Qarax lagu dilay Ciidamo Kenyan ah

Posted Date: 18 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa weerar gaadmo ah oo toos ah iyo mid ay u adeegsadeen miinada dhulka la galiyo ku qaaday kolonyo ay wateen ciidamada booliiska Kenya oo marayay magaalada Wajeer.

Sii Akhri

Maqaal:- Maxay Tahay Xaqiiqada Dhabta ah ee Taala Magaalada Jigjiga Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia.

Posted Date: 18 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxaan Qalinka U Qaatay Inaan Sawir Kagaga Bixiyo Muuqaalkii aan ka Aaminsanaa Magaalada jigjiga Wakhtigii hore iyo Sawirka aan ka qaatay xaqiiqada taala wakhtigan.

Sii Akhri

Mid ka mid ah beelaha dega Sool oo ciidamo ku wareejiyay Puntland (sawiro)

Posted Date: 17 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxaa maanta soo gaaray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ciidamo badan oo kasoo jeeda mid ka mid ah beelaha gobolka Sool oo ay ugu deeqeen maamulka Puntland, si’ay qayb uga noqdaan soo celinta deegaanada gobolka Sool ee gacanta ugu jira Somaliland.

Sii Akhri

Xildhibaano Barlamaanka Dowladda Puntland katirsan oo Shirkadda Dahabshiil ku edeyey Tageerida Somaliland

Posted Date: 17 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Xildhibaano katirsan barlamaanka Dowladda Puntland ayaa sheegay in Shirkadda Xawiladda lacagta ee Dahabshiil ay Somaliland ku tageerayso dhaqaalaha lagu galayo Dagaalka Tukaraq ,iyago sheegay in taas aysan marnaba u dul qaadan doonin.

Sii Akhri

Magaaladda laascanood oo lagu daadiyaay Waraaqo ku qornayeen ”Darwiish Lama Dulaysan karro Dagaalna Loogama Lib-Helo”

Posted Date: 17 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Magaaladda Laascanood ee Xarunta Gobalka Sool ayaa maanta lagu arkay Gudaheeda Warqado farabaddan oo lagu cadayanayaay dhibaatada lagu hayo shacabka Reer sool ,gaar ahaan Lascanood.

Sii Akhri

Dhegayso:-Waraysi Musharax Madaxweyne PL 2019 Siciid Cali Axmed Qurbaawi

Posted Date: 17 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Musharax Siciid Cali Axmed Qurbaawi oo kamid ah Musharixiinta u tartamaysa qabashadda Kursiga Madaxtinimadda Puntland Sanadka 2019 oo Waraysi dhinacyo baddan taabanaya siyay Radio daljir ayaa ka hadlay xaaladda Dalka .

Sii Akhri

Badda Magalada Berbera Oo Qaaday Laba Dhalinyaro Ah

Posted Date: 17 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Magalada Berbera ayaa waxa ay sheegayaan in Xeebta magaaladaas ay liqday laba wiil oo ka mid ahaa Dhalinyaarda Berbera.

Sii Akhri

Imaraadka oo 3 Bilyan oo Dollar Siinaya Ethiopia

Posted Date: 17 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Dhaxal sugaha Imaraadka Shiik Maxamed Bin Saayid iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa magaaladda Adis-ababa ku kala saxiixday Heshiis imaraadku uu ku siinayo 3 bilyan oo dollar oo deeq ah oo isugu jira lacago kaash ah iyo maalgalin.

Sii Akhri

Tacsi Marxuun C/saaq Nuux Maxamed ( Hantiile) Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Haweenk Puntland

Posted Date: 16 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Dawladda Puntland waxay ka tacsiyaynaysaa geerida ku timid Marxuun Cabdirisaaq Nuux Maxamed ( Hantiile ) oo ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Dawladda Puntland, Marxuunka ayaa galabta casarkii ku geeriyooday Caasimada Puntland ee Garoowe.

Sii Akhri

Daawo:- Somaaliya iyo Etoobiya oo Heshiis Kala Saxiiday

Posted Date: 16 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed oo maanta booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho & Madaxweyne Farmaajo ayaa goor dhow Warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyadda.

Sii Akhri

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Abgaalow” Gaalkcyo Hal Maamul oo kaliya kashaqayn Karra ”

Posted Date: 16 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Iyadoo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug uu soo hagaagayo Amaankeeda ayaa waxaa hawlgalo ka wadda Ciidamo ka kala tirsan Puntland,Galmudug iyo dawlada federalka Soomaaliya.

Sii Akhri

Axmed Madoobe oo ka hadlay Xiisada Tukaraq ,kuna Baaqay Wadahadal

Posted Date: 16 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Axmed Maxamed Islam “Axmed Madoobe” oo ah Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay xiisadda colaadeed ee Somaliland iyo Puntland ku dhexmaraysa degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Sii Akhri

Daawo:- Madaxweyne Gaas oo Muuse Bixi ku tilmaamay Nin Waalan oo Xil loo dhiibay

Posted Date: 16 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Puntlad Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maanta khudbad ka jeediyay Munaasabadii Ciida ee magaaladda Garoowe ayaa nin waalan ku tilmaamay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, wuxuuna ugu baaqay shacabka Somaliland inay iska qabtaan.

Sii Akhri

Isbaheysiga Sacuudiga oo qabsaday Garoonka Magaalada Xudeyda

Posted Date: 16 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dalka Yemen ee ay taageeraan isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa qabsadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Hudaida.

Sii Akhri

a’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo Muqdisho gaaray (Sawiro)

Posted Date: 16 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Sii Akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Fariin u diray Ganacsatada Jubbaland

Posted Date: 15 Jun 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa salaada ciida kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Masuuliyiin iyo dad shacab ah.

Sii Akhri

Michael Keating oo Rajo Wanaagsan ka muujiyaay Amniga Dalka

Posted Date: 15 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa ugu hambalyeeyay dhamaan dadka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga).

Sii Akhri

Farmaajo oo shacabka Somaliyeed ugu baaqay ka shaqaynta Amniga

Posted Date: 15 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta boqolaal Shacab ah Salaadii Ciida kula dukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka ayaa ka hadlay xaalada amni ee dalka iyo qaabkii ay ciidamada xasilinta u wajaheen sugida amniga intii lagu guda jiray Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Sii Akhri

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Salaada Ciidul Fidriga La tukaday Shacabka Casimada Garoowe.

Posted Date: 15 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka subax nimadii 15 June 2018 La tukaday salaadii ciidul fidriga shacabka ku dhaqan caasimada

Sii Akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul-Fidriga

Posted Date: 14 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Munaasabadda Ciidul-Firdiga ugu Hambalyeeyay dhammaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ee soo dhameystay bisha Barakeysan ee Ramadaan, isaga oo u rajeeyay in Allah uu ka aqbalo acmaasha Soonka.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

Posted Date: 14 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fitriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay ku gaaraan Caafimaad iyo Nabad buuxda.

Sii Akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 14 June 2018 shaaciyey in maalinimada berrito 15 June 2018 ay tahay ciid

Posted Date: 14 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 14 June 2018 shaaciyey in maalinimada berrito 15 June 2018 ay tahay ciid, hambalyona u diray ummada Muslim ka ah iyo shacabka Soomaliyeed munaasibada ciidul Fidriga darteed.

Sii Akhri

Daawo:- Waxgaradka Deegaanka Qardho ayaa ku wareejiyey Guddiga Taakuleynta Ciidanka Difaaca Puntland Calaf iyo Ciidan.

Posted Date: 14 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxgaradka Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ayaa maanta muujiyaay baal taarikhi ah kadib markii waxgaradku ay ciidan iyo calafba ku wareejiyeen Guddiga Difaaca Dowladda Puntland,iyado Degaano Baddan oo Puntland ah laga tageeray Dowladda Puntland dadaalkay ugu jirto xoreynta Gobalka Sool.

Sii Akhri

Daawo:- Xildhibaan Abshir Sadeq Garaad” Shacabka lagu Xasuuqayo Lascanood jeeganta way ka shalayn donaan”

Posted Date: 14 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Xildhibaan Abshir Saadeq Garaad oo kamid ah Guddiga difaaca Dowladda Puntland oo Warbaahinta Dowladda Puntland la hadlayaay ayaa ka hadlay Xusuuqa ay jeeganta kawaddan magaaladda Laascanood,isagoo sheegay in Jeeganta Talaabo addag laga qaadi doono.

Sii Akhri

Page 2 of 36312345...102030...Last »

Allidamaale