Militariga Soomaaliya oo iskaga baxay deegaanka Janaale

Posted Date: 25 May 2015   in: Somalia     0 Comments

Wararka laga helayo degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga Soomaaliya ay iskaga baxeen Degaanka Janaale oo ay horay gacanta ugu hayeen.

Ciidamada  ka baxay degamada Janaale ayaa u jihaystay Dhanka Degmada Qoryooleey ee isla gobolka Shabellaha hoose,iyadoo aan la ogeyn ujeedka dhabta ah ee ka dambaysta kabixida Ciidamada Dowladda ee Janaale.Al-shabaab ayaa ayaa dhankeeda sheegtay in Degaanka Janaale ay hada Maamulaan Xarakada Al-shabaab oo markii ay ka baxeen Ciidamada Dowladda ay iyagu qabsadeen.

Al-shabaab ayaa dhawaan la Wareertay Degaanada Mubaarag iyo Aw-dheegle,iyadoo markii danbe Al-shabaab ay iskaga baxeen. sidoo kale waxay weerar ka fulisay dalka Kenya oo ciidamo ka joogaan dalka Soomaaliya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7