Dhageeyso:- Dad ku dhintay qarax Maanta ka dhacay Marko.

Posted Date: 07 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Wararka naga soo gaaraya dagmada marka ee Xarunta gobalka sh/hoose ayaa ku soo waramaaya in maanta qarax lagu beegtay Ciidamada amisom ee ku sugan dagmadaasi waxaana halkaasi ku geeriyooday hal qof waxaana sido kle ku dhaawacmay 4 ruux kle oo shacab ah Sii Akhri

Warbixin+Sawiro:-Marwo Caasho Geele oo Xalay casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha DPL

Posted Date: 07 Sep 2015   in: news,Puntland     Comments

Marwo Caasho Geele ayaa caawa oo ay taariikhdu tahay 6-9-2015 casho sharaf hoygeeda magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ugu sameysay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas . Sii Akhri

Madaxweynaha: ‘’Waan ka tacsiyeynaya geerida 45-ka askari ee dowladda Imaaraadka looga diley Yemen iyagoo gudanaya waajibkooda’’

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Muqdisho, 6 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray Madaxweynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayid Al Nahyan iyo shacabka Imaaraadka, isagoo uga tacsiyeeyay dilkii 45 askari oo waddankaasi u dhashey, oo ka dhacay dalka Yemen. Sii Akhri

(Dhageyso) Isimada PL oo ku Canbaareeyey DF ka aamusnaanta xasuuqa iyo Boobka lagu hayo shacabka

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,Puntland     Comments

Inkabadan 12-Isim oo kamida kuwa ugu tunka wayn Goobolka Mudug ee Puntland oo Jimcadii kaqayb galay Qado sharaf uu usameeyey Amiir Maxamuud Yussuf Ciise Beerta Raaxada ee uu Kuleeyahay Dagaanka Dhagaxya-cade Sii Akhri

Xidlhibaan Xoosh Jibriil oo sheegay in Jawaari uu musuq muusaqayo Mooshinka Madaxweynaha

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Xidlhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa wareysi khaas ah uu siiyay Golaha88 uu kaga hadlay mooshinka ka dhanka madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo doorshada la gacan ku rimiska ah ee Sii Akhri

Madaxweynaha DF oo Tababar u furay Saraakiil iyo Dableey katirsan Ciidamada Booliska

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Madaxweynaha dowlada Federaalka Xasan Sheekh Max’uud Ayaa Goordhow Muqdisho tababar ugu furay saraakiil iyo Dableey katirsan Ciidamada Booliska Soomaliya.

Sii Akhri

Dhageeyso:- Xeer Ilaaliyaha DF ” Waa sharci Daro in la boobo Dhulka umadda”

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Xeer ilaaliyaha qaranka Somalia Mudane Dr Ax;ed Cali Daahir oo Warbaahinta Shir Jara’id ugu qabtay Muqdisho Ayaa ka hadlay Muranada dhanka dhulka ah ee ka taagan Muqdisho. Sii Akhri

Deg Deg :- Al-shabaab oo dib u la wareegay Degmada Buuq Aqable Ee Gobolka Hiiraan

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Wararka naga soo gaaraya Degmada Buuq Aqble Ee Gobolka Hiiraan Ayaa ku waramaya in Ciidamo katirsan Al-shabab Ay dib u la wareegeen Goordhow Degmadaasi. Sii Akhri

Dowlada South Sudan oo 24-Saacadood Gudahood u qabtay in ay isga baxaan Qaxootiga Soomaalida Ee Dalkeeda ku sugan

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,World     Comments

Qaramada midoobeiyo Xukuumada koonfurta sudaan dadka ajaanibta ah ee kusugan  dalkaasi ugu baaqaday in ay uga baxaan dal;ka sudaan muddo dhan 24 saacadood.gar, ahaan xerooyinka ay leedahay qaramada midoobe ee unmiss kuwa ku jira. Sii Akhri

Madaxweynaha oo ka soo laabtey socdaalkii uu ku tagey Talyaaniga

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Muqdisho, 6 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu soo dhameystey booqasho uu ku tagey dalka Talyaaniga. Sii Akhri

Gudoomiyaha Baarlamaanka PL Mudane Siciid xasan shire oo soo gaaray Gaalkacyo

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,Puntland     Comments

Wafdi cukus oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Mudane Saciid Xasan Shire oo si diiraa loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Sii Akhri

Jaaliyada Jubbaland ee Aarhus oo qabtay Xaflad lagu taageerayo Madaxweyne Axmed Madoobe ( Sawiro)

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Xaflad aad loosoo agaasimey oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyada Jubbaland ee Magaalada Aarhus Dalka Denmark ayaa caawa waxay ka dhacdey Magalaad Aarhus, Xaflada oo ahayd mid lagu taageerayay looguna Hambalyeeyey Sii Akhri

(SOMALIA) Speaker Jawari under Pressure for Stalled Impeachment Motion‏

Posted Date: 06 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Political crisis are part of democratic system of governance but it can be avoided or properly managed by good quality leadership that adheres to the rule of law, good policy, and to a well-defined, transparent procedures, and practices Sii Akhri

Yuusuf Garaad Waan ka xumahay Dhib

Posted Date: 05 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Xalay waxaa aad ii damqay markii aan daawaday Sarkaal militeri ah, oo dalka u soo shaqeeyay, oo waayeel ah, oo jooga caasimaddiisa oo kamera horteed ku ooyaya. Waa Gaashaanle Sare Xaashi Bulxan. Sii Akhri

Tageer Musharax Ku xigeenka Duqa Qardho Mudane c/casiis xuseen garagoos

Posted Date: 05 Sep 2015   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Waxaa isku soo sharaxay ku xigeenka Duqa Degmada Qardho ee Xarunta Gobalka karkaar ee Dowlada Puntland.

Sii Akhri

Anoo Korneyl ah Ayaan waxaan ka cararayaa labo alifle Qabiilkiisa wata

Posted Date: 05 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Kornayl Xaashi Bulxan Maxamed (Xaashi Furre) waa mawaadin Soomaaliyeed oo ka tirsanaa saraakiishi Ciidmada Xooga Dalka ee Dowladdi dhexe ee Soomaaliya gaar ahaan Guutadi Madaxtooyada, waxa uuna Sii Akhri

Daawo Amiir Maxamuud oo Beertiisa ku taal Dhagaxyo-cadde ee Gobalka Mudug Qado sharaf ugu sameeyey Madaxweyne Gaas

Posted Date: 05 Sep 2015   in: news,Puntland     Comments

WARBIXIN+SAWIRRO : Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise ayaa Beertiisa oo ku taala deegaanka Dhagaxyo-cadde ee Gobalka Mudug maanta oo ay taariikhdu tahay 4-9-2015 Qado sharaf ugu sameeyey Madaxweynaha Dawladda Sii Akhri

Warbixino+Sawiro:- Madaxweyanaha PL oo Xariga ka jaray 2015/2016 ee Jaamacadda Global Science University ee magaalada Gaalkacyo

Posted Date: 05 Sep 2015   in: news,Puntland     Comments

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 5-9-2015 daahfuray Sanad Dugsiyeedka  2015/2016 ee Jaamacadda Global Science University ee magaalada Gaalkacyo ee Sii Akhri

Oohinta Kornayl Xaashi Bulxan Maxamed Furre Allah Kama Qarsoona

Posted Date: 05 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxaiis oo dhan iska leh: Kornayl Xaashi Furre… Waxaad ogaataa in Allah swtc uusan jeclayn Dulmiga ama Gardarrada waana xaqsoore caadil ah, ruuxii la yimaada xaqdarro Sii Akhri

Dawladda Iyo Saxaafadda Puntland (Maqaal Xiiso Badan)

Posted Date: 04 Sep 2015   in: news,Puntland     Comments

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Xaqiiqda aan cidina ka jeen jeensan karin waxay tahay in Dawlad kasta oo caalamkaan saaran waajibaadka dawladeed ee loo idmaday kan ugu horeeyaa Sii Akhri

Ra’isilwasaare Cumar C/rashiid oo Booqanaya Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Posted Date: 04 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa booqanaya Gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Sii Akhri

Madaxweynaha DF: ”Soomaliya iyo Talyaaniga dhinacyo badan ayay iska kaashan karaan”

Posted Date: 04 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Rome, 4 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Carwada Caalamiga ah ee ganacsiga iyo maalgashiga ee ka dhacaysa magaalada Sii Akhri

War Deg Deg Ah: Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka oo General Indho Qarshe Xilkii laga qaaday

Posted Date: 03 Sep 2015   in: news,Somalia     Comments

Muqdisho, September 3,2015——-Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, Sii Akhri

Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia ayaa shaacisay inay soo dhaweynayso shirkii wada-tashiga Puntland (Sawiro)

Posted Date: 03 Sep 2015   in: news,Puntland     Comments

Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia ayaa shaacisay inay soo dhaweynayso shirkii wada-tashiga Puntland ee maalmo ka hor lugu soo gaba-gabeeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Sii Akhri

Page 248 of 334« First...102030...246247248249250...260270280...Last »

Allidamaale