Maxay tahay Sababta Puntland uga amuusantahay qabashada Tukaraq?Allidamaale waxay qadaysa waraysiyo qurbajoogta doorkooda ?

Posted Date: 21 Feb 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia,Somaliland     0 Comments

Tan iyo markii maamulka Somaliland qabsaday Kastamkii Puntland ee Tukaraq ayaa waxaa jirra su’aalo baddan oo shacabka Reer Puntland dal iyo dibadba is weydiinyaan oo ah maxay Puntland talaabo u qaadi la’adahay oo dhulkeeda uga difaaci weyday cadowga.

Hadaba Qaar kamid ah qurbajoogta Reer Puntland ayaa qaba arragti ah in xukumadda DR Gaas ka gaabisay difaaca xuduudkeeda,isla markaana shacabku ay ka niyad jabeen xukumadda,walo wakhti yar u harsanyahay Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Mudane Gaas intuu xilka Madaxtinimo hayaay wuxu qabtay waxyaabo baddan oo hormar ah dhinaca kabaayasha dhaqaalaha ,wuxuna hirgaliyaay garoomo ,laamiyaal iyo heshiisyo caalami ah oo hormar u ah shacabka Puntland.

Hadabba muwaaadin sidee kula muuqata Difaaca dhul udug ,mase doonaysa inaad ka hadasho xalaadda Puntland,adigo cidna ku xadgudbayn.

Fadlan Nagalaso xirir Tel somalia +252907781253

email m.lakiman@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7