Dhagayso:-Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Amaan u jeediyay dhamaan Ciidamada qalabka sida ee Puntland

Posted Date: 05 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa bogaadin ujeediyey dhamaan ciidanka qalabka sida ee dawladda Puntland meel kastay joogaanba, waxaana uu sheegay Madaxweynuhu in markaste Ciidamada ay u taaganyihiin difaacida Dalkooda kuwaas oo gacanta ku dhigay iyagoo is garabsanaya fal-denbiyeedyo tiro badan oo ay soo abaabuleen Al-shabaab.

Sii Akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay wakiilka Q.M ee Somaliya

Posted Date: 05 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating.

Sii Akhri

Dhaqaatiir Cusub oo ka Howgalaya ispitalka guud ee Gobalka Mudug

Posted Date: 05 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Agasimaha ispitalka guud ee Gobalka mudug Dr Maxamed Xuseen Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu faahfahin ka baxiyay dhakhaatiir Cusub oo ku soo biirtay ispitalka guud ee Gaalkacyo kuwaasi oo qaban doona Adeegyo kala duwan oo aad ay aad ugu baahnaayeen Bulshada kunool Magaalada Gaalkacyo baahnaa .

Sii Akhri

Ciidanka AMISOM la geeyay Garoonka diyaaradaha Cadaado

Posted Date: 05 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug waxaa shalay gelinkii dambe gaaray taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya Cismaan Nuur Subagle.

Sii Akhri

Somaliya iyo Suudaan oo sameynaya dalladda dhaqaalaha ee Geeska Afrika

Posted Date: 05 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sudan ayaa caawa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Mudane Cumar Xasan Al-Bashiir.

Sii Akhri

Madaxweynihii Hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo dhaliilay shirkaddaha Ganacsiga

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Garoonka diyaaradaha cusub ee magaalada Garoowe ayaa lagu daahfuray wajigii ugu danbeeyey ee dhismaha garoonka diyaaradaha Garowe.

Sii Akhri

Dowladda Puntland oo ka Hadashay Xeerka isgaarsinta oo uu Saxiixay Madaxweynaha Federaalka

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wasiir Dowlada Wasaarada Warfaafinta Dowlada Puntlad C/fitaax Nuur Ashkir oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka hadalay Mowqifka Dowlada Puntland ee Xeerka isgaarsiinta uu dhawaan Saxiixay Madaxweyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta u duulay Suudan

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya Soomaaliya ayaa Maanta ka duulay Garoonka Dyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda Caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum.
Sii Akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Kormeeray Kawaanka Xoolaha ee Magaalada Boosaaso.(Sawiro)

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 04 October 2017 kormeeray kawaanka xoolaha ee magaalada Boosaaso oo laga hirgeliyey dhismihiisa magaaladaasi.

Sii Akhri

Shir ku Saabsan hormarinta Farsamadda Gacanta oo Garowe ka Furmay (Sawiro)

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Shirka wadatashiga horumarinta farsamada gacanta ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe, waxaana kasoo qeybgalay Madaxda Wasaaradda,Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha,Masuuliyiin ka socota Shirkadda Isgaarsiinta Golis,Hay,addaha wada shaqeynta la leh Wasaaradda iyo Marti sharaf kale.

Sii Akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Abaalmarin Gudoonsiiyey Ciidamo Ka Tirsan Boolis Gobolka Bari Iyo PMPF.(Sawiro)

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 October 2017 gudoosiiyey shahaado sharaf iyo abaalmarin kale ciidamo ka tirsan Booliska gobolka Bari iyo PMPF ee cidamada badda Puntland, waxaana ay ciidanka ka koobnaayeen saraakiil, saraakiil xigeeno iyo dabley oo tiradoodu dhammayd 64 askari.

Sii Akhri

Daawo:- islaan Ciise oo Shacabka Garowe ugu Baaqay dhamaystirka Garoonka Diyaaradaha Garowe

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid ah isimada soo jireenka ah ee Puntland ahna Isinka guud ee gobolka Nugaal ayaa farriin muhiim ah u diray dhammaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka, ganacsatada iyo dowladda Puntland.

Sii Akhri

Xildhibaan Indha yare “Galmudug waxay qarka u saaran tahay Dagaalo”

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Xiisadaha Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda Galmudug ayaa cirka isku sii shareereysa Maalinba Maalinta ka dambeyso, Xildhibaan Cabdi Xasan Cilmi Indha Yare oo kamid ah Baarlamaanka Galmudug oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Marxalado amni daro beeri karta uu dhex maquuranayo Maamulka Galmudug.

Sii Akhri

Wasiirka Maaliyadda oo is-hortaagay barnaamijka dakhli kordhinta Gobolka Banaadir

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa la sheegay inuu is hor-taagay qorshaha Gobolka Banaadir loogu kordhinayo miisaaniyadda, gaar ahaan dakhliga uu ka helo Dekeda Muqdisho.

Sii Akhri

Wasiirad Amina Maxamed oo ka mid noqotay lataliyayaasha Q.M

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wasiiradda arrimaha dibadda dalka Kenya ayaa ka mid noqotay lataliyayaasha Madaxbanaan ee Qaramaada Midoobey kala talineysa arrimaha horumarinta,Dhaqaalaha,Cimillada iyo nabadda.

Sii Akhri

Daacish oo sheegatay weerar xalay ka dhacay Boosaaso

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ururka Daacish ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerar xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,kaas oo lagu dhaawacay Taliye ku xigeenka Saldhigga Boosaaso sidoo kalena lagu dilay Qof shacab ah.

Sii Akhri

Xildhibaanada Galmudug oo ku kala qeyb samay go’aankii Maxkamadda Sare

Posted Date: 04 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku kala qeyb samay go’aankii Maxkamadda Sare ay ku ansixisay dhammaanba xil ka qaadistii Madaxweynaha Galmudug, Ku xigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka in ay yihiin kuwo sharci ah.

Sii Akhri

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Lagu Magcaabay Agaasimeyaal Guud.

Posted Date: 03 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu Magcaabay Xeer Madaxweyne Lr-105 October 03 2017, Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga iyo Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha.

Sii Akhri

WFP oo raashinka ka jareysa Qaxootiga Dhadhaab

Posted Date: 03 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Barnaamijka Cuntada Adduunka ee Qaramada Midoobey ayaa shalay ku dhawaaqday in ay dhimeyso 30%Raashinka ay Hay’addu siiso Qaxootiga u badan Soomaalida ee ku nool xerada Dhadhaab ee dhulka Soomaaliya ee ay Kenya maamusho.

Sii Akhri

Daacish oo sheegatay Masuuliyadda Weraarkii Las vegas

Posted Date: 03 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ururka Daacish ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerarkii ka dhacay magaalada Las vegas ee Dalka Mareykanka,halkaas oo ay ku dhinteen 60 Qof 500 oo kalena lagu dhaawacay.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay khilaafaadka siyaasadeed ee xilligan dalka jira

Posted Date: 03 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay khilaafaadka siyaasadeed ee xilligan dalka jira oo marba marka ka dambeysa kor u sii kacaya.

Sii Akhri

Xildhibaano booqday Askartii lagu soo dhaawacay weerarkii Bariire (Sawiro)

Posted Date: 03 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho, oo lagu daaweynayo Askartii ku soo dhaawacantay dagaalkii 29-kii September ka dhacay degaanka Bariire.

Sii Akhri

Dhalinyaradda Gaalkacyo oo Wali Wada Qurxinta Wadooyinka Laamiga ah (Sawiro)

Posted Date: 02 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Dhalinyaradda Magaaladda Gaalkcyo oo ah ubaxa dalka ayaa wali kawadda magaaladda Gaalkcyo qurxinta iyo hagaajinta wadooyinka laamiga ah ee magaaladas ,waxaana habeen iyo maalin u taganyihin hormarka magaaladda.

Sii Akhri

DEG DEG:- Taliyihii Ciidanka Airporka Gaalkcyo C/salaan sanyare oo la dilay

Posted Date: 02 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wararka Nagaso gaaraya magaaladda Gaalkcyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in askari katirsan ciidanka garoonka diyaaraha gaalkcyo uu dilay taliyihi Garoonka diyaradaha Gaalkcyo Cabdisalaan sanyare waxaana la sheegay in askariga dilka geeystay uu kaso kacay hurdo xiligu dilayeey taliyaha iyo askar la fadhiday.

Sii Akhri

Page 10 of 317« First...89101112...203040...Last »

Allidamaale