AMISOM oo xaqeejisay in 3 Askari ay uga dhaawacantay weerarkii Kismaayo

Posted Date: 22 Aug 2015   in: Jubbaland,news     0

Ciidamada Amisom ayaa xaqiijiyey in saddex ka tirsan ciidanka Amisom kuwaasi oo shaqadooda aheed dhinaca bixinta tababrada ay ku dhaawacmeen qarax manta ka dhacay magaalada kismaayo. Sii Akhri

Xukuumada Federaalka oo Cambaareeysay Qaraxii Kismaayo

Posted Date: 22 Aug 2015   in: Jubbaland,news     0

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa cambaareeyay weerar argagaxiso oo lagu beegsaday Sii Akhri

Kooxda Al-shabaab oo Sheegtay Masuuliyada Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Kismaayo.

Posted Date: 22 Aug 2015   in: Jubbaland,news     0

Jaamacada Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka dhacay weerar loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Sii Akhri

War Deg Deg Ah: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Jaamacada Magaalada Kismaayo

Posted Date: 22 Aug 2015   in: Jubbaland,news     0

Wararka naga soo gaaraya Jaamacada Magaalada Kismaayo Ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu Goordhow uu ka dhacayQ Qarax ismiidaamin ah oo Qasaare Geeystay. Sii Akhri

Jaaliyaada PL Ee Dubai Oo Kulan la Qaadatay, Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada PL Cali Xaaji Warsame.

Posted Date: 22 Aug 2015   in: news,World     0

Waxaa Kulan Xog-waran Iyo Casha-sharaf Isugu jiray loogu qabtay Magaalada Dubai Ee Dalka Imaaraadka Carabta, Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame. Ugu horeyn waxaa Aayadaha Quraanka Sii Akhri

Dhagayso:- Waraysi Xildhibaan Amino” Mooshinka waan sii wadayna”

Posted Date: 22 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Mid Kamd ah Xildhibaanada barlamaanka somalia oo Waraysi gaar ah siinaysa Allidamaale.com ayaa waxay sheegtay inay kamid Tahay Xildhibaanada Mooshinka kadhanka ah Xasan sheekh ka wada.

Sii Akhri

Dhagayso:- Shacabka Boosaaso” Xasan Sheekh Dalka 1991 ayuu ku celiyeey waa in la Ridaa

Posted Date: 22 Aug 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxaa Allidamaale.com u suurta gashay inay Makarafoonka la dhex qaado qaar kamid ah shacabka Magaalada Boosaaso,waxaana ay ka hadleen Aragtidooda ku aadan Mooshinka Xasan sheekh.

Sii Akhri

Shir Ay isagu Imanayaan Qurbajoogta Puntland ee Yurub oo Ka Dhacaya Finland (Sawiro)

Posted Date: 21 Aug 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Ururka Dalada midawga jaaliyadaha Puntlandi ee dalkan Finland oo ah urur ay garwadeen ka yihiin khubaro u tafaxaytay sidii ay wax uuga badali lahaayeen,dib u dhaca iyo kala daad sanaanta baahsan ee hadhaysay qurbajoogta ama Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Deeqo Jibriil oo Waraysi Dheer Bixisay ugana Hadlayso Waxqabadkeeda

Posted Date: 21 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Deeqo jibril waa muwaadinad Somaliyeed. Waxa ay ku nooshahay carrigaa Ameerica.Boston bay degganayd indhawaalo. Jibril illaa waxbarashadeeda sare Boston ayay ku idilaysatay. Mrs Jibril waa hormuudka Somali Community Sii Akhri

Askari katirsan Ciidamada Somaliland oo Rasaas ku furay Dad rayid ah

Posted Date: 21 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka ka imaanayo Magaalada hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaaliland ayaa ku waramayao in askari ka tirsan ciidamada maamulka soomaaliland uu risaas ku furay dad shacab aha oo ku sugnaa Magaalada hargeysa Sii Akhri

Warbixino+Sawiro Madaxweynaha Puntland oo Maanta Gal-kacyo uga qeeybgalay Aqoon is weeydaarsi ku saabsan La xisaabtanka iyo hufnaanta

Posted Date: 20 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 20-8-2015 magaalada Gaalkacyo kaga qeyb-galay Madal aqooneed looga hadlayey arrimaha la xisaabtanka iyo Hufnaanta. Sii Akhri

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Riday 

Posted Date: 20 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku ridday gacan ku dhiigle ka tirsanaa ciidanka XDS, kaasoo hore u dilay askari ka tirsanaa ciidanka XDS. Sii Akhri

Nin iyo Naagtiisa Soomaali ah oo ku dhintay Dalka Yemen .

Posted Date: 20 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararaka naga soo gaaraya Magaalada Sanca Ee Dalka Yemen Ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ku dhintay Muwaadin Soomaaliyeed iyo xaaskiisa. Sii Akhri

War Deg Deg Ah: Xasan Goodir oo ku guuleeystay Duqa Garoowe

Posted Date: 20 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Waxaa iminka soo dhamaaday Wareegii 3-aad Ee Doorashada Duqa Magaalada Gal-kacyo oo Maanta ka socotay Magaalada Garoowe Ee Xarunta Maamulka Puntland. Sii Akhri

Daawo Sir Hoose: Garyaqaan Gaytaano “ M/weyne Xasan Mooshinka isagaa iska keenay, Sharif Sakiina Sh/Hoose inuu Ibsado ayuu rabaa”

Posted Date: 19 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Garyaqaan Maxamed Abuukar (Gaytaano) oo warsiysi xasaasi ah oo dhinacyo badan taabanaya bixiyay ayaa daboolka ka qaaday siraha hoose oo ayssan dad weynaha Somaliyeed la socon ee lagu xalaaleysanayo Gobolka Sh/ Hoose. Sii Akhri

Madaxda ugu sareeyso Dalka oo la kulmay Xildhibaano katirsan Dalka Kenya (Sawiro)

Posted Date: 19 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Muqdisho, 19 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta madaxtooyada Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Jaaliyada Puntland Buffalo-NY oo nooga Waramay Xuska 1 ogosto oo ay qabteen

Posted Date: 18 Aug 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Jaaliyada puntland ee cariga maraykanka gaar ahaan magaalada bufaalo NY ayaa habeenimadii sabtida taariikhduna ku beegnayd 08/15/2015 oo ah habeenimadii sabtida abaarihii lixdii fiidnimo ku qabtay xaflad ay ku Sii Akhri

Warbixino+Sawiro:- Madaxweynaha PL oo la kulmay Nabadoonada Gobolka Mudug

Posted Date: 18 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-8-2015 hoygiisa magaalada Gaalkacyo kula kulmay Nabadoonada Gobalka Mudug. Sii Akhri

WARSAXAAFADEED: QM, AMISOM, IGAD, EU , iyo UK oo Axmed Cadde ugu hambalyeeyay doorashada Madaxtinimada.

Posted Date: 18 Aug 2015   in: Jubbaland,news     0

Muqdisho, 18 Agoosto 15: Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK) ayaa ugu hambalyeeyay Sii Akhri

Dhageeyso:-Xildhibaan Cabdi Barre “ Wax saameeyn Ah naguma yeelaneeyso Xildhibaanada ka tanaasulay Mooshinka”

Posted Date: 18 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo kamid Ah Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia Ee wada mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in aanay wax saameeyn ah ku yeelan doonin hadal ka soo yeeray Sii Akhri

War Deg Deg Ah: Qarax ka dhacay Degmada Afgooye Ee G/Sh/hoose.

Posted Date: 18 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye Ee G/Sh/hoose Ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Goordhow uu ka dhacay Qarax Qasaare geeystay. Sii Akhri

Wafdi ka socdo Dowlada Imaraadka oo Gaaray Magaalada Hargeeysa.

Posted Date: 18 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Harageeysa Ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in wafdi ka socdo Dowlada Imaaraadka Ay maanta Gaareen Magaalada Hargeeysa. Sii Akhri

Warbixino+Sawiro:- Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Saldhiga Booliska Mudug

Posted Date: 18 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-8-2015 magaalada Gaalkacyo  xariga kaga jaray Saldhiga Booliska Gobalka Mudug oo lagu sameeyey dib u habeyn. Sii Akhri

(Xog) Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Wada Mooshinka Madaxweynaha oo sii kordhaya.

Posted Date: 17 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Warar ay heshay Warbaahinta Xogdoon.org Ayaa waxa ay sheegayaan in ay sii kordhayaan xildhibaanada katirsan Baarlamaanka Somalia Eek u beeriya Xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Somalia. Sii Akhri

Page 281 of 363« First...102030...279280281282283...290300310...Last »

Allidamaale