dad fara badan oo kuwaasi oo aanan waxba galabsan.

Allidamaale