Ogeysiis: Dhamaan Walaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan‏

Posted Date: 07 Jul 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Dhammaan walaalaha muslimiinta iyo ummada somaliyeed waxaan ka codsanayaa in ay u gargaaraan ummada ku dhibaateysan wadanka somaliya waxaan kala oo ka codsanayaa in hadda lagu jiro Tobankii danbe ee ramaadan walaalayaal Afuriya, dadka Masaakiinta ah iyo Weliba waxaan raacinayaa in caruurta yaryar ee somaliyeed ee aan heysan dhaqaale, isla markaas aan heysan wax ay ku ciidaan in laga farxiyo walaalyaal adduunkaan waa laga tagayaa inta aad joogta adduunkaan oo aad wax heysato u gargaara dadkaas masaakiinta ah
By Danjire Abdullahi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7