Madaxweyne Gaas oo Shaqadii ku celiyeey Taliye Erag oo Horey Shaqada Joojiyeey

Posted Date: 07 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta shaqadiisi kusoo celiyeey Taliyihii ciidanka Booliska Puntland Cabdulqaadir shire Faarax kaas oo horey madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Erag shaqada uga joojiyeey.

Akhriso Warsaxafadeedka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale