Maraykanka oo ka Hadlay Qaraxii Dhawaan ka Dhacay Baraawe.

Posted Date: 15 Apr 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Hadal-qoraal oo uu Hawlgalka Maraykanka ee Somalia maanta soo dhigay Bartooda Twitter-ka ayaa lagu sheegay inay si kulul u cambaaraynayaan Qaraxii maalintii Khamiista ee la soo dhaafay ka dhacay Garoonka magaalladda Baraawe ee Gobalka Sh/hoose, oo ay 5 Ciyaartoy ku geeriyootay, halka ay Tobanaan kale ku dhaawacmeen.

Hawlgalka Maraykanka ee Somalia US mission in Somalia) waxay kale oo ay sheegeen inay Tacsi u dirayaan dhamaan Qoysaska iyo saaxiibadda dadkii ku geeriyodoay qaraxaasi, waxayna kuwii dhaawacmay u rajeeyeen Caafimaad Degdeg ah.

Dhinaca kale, Xarakadda Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarixii ka dhacay Garoonka magaalladda Baraawe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7