Maxkmada Ciidamada qalabka sida Ee Gobolka Hiiraan oo xukuno Dil Ah fulisay.

Posted Date: 27 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka laga helayo Magaalada B/weyne ayaa waxa ay sheegayaan in Maxkamada Ciidamada qalabka Sida  Ee Gobolka Hiiraan Sii Akhri

Warsaxaafdeed+Sawiro: Golaha wasiirada oo Shir ku yeeshay Muqdisho

Posted Date: 27 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Muqdisho, August 27.2015——Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Sii Akhri

Madaxweynaha: “Waxan ku dhiirigelinayaa dhalinyarada inay qoraaladooda u badiyaan wacyigelinta bulshada’’

Posted Date: 27 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Muqdisho, 27 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee magaalada Muqdisho oo lagu soo bandhigey buugaag ay qoreen qoreyaal Soomaaliyeed. Sii Akhri

Warbixino+Sawiro:- Madaxweynaha Puntland oo booqday Xabsiga ,Garoonka iyo Goobo Kale

Posted Date: 27 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-8-2015 kormeeray Xabsiga weyn , Xerada siinaay , ciidanka kamaan doosta ee Garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Sii Akhri

Ra’isilwasaare Cumar C/rashiid oo ku wajahan Magaalaad Kismaayo.

Posted Date: 27 Aug 2015   in: Jubbaland,news     0

Ra’isilwasaaraha Xukuumada Somalia Dr Cumar C/rashiid Cali sharmarke Ayaa Goordhow ku wajahan Magaalada Kismayo Ee xarunta Gobolka jubbada hoose. Sii Akhri

Madaxweynaha Somalia oo Maanta oo ku wajahan a Degmada Marko .

Posted Date: 27 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Warar aanu ka heleeyno ilo Xog-Ogaalka ah ayaa waxa ay inoo xaqeejiyeen in Madaxweeynaha Jamhuuriyada Somalia Mudane Xasan Sheekh Max’uud in uu Maanta ku wajahan Degmada Marko Ee Xarunta G/Sh/hoose. Sii Akhri

Faa’iidada Ay U Leedahay In Puntland Lacag Samaysato Q2aad

Posted Date: 27 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh

Qaybtii Kowaad ee qoraalkaan waxaa jawaab celin kasoo baxshay dad tiradoodu dhammayd 34 qof oo isugu jiray aqoon yahano maadi iyo diin kala ahaa, markaan u tixraaco aqoontay ii sheegteen… Sii Akhri

Madaxweynaha Somalia oo Booqashadii ugu horeeysay ku tagay Degmada Diinsoor.

Posted Date: 26 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Max’uud ayaa maanta socdaalkiisii ugu horeeyay ku tagay Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay. Sii Akhri

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo maanta qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub

Posted Date: 26 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Muqdisho, August 26.2015—–-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Carteh iyo wasiiro ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga, Waxbarashada, Qorshaynta, Diinta iyo Awqaafta, Sii Akhri

War Deg Deg Ah: Nabadoon lagu dilay Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka hiiraan

Posted Date: 26 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada B/weyne  Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Goordhow lagu dilay Mid kamid ah Nabadoonada Gobolka Hiiraan. Sii Akhri

Hooyo Soomaaliyeed oo ku dul umushay Markab dagaal oo Jarmalka laga leeyahay

Posted Date: 26 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Haweeney Soomaali ah oo ka tahriibtay caasimada dalka ee Muqdisho ayaa ku dul umushay markab laga leeyahay dalka Jarmalka kaasoo ka mid ahaa maraakiib kaqeybgalaysay badbaadinta kumanaan tahriibayaal ah. Sii Akhri

Shirka wada tashiga Puntland oo Maalintii 2-aad galay

Posted Date: 26 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Shirka loogu magic daray wada tashiga Puntland Ee uu shalay daah furay Madaxweynaha Puntland Dr C/wali Max’ed Cali Gaas Ayaa Maanta waxa uu galayaa Maalintii 2-aad. Sii Akhri

Warbixino+Sawiro:- Shirka Wada Tashiga Puntland oo Gal-kacyo ka furmay

Posted Date: 25 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25-8-2015 Daahfuray Shirweynaha Wada-tashiga Puntland wajigiisa koowaad Sii Akhri

Shirka Wada tashiga Umadda Reer Puntland oo Gal-kacyo ka furmaya

Posted Date: 25 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dowlada  Puntland, Mudane Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo booqasho ku jooga Magaalada Galkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Sii Akhri

Qurba joogta reer puntland oo isku diyaarinayaa ka qeeb galka xalfada airport Bandar Qaasim ee Bosaso (Sawiro)

Posted Date: 24 Aug 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Qurba joogta Reer Puntland gaar ahaan ree Australia oo sanadkan dhamadkisa isku diyaarinaya in ay ka dagi doonan airport cusub ee Bandar Qasim bosaso kana qayb-gali donaan furitaanka xafladda airport Bosaso.) Jaaliyada ayaa Sii Akhri

warbixino+Sawiro:- Madaxweynaha PL oo la kulmay wafdi ka socdo Dowlada Ethopia.

Posted Date: 24 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-8-2015 hoygiisa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug kula kulmay Sii Akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka oo Maanta kulan kuleh Xarunta Golaha shacabka Ee Muqdisho.

Posted Date: 24 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ayaa Maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Golaha shacabka Ee Magaalada Muqdisho. Kulanka Baarlamaanka ayaa sida uu qorshuhu yahay waxaa shir gudoomin Sii Akhri

Dagaalo culus oo xalay ka dhacay Degmada Afgooye Ee G/Sh/hoose.

Posted Date: 24 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye Ee G/Sh/hoose Ayaa sheegaya in xalay markale dagaalo culus ay ka dhaceen Duleedka Degmada Afgooye Ee G/Sh/hoose. Sii Akhri

Jaaliyada Jubaland ee Finland oo Taageero iyo Hambalyaba u Dirtay M/weynaha Jubaland (Sawiro)

Posted Date: 23 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu taageerayay Doorashada Madxwaynaha Dawlada Jubaland ee Soomaaliyeed mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa Xalay  ka dhacday Magaalada Helisinki.

Sii Akhri

Dowlada Jubbaland oo Deegaanadeeda ka Mabnoocday Universal TV

Posted Date: 23 Aug 2015   in: Jubbaland,news     0

War kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa gabi ahaanba deegaanada Jubbaland, gaar ahaan sedexda gobol ee kala ah Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo in uu ka hawlgalo taleefishinka Universal Sii Akhri

Faa’iidada ay leedahay in Puntland Lacag Samaysato‏

Posted Date: 23 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Shacabka Somalia, waa shacab aad ugu xeel dheer qaraaba xiriirinta iyo is deryeelidda ehelnimada, hab ka duwan shacabka ku nool waddamada inagu xeeran Sii Akhri

(Sawiro) M/weynaha DPL oo maanta kormeer ku kala bixiyay xarumaha Dawladda ee dadkii ku jiray laga saaray

Posted Date: 23 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Gaalkacyo;- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe si rasmi ah u kormeeray xarumaha Dawladda ee ku yaala magaalada Gaalkacyo, kuwaasi oo dhammaan laga saaray Sii Akhri

Jaaliyada Somaliyeed ee Kuwait oo la yaabay eexda Radio Muqdisho

Posted Date: 23 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Haddaba markaad gadaal u raacdaan hadalkii loo direy radio muqdisho oo ay u direen dadka howsha wax ka wadey ayaa halkaas waxaa ka muuqata in weli u muuqato ururkii gabdhaha Soomaaliyeed aanba la soo tibaaxin taasina ay la Sii Akhri

Dhageeyso+Sawiro:- Qaraxii Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Posted Date: 22 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa caawa Gudaha Magaalada Muqdisho ka dhacay Gaar Ahaan Agagaarka isgooyska Jubba Ee Magaalada Muqdisho ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Sii Akhri

Page 263 of 346« First...102030...261262263264265...270280290...Last »

Allidamaale