Aragti ku aadan doorashyoon ka dhaca Soomalia 2016-ka.

Posted Date: 24 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Hadaan soo gudbiyo aragtidayda ku aadan Soomalia iyo 2016 ka. si aynu uga baxno dhibta ina soo haysatay mudo dheer, oo qaranimadeeni, midnimadeeni, sharafteeni iyo dadnimadeeni baabisay, waxaan ku talin lahaa arimahan Sii Akhri

Maqaal:-Ciidan iyo Caloolyaw Shacab

Posted Date: 24 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Inta aan Bilaabin Maqaalkayga aan diradda ku saarayo kagana hadlayo Ciidanka, inay akhristayaashu markasta maanka ku hayaan marna inaysan isku mid ahayn cidanka hadda dalka ka jira iyo kuwii hore. Sii Akhri

Somalia: Political leaders, their entourage and the depletion of the country’s resources.

Posted Date: 24 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Shortly before taking office, former US Secretary of State, Colin Powell, received a letter from George Kennan, Dean of the diplomatic corps, advising him against following the tradition of his predecessors whom he claimed had Sii Akhri

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Netherlands (Sawiro)

Posted Date: 24 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Muqdisho, 24 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjirah Sii Akhri

Sawiro: Gaas oo ka qeyb galay munaasibad lagu soo bandhigayey waxqabadka DPL ka fulisay Gobalka Mudug.

Posted Date: 24 Oct 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-10-2015 hotel uunlaaye ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ee Puntland uga qeyb-galay munaasibad Sii Akhri

Dhageeyso:- Dowlada Puntland” Wax Saameeyn ah naguma yeelaneeyso isku biirida Daacish iyo Al-Shabaab”

Posted Date: 24 Oct 2015   in: news,Puntland     0

Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Amniga Dowlada Puntland oo Wareeysi Gaar Ah Siiyay Warbaahinta Allidamaale.com ayaa waxa uu sheegay  in Aanay Wax saameeyn ah ku yeelan ku biiristii Al-shabaab ay ku beereen Kooxda Daacish. Sii Akhri

R.W. Xukuumada oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyay shirkii dhaqaale uruurinta Qaxootiga (Sawiro)

Posted Date: 24 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Muqdisho, October 24, 2015——-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib, safar ay ku tageen magaalada Brussels ee dalka Belgimka Sii Akhri

Dhageeyso:- R/W Sharma’arke ” Waa ay naga go’antahay in aan dib u soo cishano qaxootigeena”

Posted Date: 24 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Raisulwasaarada dowlada soomaliya Mudane Cumar C/rashiid cali sharmarke ayaa sheegay in xukuumadiisa ay Go’an tahay sidii loo soo celin lahaa soomalida wali qaxootiga ku ah  gudaha wadanka Kenya Sii Akhri

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland oo shirar kala duwan la qaatay masuuliyiin katirsan dowlada Finland (Sawiro)

Posted Date: 23 Oct 2015   in: news,Puntland     0

Wasiirka ganacsiga iyo war shadaha Puntland Abdiweli Hersi Indhoguran ayaa 21.10 safar shaqo kuyimid dalka Finland kadib markuu casumaad ka helay dalada qurbajoogta Puntland ee Finland.

Sii Akhri

Shirka Hanaanka doorasho ee Soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyey + Warmurtiyeed.

Posted Date: 20 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa lasoo gaba gabeeyey shirkii looga hadlaye hanaanka doorasho ee soomaaliya sanadka soo socda 2016-ka kaasi oo ay ka qeyb galeyeen mas’uuliyiinta sar sare ee dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada madaxweynayaashooda kuwaa oo ugu dambeyn isku afgartay:- Sii Akhri

Dhageeyso:-Maamulka Magaalada Garoowe oo ku dhawaaqay olole dib loogu soo cilinayo Bilicda Magaaladaasi.

Posted Date: 20 Oct 2015   in: news,Puntland     0

Duqa  Cusub caasimadda Puntland ee Garowe Mudane Xasan Maxamed Ciise Goodir oo maanta warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in Maalinta bari ah ay ka bilaabaneeyso olole balaaran oo dib loogu soo cilinayo bilicda Magaalada Garoowe. Sii Akhri

Dhageeyso:- Al-shabaab oo laga saaray Deegaano dhaca Bariga Gobolka Gal-Gaduud.

Posted Date: 20 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Deegaanada Dhaca Bariga Gobolka Gal-Gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Al-shabaab Laga saaray Deegaanada Wabxo iyo Deegaano dhaca Duleedka Degmadaasi oo Ay ku sugnaayeen Al-shabaab. Sii Akhri

Dhageeyso:- Waan Waan lagu dhameeynayo Dagaalkii B/weyne oo maanta halkaasi ka socoto.

Posted Date: 20 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo Ay Shalay ka dhaceen Dagaalo Qasaare Geeystay oo ay ku dhinteen in ku dhow 20 Ruux ayaa Maanta Waxaa Magaalada B/weyne laga dareemayaa waan waan lagu dhameeynayo Dagaaladaasi. Sii Akhri

Dhageeyso:- Saraakiil katirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Degmada Qoryooleey.

Posted Date: 20 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Maamulka degmada qoryoley ee Gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegay in  Maamulkooda ay  Gacanta ku dhigeen rag katirsan Al-shabaab oo ku dhuumaaleeysanayay Degmadaasi. Sii Akhri

Dhageeyso: – Gaadiidleeyda Muqdisho oo ay saameeyn ku yeelatay Roobabkii Ka Da’ay Muqdisho.

Posted Date: 20 Oct 2015   in: news,Somalia     0

24-kii Saac Ee la soo dhaafay Ayaa waxaa Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somalia  iyo Duleedyada Magaalada Muqdisho Waxaa ka da’ayay Roobab Maheegaan Ah oo saameeyn ku yeeshay isku socdoka Gaadiidka iyo Dadweynaha Ee Muqdisho. Sii Akhri

Warbixino+Sawiro:- Madaxweynaha DPL oo ka qeeybgalay Shirka Muqdisho

Posted Date: 20 Oct 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntlad Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas  Magaalada Muqdisho uga qayb galay Madasha Wada Tashiga Qaran ee Hanaanka Doorashada Soomaliya ee 2016, shirkaas oo saaka ka furmay xarunta QM ee magaalada muqdisho. Sii Akhri

Xaalada Magaalada B/weyne oo Maanta Dagan kadib Dagaal halkaasi ka dhacay

Posted Date: 20 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Xaalad daganaansho ayaa saakay laga dareemayaa Magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan oo shalay ay ku dagaalameen Labo maleeshiyo Beeleedyo wada daga Magaalada Beledweyne Sii Akhri

Roobab Maheegaan Ah oo Waqti Badan socday oo ka da’ay Muqdisho iyo nawaaxigeeda

Posted Date: 20 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaliya  ka da’aya roobka xilliga dayrta oo dhawaan ka bilowday qeybo kamid ah Gobolada dalka soomaliya Sii Akhri

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dawlada Puntland oo lagu soo dhoweeyay Oslo – Norway

Posted Date: 19 Oct 2015   in: news,Puntland     0

Waxaa magaalada Oslo ee dalka Norwey ka dhacday xaflad lagu soo dhoweynayey wasiirka ganacsiga iyo warshada dawlada Sii Akhri

Dhageeyso:- Gaadiidka Gobolka Sh/hoose oo Aan maanta shaqeeyneeynin

Posted Date: 19 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta uu hakad ku jira isku socdoka Gaadiidka isga kala goosha Degmooyinka Gobolka Sh/hoose. Sii Akhri

Dhageeyso:- Maamulka Ahlusunno Ee G/Dhexe oo Dhaliilay Shirka Muqdisho ka furmay

Posted Date: 19 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe Ee Ahlusunno Sh.Axmed Shaakir Cali Xasan oo lahadlay Warbaahinta Allidamaale.com Ayaa ka soo horjeeystay Shirka looga hadlayo Doorashooyinka Qaran Ee Dalka Somalia oo ay ka qeeybgalayaan madaxda Maamulka Goboleeydada Dalka hase ahaate aanan laga qeeybgalin Maamulkooda. Sii Akhri

War Deg Deg Ah:- Dhageeyso Dagaal Beleed ka qarxay B/weyne

Posted Date: 19 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Wararka hadda naga soo gaaraya Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ayaa waxa ay Sheegayaan in halkaasi uu ka qarxay Dagaal culus oo u dhaxeeya Maleeshiyo beleed hubeeysan. Sii Akhri

Dhageeyso:- Shirka Hanaanka Doorashada 2016-ka oo Muqdisho ka furmay

Posted Date: 19 Oct 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Daah Furay Shirka looga hadlayo Hanaanka Doorashooyinka Dalka. Sii Akhri

Dhageeyso:- Shirweeyne looga hadlayo Caafimaad oo Garoowe ka furmay

Posted Date: 19 Oct 2015   in: news,Puntland     0

Wasiirka Caafimaadka Ee Dowlada Puntland ayaa Goordhow Magaalada Garoowe Ee Caasimada Dowlada Puntland ka furay Shir Muhiim Ah oo looga hadlaya Caafimaadka Deegaanada Puntland. Sii Akhri

Page 280 of 377« First...102030...278279280281282...290300310...Last »

Allidamaale