Madaxweynihii Hore ee Puntland Gen Cadde Muuse oo Aas Qaran lagu sameyeey Boosaaso (Sawiro)

Posted Date: 14 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Allaha U Naxariistee Aas Qaran oo Aad u Balaaran ayaa Maanta Loo Sameeyay Marxuum, Gen. Maxamud Musse Xirsi (Cadde Muuse), Madaxweynihii Labaad ee Soo mara Puntland,

Madax Ka socota Dowladda Somaliya, Puntland, Isimo, Dowlad Goboleedyada Qaar iyo Boqalaal Qof oo Somali ah Ayaa Goobjoog ka Ahaa Aaska Marxuumka

Allidamaale