Xildhibaano iyo wasiirada taageersan R/W Cabdiwali oo ka digay mooeshinka Jeeb ku rismiska

Posted Date: 06 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka iyo Golaha Wasiirada ee taageersan Ra’iisal Wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa shalay kulan dheer ku yeesheen Magaalada Muqdisho. Shirkaan dheer ayaa Sii Akhri

Akhri shaxda Is reerebka Siyaasadeed ee Somalia Premiership 2016

Posted Date: 06 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

1839-1950 WAXAA LADHELAYAY SOMALI CONFEDERATIONS CUP: Xulka Qaranka Soomaaliweyn ayaa Soomaray xiliyo kaladuwan iyo marxalado kala gadisan sida. Sii Akhri

Agaasimaha Daryeelka Arimaha Bulshada PL oo La kulmay Hey’ada u Dooda xuquuqda Naafada Finland

Posted Date: 04 Nov 2014   in: news,Puntland     Comments

Mohamed Abdirisak Dayib Gure. oo ah Director of puntland Agency for Social Welfare  (Agaasimaha Guud daryeelka arimaha bulshada puntland) oo ay la socdaan Wakiilka Dawlada Puntland u fadhiya Sii Akhri

Sheikh C/lahi Sh. Mahamed Sh. Daahir oo ku geeriyooday Galkacyo

Posted Date: 04 Nov 2014   in: news,Puntland     Comments

Inaa lilaahi wa inaa ileyhim Raajucuun, Kulunafsin Daa-iqatul Mood: Waxaan halkaan Tacsi tiiranyo leh uga diraynaah Dhamaan Reer Sheikh Abdulahi Sheikh Mahamed Sheikh Daahir oo ku magacdheeraan jiray Sii Akhri

Dowladaha Punjub oo Beesha Caalamka ka codsadey ilaalinta ku dhaqanka Dastuurka Somalia

Posted Date: 04 Nov 2014   in: news,Puntland     Comments

Maamulada Puntland iyo Jubalanad ee United atonomy states of Somalia Punjub oo Beesha Caalamka ka codsadey in Dastuurka Soomaaliya aan lagu tuman. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Maamulada Pujub ey Warqado qoraal ah u direen Beesha Sii Akhri

Diblamaasi ka socda dawlada puntland oo Kulan laleh dhigiisa dalka finland‏‏

Posted Date: 04 Nov 2014   in: news,Puntland     Comments

Waxaa  booqosho kuyimid dalkan finland 3.11.2014 Mudane Mohamed Abdirisak Dayib Gure oo ah madaxaAgaasimaha Guud hay’ada daryeelka Arimaha Bulshada ee dawlada puntland. Waxaa Xalay ku soo dhaweeyay agaasimaha Sii Akhri

War Deg Deg Ah: Daaroodka Mogadishu ku sugan oo shir deg deg ah u fadhiya

Posted Date: 04 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Xildhibaanada kasoo jeeda Beelaha Daarood iyo howladeenada dowlada Fedefaalka ayaa iminka u fadhiya shir deg deg ah oo gaar ah la lee yihiin Raisal-Wasaaraha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Dr. Cabdiwali. Wararka Sii Akhri

Xagee Mudantahay in Puntland joogta maanta?

Posted Date: 03 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Waxan ku bilaabaya magaca Alle (Bismillahi Raxmani Raxiim),, intan u galin qormadayda aan ku eegayo xagee mudan tahay in ay maanta Puntland joogto waxan rabaa in aan wax yar ka iftiimiyo Puntland xagee ka bilabatay maxase laga Sii Akhri

M/weyne Xasan Sh. oo Nicholas Kay ugu baaqay inuu faraha kala baxo Khilaafka DF

Posted Date: 03 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

War saxaafadeed saaka si deg deg ah ugasoo baxaday xafiiska Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa loogu jawaab celiyay war saxaafadeedkii xalay fiidkii Sii Akhri

Ururka Nabada, iyo Cadaalada oo canbaareeryay hab kooxeysiga madaxda sare ee Khilaafka keenay

Posted Date: 03 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed nabada, midnimada iyo cadaaladda Codka inta damiirka nool leh ku hadleeyna waxaanu Dadweynaha si dhabta U Gu cdeeyneeynaa heerka fashilaada Dowladeed gaarsiisan tahay, Sii Akhri

UN Envoy to Somalia expresses deep concern over political tensions, urges unity and continuity:

Posted Date: 03 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Mogdisho, 2 November 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, has expressed deep concern over the political tensions between President Hassan Sh. Mohamud and Prime Minister Sii Akhri

Yaa Wada Mooshinka ka dhanka ah Raisal-Wasaaraha Somalia? 

Posted Date: 03 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Hordhac:- Qormadan waxaan ku eegi doonaa Cidda wada Mooshinka ka dhanka ah Raisal-Wasaaraha Somalia Iyo Taayirka rogaya Ololaha Kursiga looga tuurayo Raisal-Wasaare Abdiwali Sheekh Axmed.  Sii Akhri

Qabyaalada Somalida qaarkood iyo Sakhraan socodka qoraaladooda.

Posted Date: 03 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Hadii aad aragtid qof dariiqa socda oo dhacdhacaayo marbana dhinac u leexanaayo oo aan toos u socon karin qaladaad badana sameenaya, waxaa sameen kartaa in aad qofkaas caawiso oo aad hagtid ama wax u sheegtid waanisidna,  Sii Akhri

Is the President of Federal Republic of Somalia (FRS) Allergic to Puntland and Its People?

Posted Date: 02 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

I ask this question because when people become allergic to a food or a medicine, they tend to avoid that food or medicine in order not to have the unpleasant or sometimes serious reaction that such consumption might provoke. Physicians and Sii Akhri

Somalia’s Dollar Store Variety Leaders

Posted Date: 02 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

They are at it again! There are no shortage of problems to solve, no scarcity of lives to save and improve and no deficiency of nation building tasks to accomplish. The entire country is riddled with poverty, misery and mayhem. Of the Sii Akhri

Meydka Taliyihii hore ee Bileyska DF oo Muqdisho lagu soo celiyay

Posted Date: 02 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Alle ha u naxariistee Meydka Taliyihii hore ee Ciidamada Bileyska dowladda Federaalka Gen. Maxamed Sheikh Xasan Cismaaciil ayaa saaka waabarigii hore lagasoo dajiyay magaalada Muqdisho ee xarunta dowlada Federaalka Sii Akhri

Madaxweye Gaas iyo wafdigiisii uu hogaaminayay oo Garowe lagusoo dhaweeyay

Posted Date: 02 Nov 2014   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdigiisii uu hoggaaminayay ayaa saaka si diiran loogu soo dhaweeyay caasimada Puntland ee Garoowe. Madaxwyane ku xigeenka Puntland ahna kusimaha Sii Akhri

Casimada Puntland oo laga hirgaliyay Classic Stadium & Fitness Center

Posted Date: 01 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Xarunta cusub ee Classic Stadium & Fitness Center ee caasimada punltnad ee Garoowe ayaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay kulan casho sharaf ah oo uu soo qaban qaabiyay Mulkiilaha xaruntaasi Mudane Axmed Jaamac Jowle. Sii Akhri

Ciidamo kasocda Midowga Yurub oo u diyaar garoobay ka hortaga tahriibka Afrika

Posted Date: 01 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Dalalka Midowga Yurub ayaa soo saaray go’an ah in ay ciidamada ka socda dalalka reer Yurub u diyaariyeen ka hor taga Tahriibka kasoo haajiriaya musuq maasuqa iyo dagaalada kasocda Afrika. Sii Akhri

Seven Indim Sailors Freed in Somalia

Posted Date: 01 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Barely Survived Somalia Pirate Hostage ordeal of Four years: The remaining seven hostages of the original 15 men crew – all Indian nationals – of Panama flagged. UAE owned MT ASPHALT, were finally freed by their captors against a ransom Sii Akhri

Madaxwaynaha fadaraalka soomaaliyeed oo diidan soomaaliya oo istaagta.

Posted Date: 01 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Umada Soomaaliyeed waxay ku jirtaa dhibaato mudo dheer haysata taasoo ah burburkii dawladnimo ee uu keenay dagaaladii sokeeye 1991.Hayeeshee dagaalda sokeeye waa wax layaqaan oo wadamo aad u farabadan aysoo mareen Sii Akhri

Hadii kol hore Muqdisho la oran jiray, 25 sano kadib ma u aqoonsan karnaa Caasimad ,Guriga Geerida, Dhiiga iyo Kufsiga?

Posted Date: 01 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

Waxay aheyd layaab inaan arko anigoo ka cararaya xaafadii uu ku yiilay gurigii aan ku barbaarnay aniga iyo walaalahay xeyn badan oo ka mid ah. Isbedelka wuxuu ahaa aan filayey Dowladii Kacaanka ee xukunka ku raagtay ayaa la  Sii Akhri

Tacsi: Marxuumad Fadumo Maxamed Yuusuf Dhuux

Posted Date: 01 Nov 2014   in: news,Somalia     Comments

ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA REER DIIRIYE IYO KAN REER MOXAMED YUSUF DHUUX, WAXAAN DHAMAAN EHELADAA
MEELAHA KALA GADISAN KALA JOOGA OGEEYSIINAYAA IN MAAANTA Sii Akhri

People & Power – Rebuilding Somalia

Posted Date: 31 Oct 2014   in: news,Somalia     Comments

Daawo Tiifiiga carbeed ee Al-jazeera oo Flim dhinacyo badan taabanaya ka diyaarisay xaaladaha Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo dowlada Federaalka ee soomaaliya. Sii Akhri

Page 296 of 320« First...102030...294295296297298...310320...Last »

Allidamaale