Masuliyiinya DPL oo ka qeyb galay aaska Qaran ee Garoowe loogu sameeyey Allaha unaxariistee Bari Bari

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Puntland     0 Comments

Munaasabaadan Aaaska qaran ah ee lagu aasay Allaha u naxariistee Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil Bari Bari maanta waa mid Taariikhi ah isla markaana Fariin cad u ah wadajirka iyo xoojinta shacabka Puntland in ay tahay mid aad muhiim u ah aadna loogu baahi qabo, ninkii moodaya in 1991 waxii naloo geystay ay ku ekeeyd xasuuqa nalaku hayo saaka ha u caddaato in aysan wali fari ka qodneyn.

Nin culus ayaa meesha ka baxay balse shacabka Puntland wey sara kacayaan, waxna iskama baddalayaan halgankooda xaqa ah, hase yeeshee waxaa laga doonayaa shacabka in ay adkeeyaan wadajirkooda iyo walaalnimadooda si ay isaga difaacaan cadawga.

dhiigga shacabka intii horey kibirka loogu daadiyay iyo dibaaxa birri ma geydada hanoqoto wax cibro qaadash noogu filan.

Dowaldda Puntand waxaa ku waajib ah in ay Taalo qaran iyo Astaan u sameyso Halyeey Marxuum allaha u naxariistee Dr. Yuusuf Maxamed Ismaaciil Bari Bari, hadey doonayaan in ay taarikhdu xusto.

  Meydka.Baribari-1   

Meydka.Baribari

Meydka.Baribari2

Meydka.Baribari3

Meydka.Baribari4

Meydka.Baribari6

Meydka.Baribari7

Meydka.Baribari8

Meydka.Baribari9

Meydka.Baribari10

Meydka.Baribari11

Meydka.Baribari12

Meydka.Baribari-2

Meydka.Baribari-3

Meydka.Baribari-4

Meydka.Baribari-5

 

Meydka.Baribari-4

Meydka.Baribari-03

Bari.Bari.Aaskii6

Meydka.Baribari-6

Meydka.Baribari-02

Meydka.Baribari-03

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7