Tony Blair oo sheegay in Duqeyn cirka oo kaliya aan looga adkaan Karin xoogaga Daacish

Posted Date: 22 Sep 2014   in: news,World     Comments

Rai’iisul wasaarhii hore ee dalka Britain Tony Blair oo la hadlay Idaacada BBC laanteeda Ingriska ayaa sheegay in aan lagaga adkaan Karin duqeymo circa ah oo kaliya oo lagu qaado xoogaga daacish ee gacanta ku haya dhul Sii Akhri

Ku simaha R/W Federaalka: “Xukuumaddu Mar dhow ayey wadahadal la bilaabaysaa Puntland”

Posted Date: 22 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed oo maanta xaafiiskiisa kasoo saaray warsaxaafadeed ayaa sheegay in Xukuumadda Sii Akhri

Wasiirkii hore ee cadaalada DPL oo ka hadlay halista Kenya ku hayso Bada Somalia

Posted Date: 21 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

Daawo Puntland TV oo soo diyaarisay Barnaamij Gaar ah oo ka hadlaya damaca Bada Somalia ka galay dowlada Kenya, waxeyna wareeysi dhinacyo badan taabanaya kala yeelatay Wasiirkii hore ee cadaalada DPL Mudne Cabdi Khaliif Sii Akhri

Madaxweynaha DPL oo ka hadlay maalinta nabadda addunka

Posted Date: 21 Sep 2014   in: news,Puntland     Comments

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si qoto dheer uga hadlay maalinta nabadda addunka, asagoo si diirin fariin nabadeed ugu diray shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland. Sii Akhri

Puntland way hadashay waana loo Jawaabay!!

Posted Date: 21 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

30-kii casho haddii ay dhammaatay, ma suubiskii ayaan ku jirnaa mise si kalaa wax yihiin?: Maalmihii ugu dambeeyay waxaa dad badani aad u hadal-hayeen waqtigii 30-ka casho ahaa oo ay Dowladda Puntland u qabatay Sii Akhri

Daawo Heesta aadka loo hadal hayo ee loo qaaday Xasan Bunga Bunga: Fanaanka weyn (F. Siidoow)

Posted Date: 21 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

Axdigiiyo kitaabkii ninka oofin waayow, Ashahaado beenlaha uurkana dabaayow, Aasanaha muuqdee ilkaha noo cadeeyow, akkhiriyo aduunkaba aadaa u aayi, ayaan daranihiyow ayaad eersaneysaa Sii Akhri

Daawo Isir Raaca Af-Somaliga iyo suugaanleyda Soomaaliyeed.

Posted Date: 21 Sep 2014   in: news,Puntland     Comments

Maxaad kala socotaa Anshaxa hagaagsan ee Maansada iyo hal abuurka Af-Soomaaliga hodanka ah ee dubaha ku dhacay xiligaan, ayadoo aysan dadku ku baraarugsaneyn halisteeda. Sii Akhri

Ra’iisul Wasaraha DF oo la shiray siyaasiiyiin miisaan ku leh PL

Posted Date: 20 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

Ra’iisul Wasaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axm€ed ayaa magalada London shir gaar ah kula qaatay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ee ku nool wadanka Sii Akhri

dIb u heshiinta Jubaland oo gaba gabo ku dhaw iyo golaha wakiilada oo la diyaaraniyo

Posted Date: 20 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

Shirka dib u heshiisiinta beelaha Jubaland ee ka socda xarunta ceymiska ee magaalada Kismaayo ayaa galay maalintii shanaad iyo heer gabo gabo. Shirkaan ay furutaankiisii goob joog Sii Akhri

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Soomaaliya oo Sheegay in

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Somalia     Comments

Waxaa Soo baxaya warar Sheegaya in Maareeyihi Garoonka Magaaladda muqdisho uu Dhaawac ka soo garay Weerar kooxo Hubaysan ay ku soo Qaadeen Subaxnimadii Hore ee Manta. Sii Akhri

DFS oo ka hadashay Waxqabadkeedii Asbuucii La soo Dhaafay

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Somalia     Comments

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.Wasiirka ayaa ka hadlay Sii Akhri

Midowga Dhalinyarada Puntland Oo Diiday In Tafaraaruq Lagu Dhex Abuuro‏

Posted Date: 20 Sep 2014   in: news     Comments

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Waxaan Allah swtc ugu mahad naqayaa inuu Puntland ka dhigay waddan hodan ah kuna beeray dad aad iyo karaamo iyo sharaf Sii Akhri

Nabadoonadda G/Bari ee Puntland oo Ka hadlay Arin Maxjarada Magaaladda Bosaso Ka Tagan(Dhagayso)

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Puntland     Comments

Nabadoon C/Qadir Axmed Xarago oo kamid ah Nabadoonada Gobolka Bari Ee Puntland ayaa waxa uu sheegay in aya tahay Wax aad looga Xumaado in Xoolihii lakeeni jira Maxjarada Magaaladda Bosaso lagu kala Iibsado miisaan. Sii Akhri

Ciidamada Dawladda Kenya oo Qabtay Dad Watay Basabor Been Ah

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Somalia,World     Comments

Ciidamada Dowladda Kenya ayaa xirtay labo nin oo la shegay inau u dhasheen Dalka Iraan kuwaas oo isticmaalayay Passporo been abuur ah oo Israeli ah si ay ugalaan gudaha dalkeeda. Sii Akhri

Deg Deg:-Maareeyihii Guud ee Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho oo Ladilay

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Somalia     Comments

Maareeyihii Guud ee Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho Cali Maxamed Madoobe Sii Akhri

BanaanBax ka Dhacay Magaaladda Gabileey ee Maamulka Somaliland

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Somalia     Comments

Wararka naga soo garaya Magaalada Gabileey oo ka tirsan Gobolka Awdal ee Soomaaliland aya waxay sheegayaan in Ciidamada Soomaaliland Sii Akhri

Madaxwaynaha DFS oo Manta Lagu wado inuu Furo Kulanka Barlamanka Somaliya

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Somalia     Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saaka oo Sabti ah waxaa lagu wadaa inuu furo fadhiga Shanaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, xilli Xubnaha Baarlamaanka dalka ay kasoo noqdeen fasax qaatay muddo  Sii Akhri

Ra’isul wasaaraha DF oo la Kulmay dhigiisa Dalka Norway

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Somalia     Comments

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Warfaafinta , Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo xubno kale oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Norway Sii Akhri

Wafdigi R/W DF ayaa warbixin ku saabsan howsha dowladda u gudbiyay jaaliyadda Somalida

Posted Date: 19 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

Wafdigi uu hugomaaniyay Ra’isul wasaaraha DF ayaa warbixin ku saabsan howlaha dowladdiisa hortaala u faah faahiyay jaaliyadda Somalida ee ku dhaqan magaalada london. Sii Akhri

Warqad Furan oo ku socota Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud

Posted Date: 19 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

  Kii Dhuumanaayee Dhabarku Muuqday: MIRISHAALEYNTA  IIBKA  BADDA  SOOMAALIYEED: Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuudow, kuma  hayso  baahi aad  u iibisid badda  Soomaaliyeed  ee ummaddan la il daran faqriga, jahliga, Sii Akhri

Taageerayaasha Xasan Sheekh iyo Cabdiweli Sheekh oo isku dilay xafaladii R/wasaaraha ee London

Posted Date: 19 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

Taageerayaasha labada wasuul ee ugu sareeya dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Cabdiweli Sheekh oo habeenkii xalay ahaa isku dilay xafaladii lagusoo dhaweynayay R/wasaaraha ee London Sii Akhri

Hogaan wanagsan, hadal Dabacsan iyo Horumar Bulshadeed

Posted Date: 19 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

Inkastoo Madaxda Xililka kala Duwan Qabanaysa aysan ahayn isku Dabecad,Isku Shaqo, Isku Maamul iyo inay ku kala Duwanaadaan sida Dadka loogula Dhaqmo. Hogaanka wanagsan waa kan wadan kasta uu ku Hormaro, Isaga iyo Sii Akhri

Xukuumada DPL oo magacaabay gudiga joojinta Tahriibka (War-saxaafadeed)

Posted Date: 19 Sep 2014   in: news,Puntland     Comments

Kulankii Golaha Xukuumada Dowladda Puntland ee shalay ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhawr ku saabsan amniga, taas oo ay ugu weyntahay hirgelinta go’aankii lagu joojiyey ka ganacsiga hubka, dib u habaynta hay’addaha Dowladda Sii Akhri

Soomaalida isku dilaysa K/Afrika oo ka sii daraysa.‏

Posted Date: 19 Sep 2014   in: news,Somalia     Comments

Wararka naga aan ka helayno dalka K/Afrika ayaa tibaaxaya in maalmihiim ugu dambeeyay laga dareemayay dalka K/Afrika saan saan colaadeed kaas oo u dhexeeyay Soomaalida ku nool dalka K/Afrika dhedeeda.  Sii Akhri

Page 289 of 304« First...102030...287288289290291...300...Last »

Allidamaale