Musharixiinta (MMP) Puntland 2019 oo Warsaxafadeed soo saaray (Akhriso)

Posted Date: 11 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Warsaxafadeed maanta oo arbaco ah ay soo saareen Qaar kamid ah musharixinta u tartamaysa Jagadda Madaxtinimadda Puntland 2019,ayaa waxay kaga hadleen xaaladda Puntland,iyo xiriirka Federaalka iyo dowladda Puntland,iyago musharixinta warsaxafadoodkooda kaga hadlay Arrimo baddan oo Xasaasi ah.

HALKAN RIIX OO KA AKHRISO MUSHARIXINTA PUNTLAND MMP 2019 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale