Madaxweynaha DF Xasan Sh. oo hadalo Xasaasi ah ka Jeediyay Shirkii Dhalinyarada

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shirweynihii Qaran Ee loogu hadlaayay Arrimaha Dhalinyarada oo Shalay ka furmay Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Soomaaliya. Sii Akhri

Kooxo Hubeysan oo Magalada Muqdisho ku Dhawacay Xusein Cirfo

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Somalia     0

Kooxo Hubeysa ayaa Wax ay Baabur uu Sarnaa Gudomiyaha Gobalka Galgaduud ee Dowlada Somaliya Xusen Cali Wehliye Cirfo ku Rasaseyey Wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Sii Akhri

Dhagayso;- Dowladda Puntland oo ka Hadashay Dagaaladii Buhoodle

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Puntland     0

Maxamed Xasan oo ah gudoomiyaha degmada Buuhoodle Ee Puntland ayaa U sheegay Allidamaale in Dagaal Xoogleh uu ka socdo magaaladda Buuhoodle,

Sii Akhri

Dhagayso;- Wasiirada Amniga iyo Arimaha Gudaha Dowladda Puntland oo maanta dib ugu laabtay Garowe

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Puntland     0

Waxaa maanta soo dhaweyn diiran loogu sameeyay gudaha magaalada Garoowe Caasimadda Dowladda Puntland Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Amniga dowladda Puntland kuwaas oo dalka dib ugu soo laabtay.

Sii Akhri

Faah faahin kooban oo ka soo baxeysa dagaalkii maanta ka qarxay Duleedka Degmada Buuhoodle Gobolka Ceyn

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Puntland     0

Sida ay wararka nagu soo gaarayaan waxaa laga helayaa faah faahinno kooban Dagaal saaka ka bilowday duleedka degmada Buuhoodle Dhanka xadka Somalia iyo Itoobiya.

Sii Akhri

Deg deg-Dhageyso: Xildhibaan Sanyare “Maamul Goboleed ayaan ka wadnaa Gobolka Bakool”

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Somalia     0

Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare oo ka tirsan Baarlamaanka dowladda federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa isagoo ku sugan degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool Wareysi uu bixiyay ku sheegay in xildhibaanada Sii Akhri

DEG DEG: Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland oo xilka Iska Casilay

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Puntland     0

Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Iyo Wershadaha Puntland Cabdirixmaan Jaamac Warsame ayaa iska casilay xilkii uu ka hayey Rugta,waxaana lagu sheegay Iscasilaadiisa arrimo gaar ah.

Sii Akhri

Kenya oo soo bandhigtay sawirada iyo magacyada 11-ruux oo weeraro qorsheynaya

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Somalia     0

Laamaha ammaanka Kenya ayaa baahiyay magacyada iyo sawirada 11 ruux oo aad loo doon doonayo, kuwaasoo lagu eedeeyay inay dambiilayaal yihiin, ayna maleegayaan weeraro argagixiso.

Sii Akhri

War Cusub:- Heshiis laga gaaray dagaalkii Baladweyne

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Somalia     0

Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa goob-joog ka ahaa hishiis rasmi ah oo ay ku gaareen Beledweyne waxgaradka beelihii

Sii Akhri

Tuuryare “Dhalinyarada is qarxiya Waxey ka Yimaadaan Qurbaha”

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Somalia     0

Taliyaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka somaliya Cabdi Raxmaan Maxamed Tuuryare Ayaa Isagoo ka hadlayay shirweynaha dhalinyarada soomaaliyeed ee ka soconaya muqdisho sheegay in badi dhalinyarada ey xarakada Sii Akhri

Maraykanka oo ka hadlay kacdoonka Oromiya ee Ka socda Ethiopia

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Somalia     0

Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay inay ka walaac santay rabshadihii ka dhacay deegaanka Oromiya ee Itoobiya ee galaaftay nolasha dad badan oo dowlada ku banaanbaxay.

Sii Akhri

DEG DEG:- Dagaal Kasocda Magaalada Buhoodle

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Puntland     0

Sida Ay sheegayaan Wararka Ka imaanaya Magaaladda Buuhoodle Ee Gobolka Cayn Waxaa Halkaasi Saaka ka qarxay Dagaal Beeled u dhaxeeya Labo Maleeshiyo beeleed.

Sii Akhri

Madaxweynaha Jubbaland ” 2016 waa Uur ay ledahay Somalia, waxayna ku foolaneysaa Kismaayo”

Posted Date: 19 Dec 2015   in: Jubbaland,news     0

Madaxweynaha Jubbaland ayaa si hufan ugaga hadlay xaaladaha Haatan ay mareyso Soomaaliya iyo ka hadalka hiigsiga doorashada xigta ee dalka ka dhici doonta sanadka 2016.

Sii Akhri

Wasaaradda Shaqaalaha iyo Ciyaaraha Puntland oo Orod Maraton ah ku qabatay Bosaso

Posted Date: 19 Dec 2015   in: news,Puntland     0

Daldhismaya, Horumar siyaado ah iyo nabagelyo buuxdaa dalka leh waxaa lagu gartaa calaamado ay ka mid yihiin bulsho leh yar iyo weyn oo gacmaha isu heysta wada jir, wada noolaansho iyo is ixtiraam, oo ay dhinac socdaan

Sii Akhri

Warbixin+Sawirro:Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo Gaalkacyo siweyn loogu soo dhoweeyey‏

Posted Date: 18 Dec 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii ballaadhnaa ee magaalada Muqdisho ugu maqnaa kaqayb galka shirarkii looga hadlayey aayaha soomaaliya  ayaa maanta 18-Dec-15 siweyn Sii Akhri

Banaan Bax Looga Soo Horjeedo dilkii Taliyihii Birmadka Ee Magaaladda Berbera Oo Ka Dhacay Magaaladdas.

Posted Date: 18 Dec 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa Shalay Galinkii Dambe ka Dhacay Magaaladda Bebera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Ee Maamulka Soomaaliland Banaanbax looga Soo Horjeedo Dilkii Alla Ha U naxariistee Marxuum Aadan Guuleed Talaabo.

Sii Akhri

Dowladda Marekanka Oo Taageertay 4.5 iyo Degaan

Posted Date: 18 Dec 2015   in: news,World     0

Mareykanka, ayaa wuxuu si diiran uu u soo dhaweeyay War Murtiyeedkii maalintii Arbacada laga soo saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran. Sii Akhri

Dhagayso:- Madaxweynihii Hore ee Somalia Sheekh shariif ” Dagaalada Baladweyne Hala Joojiyo”

Posted Date: 18 Dec 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed oo ku baaqay in la joojiyo Calaadaha Sokeeye ee ka bilaabatay Gobolada qaar ee soomaaliya
Sii Akhri

Beelihii ku Dagaalamay Gobalka Hiraan oo Maanta la Heshiisinayo

Posted Date: 18 Dec 2015   in: news,Somalia     0

Iyadoo Magaalada Baledweyne uu ka dhacay Dagaal u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood oo ku dagaalamay Xaafadda Howlwadaag ee Galbeedka Baledweyne ayaa waxaa la filayaa in maanta markii ugu horeeysay la isku keeno Dhinacyadii ku Dagaalamay Magaalada.
Sii Akhri

Dhagayso:- Agaasime Tigaana ” Waan kabaxnay Shir Xamar kafurmay Maanta “

Posted Date: 17 Dec 2015   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Waxaa Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomalia shir looga hadlayo dhalinyarada kaas oo ay ka qayb galayaan dhalinyarada ku sugan qaar kamid ah Gobalada dalka ,sida maamulada Gobalada iyo Dhalinyarada Koonfurta Somalia
Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Dhalinyarada Somaliyeed oo lagu Baaqay inay Amaanka ka shaqeeyan

Posted Date: 17 Dec 2015   in: news,Somalia     0

su’aalo lagu weydiinayay Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Max’ed Cabdulaahi Xasan Nuux ayna soo qaban qaabiyeen ururka Midowga Ardayda jamacadaha oo kaashanaya hay’adda Kimoonakis ayaa manta lagu qabtay Muqdisho.
Sii Akhri

Top News Axmed Madoobe iyo Barre Hiraale oo Xamar ku shiray

Posted Date: 17 Dec 2015   in: Jubbaland,news     0

Warar hoose aan helanay ayaa shheegaya in magaalada muqdisho ay kulan ku yeesheen Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale oo horey ugu dagaalamay Jubaland, kadib markii laga itaal roonaaday Barre Hiiraale.

Magaalada Muqdisho ayaa sladhig u ah kooxo ku feel garoobay siyaasada Punjub, lagana soo ceyriyay.

Sii Akhri

Daawo:- Madaxweyne Ku xigeenka PL Camey oo Buhoodle Lagu soo dhaweyeey

Posted Date: 17 Dec 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Wafdi uu hoggaaminayo madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta gaaray magaalada buuhoodle ,waxaana safarkiisa ku wehelinayey xildhibaano iyo safiirka itoobiya u fadhiya puntland
Sii Akhri

Dhagayso:- Garoonkii Boosaaso oo Gaba-Gabo ah & Kii Garowe oo ladhisi doono

Posted Date: 17 Dec 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Wasiirka wasaaradda garoomada iyo duulista hawada ee dowladda Puntland Xasan Xaaji Siciid oo maanta lahadalay Warbaahinta ayaa ka warbixiyey dhismaha garoonka diyaaradaha ee Boosaaso iyo kan magaalada Garoowe.
Sii Akhri

Allidamaale