Meydka Marxuum Baribari oo hada laga duuliyay Muqdisho

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Allahay ha u naxaariistee Marxuum Yuusuf Baribari ayaa meydiikiisa daqiiqad ka hor laga qaaday magaalada Muqdisho ee xarunta dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Meydka Marxuum Baribari ayaa waxaa garonka diyaaradaha Muqdisho kusii sagootiyay Ra’isul wasaare Sharma’arke iyo golihiisa wasiirada ee dowladda Federalka iyo dadweyne tirabadan oo aad uga xumaa dilka Marxuumka.

Sedexdii diyaaradooda ee u duulayay Garoowe ayaa waxaa iminka duulay labo diyaradood oo mid ka mid ah sida Meydkii allaha u naxariisto Marxuum Yuusuf Maxamed Ismaaciil Baribari, halka mid kalena ay qaaday masuuliyin ka tirsan labada ee dowladda federaalka ee soomaaliya iyo dad weyne kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7