Musharrax Cali Xaaji: ” Nin shandad sita oo dibadda kayimaday Walaahi inuusan Madaxweyne Noqonayn

Posted Date: 09 Dec 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Musharax Cali xaaji ayaa si kulul uga hadlay xaladda Puntland iyo musharrixinta qurbajoogta ah ee dalka waxba u qaban balse uso shaqa taga shacabka Puntland.

Musharrax Cali Xaaji: ” Nin shandad sita oo dibadda kayimaday Walaahi inuusan Madaxweyne Noqonayn”ayuu yiri cali xaaji warsame.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7