Dhagayso:- Dooni u rarnayd Gacansato reer Puntland ah oo ku Degtay Meel u dhexaysa Yeman iyo Cumaan

Posted Date: 12 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxaa Degtay Doon u rarnayd Ganacsato reer Puntland, Taas oo Ku Degtay badda u dhaxaysa dalalka Yaman iyo Cumaan, iyadoo u soo markii hore usoo shiraacatay Dekeda Magaalada Bosaaso ee Puntland.

Sii Akhri

Daawo:- Maamulka D/Hoose Boosaaso oo Kashaqaynay Bilicda iyo Hormarka Boosaaso

Posted Date: 12 Nov 2015   in: news,Puntland     0

Labadii maalmood ee ugu dambeeyay iyo Maanat oo Khamiis ah magaalada Boosaaso xarunta gobolka Bari waxaa laga dareemayay ol olayaal ay wadeen saraakiil ka tirsan Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso kuwaas oo ka shaqeynayay qeybo badan oo ka mid ah Magaalada.

Sii Akhri

Dhagayso:- Ra”iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo su”aalo Kulul la Waydiyeey+ Muranka Badda Somalia

Posted Date: 12 Nov 2015   in: news,Somalia     0

Ra”iisul Wasaaraha Xukumadda Somalia Mudane Cumar Cabdirashiid oo ka qayb galay shir muhiim ah oo akdhacay malta ayaa ka hadlay ama wax laga waydiyeey Arimo Xasaasi ah oo quseeya xaalada dalka ,siiba muranka Badda ee udhaxeeya somalia iyo Kenya.

Sii Akhri

Sh Aadan Madoobe ” Kenya Baddii Wey Dhacday hadana waxay ku Darsatay……”

Posted Date: 12 Nov 2015   in: news,Somalia     0

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaankii KMG Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa sheegay in damaca Kenya ee ku aadan Badda Soomaaliya ay qeyb ka tahay Darbiga ay ka dhiseyso Xuduuda Soomaaliya, isagoo cadeeyay in dad Soomaali ay dalaal ka yihiin qorshaha ay Kenya ay rabto inay ku goosato dhul Soomaaliyeed.

Sii Akhri

Xildhibaan Goodax “Dalka Dowlad kama Jirto xildhibaankasta Qori ha Qaato”

Posted Date: 12 Nov 2015   in: news,Somalia     0

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay xaaladda dowladda Soomaaliya iyo go;aanada Baarlamaanka Federaalka oo aan waxba la dhaqan gelin, isagoo si cad u sheegay inaysan dalka ka jirin wax dowlad lagu sheegi karo.

Sii Akhri

Madaxweyne Xasan sheekh “Iskaashiga waddamada Jaamacadda Carabta Waa Muhim”

Posted Date: 12 Nov 2015   in: news,Somalia,Uncategorized     0

Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku xusey muhimadda iskaashiga u dhexeeya waddamada Carabta iyo dalalka Koonfuur America, oo uu sheegay in loo baahan yahay in sare loo sii qaado.

Sii Akhri

Qaar Kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka somalia o ku Baqay in Kenya laga saaro somalia

Posted Date: 12 Nov 2015   in: news,Somalia     0

Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo kamid Baarlamaanka Dowladda Fadaraalka islamarkaana ku jira Guddiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka ayaa ugu baaqay baarlamaanka inay ka hadlaan xadgudubka Kenya ay kawado gudaha Soomaaliya.

Sii Akhri

Shaqa Joojin lagu sameyeey Wariye Katirsan Somalichanel +Waa Maxay Sababtu

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Jaamac Daperaani waa Wariye madax bannaan oo ka tirsan tv-ga Somalichannel oo kamida kuwa afka Soomaliga ku hadla, waxaa bishan aan ku guda jirno ee November uu magaalada Garowe ka bilaabay dar-dargalinta Barnaamijka Deperani show oo lagu wareysto xubnaha siyaasiyiinta ee Somalida.

Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo Xariga ka jaray Daadejinta adeega Wadooyinka Puntland (Sawiro)

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11-11-2015 si rasmi ah xariga uga jaray mashruuca daadejinta adeegga wadooyinka Puntland .

Sii Akhri

Guddoomiyihii Gobalka Sh/hoose C/qaadir Sidii oo Xilka Laga qaaday Maanta

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta booqday magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa ku dhowaaqay wareegto uu xilka ugaga qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii.

Sii Akhri

XOG: Madaxweyne Xasan Sheikh oo Qanciyay Beelaha Hiiraan & SHabeelaha Dhexe

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Somalia     0

Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan ayaa Allidamaale.com u xaqiijiyay in madaxweynaha Soomaaliya uu qanciyay dad badan oo cabashooyin ka muujiyay dhismaha gudigii farsamada ee maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe loo sameynayo.

Sii Akhri

Mid kamid ah dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran Hindiya oo u dhintey cudurka qaaxada

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Somalia     0

Mid kamid ah 120 Soomaali loo haysto dambiyo ah burcad badeednimo ayaa ugu geeriyooday cudurka qaaxada isbitaal ku yaal dalka Hindiya.

Sii Akhri

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ka Bad Baday Weraar ismidaamin ah

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Somalia     0

Wararka kusoo dhacaya Warqabadka Warbaahinta Caalamiga ah ee Allidamaale ayaa shegaya in Lagu qaaday Weraar ismidaamin ah Kolonyo uu lasocday Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed shariif Xasan .

Sii Akhri

Baaq ku aadan wax ka qabashada saameynta dabeylihii ka dhacay Xeebaha oo lasoo saaray

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Kulan ka dhacay maanta Gudaha magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxaa loogaga hadlay khasaarihii ka dhashay duufaanadii is xigay ee ka dhacay gobolada Gardafuu iyo Bari iyo sidii wax loogu qaban lahaa.

Sii Akhri

Wasaaradda Dekedaha Puntland oo ka hadashay Dooni u rarneyd ganacsato reer Puntland ah oo degtay

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Wasaaradda Dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland ayaa faah faahin ka bixisay doon nooca ganacsiga ah oo u rarneyd ganacsato reer puntland ah taas oo ku degtay xeebaha sedax geesoodka ah ee badda .

Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo Guddi u saaray Qiimeynta waxyeelada Duufaanta

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwlai Maxamed Cali Gaas ayaa manta magacaabay gudi qiimeeya dhibaatada iyo saamaynta Duufaamahii ka dhacay Puntlabd labdii todobaad ee u dambeeyey, Guddigan ayaa tagaya dhamaan gobolada iyo deegaamada ay haleeshay duufaanta.

Sii Akhri

Tacsi:- Jaaliyadaha Somaalida Qaarada Yurub oo Tacsi kadiray Geeridii kutimid Alle Ha u Naxariiste Drs Idil Ladane

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Inaa lilaahi Wa ina ileyhi raajucuun , Qunsulka Guud ee Somaliya u Fadhiya Australia iyo New Zealand, Yoonis Yasin Hashi , iyo masuuliyiinta ugu saraysa jaaliyada Puntland ee Australia iyo New Zealand,oo ugu horeeyo masuul Said Shinle
Sii Akhri

Maqaal:- Bulsho Wada Siyaasi Ah! W/Q: Khaalid Foodhaadhi

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Anigoo ogsoon in Xaaladda siyaasadeed ee waddanka ay tahay mid kacsan taasi oo saameyn ku yeelatay qaybaha kala duwan ee bulshada, haddana waxa muuqatana in bulshada inteedii badnayd ay noqdeen kuwo ku foogan faalleynta siyaasadda amin kasta iyo goobkastaba.

Sii Akhri

Daawo:- Cali Khaliif Galeyr oo Isku Shaandheyn ku Sameeyay Golaha Wasiiradiisa

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Dr. Cali khaliif galaydh oo ah Madaxweynaha Maamulka Khaatuma ayaa Isku shaan-dhayn Balaaran waxa uu ku sameeyay Golaha wasiirada, Sidoo Kale madaxweynaha ayaa xilalka ka qaaday qaar ka tirsan Golihiisa Wasiirada.

Sii Akhri

Ex Wasiir Cali Xaaji Warsame Muxuu kayiri Doorashadii Guddoomiyaha Barlamaanka PL

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Wasiirkii Hore ee Waxbarashadda Dowladda Puntland ayaa ka hadlay Doorashadii shalay kadhacday Caasimada Dowladda Puntland ee Garowe,kaas oo lagu doortay Axmed Cali Xaashi,Cali Xaaji ayaa maqaal dheer ka qoray isbadalka kuyimid baralamaanka Puntland
Sii Akhri

Maqaal:- Soomaaliya ma sida Jannadaa?

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Soomaaliya iyo Jannada maxaa ka dhexeeya?

Sii Akhri

Lacag Tiro Badan oo Galabta Laga dhacay Shirkadda Golis Xarunta Garowe

Posted Date: 11 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Shirkada isgaarsiinta GOLIS ayaa galabta magaalada Garowe ay kaga dheceen Koox Hubaysan lacag dhan 95,000$ oo Dollar, Xili ay Lacagta gaari ku sideen Shaqaalaha shirkada ee xarumaha Laamaha Magaalada ku yaal.

Sii Akhri

Daawo:- Rabshado Sababay Dhaawaca 4 Ruux oo Ceerigaabo Kadhacay

Posted Date: 10 Nov 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Mudaharaadyo Xoogan Ayaa maanta ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee Gobolka sanaag, Kaas oo ay dadweyne badan isugu soo bexeen waxayna ku diidanyihiin Nidaamka madaxweyne siilaanyo.

Sii Akhri

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo lagu soo dhoweeyay Turkiga (Sawiro)

Posted Date: 10 Nov 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu soo dhoweynayay oo ka dhacday magaalada Ankara ee Caasimada Turkiga, waxaana Munaasabadan soo qaban qaabiyay Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Turkiga.

Sii Akhri

Page 274 of 377« First...102030...272273274275276...280290300...Last »

Allidamaale