RW Khayre oo Dhagax Dhigay Dhismaha Waddada Liido (Sawiro)

Posted Date: 11 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dhagax dhigay dhismaha waddada laamiga ah ee xeebta Liido ayaa ku bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed sida ay uga go’an tahay ka qayb galka dadaallada isku tashiga ah ee lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka.

Sii Akhri

Xiisad Coladeed oo ka taagan gobalka Mudug Qaybo kamid ah

Posted Date: 11 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Deegaanka kala Bayr ee degmada Bursalax ee gobolka Mudug ayaa waxaa ka taagan Xiisad Colaadeed taasi oo ah mid muddo soo jiitamaysay.

Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo oo dib u dhis lagu samaynayo

Posted Date: 11 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Iyadoo qorshuhu uu yahay in maalinta Bari ah si rasmi ah loo dhagax dhigo Garoonka kubada Cagta ee Cawaale oo qaab Casri ah loo dhisayo ayaa maanta waxaa Digniin diray Madaxda kubada Cagta.

Sii Akhri

Ra’iisul Wasaara Khayre Ayaa Daah-furay Golaha Dhaqaallaha Qaranka

Posted Date: 11 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweynaha dalku Dekareeto ku magacaabay July 12, 2018, kaas oo dawladda kala talinaya arrimaha dhaqaalaha dalka iyada oo lagu salaynayo cilmi baaris dheer iyo cadaymo, sidoo kalana dawladda siinaya talo iyo hagid ku aadan diyaarinta iyo dhaqan-galinta siyaasad dhaqaale oo tayo leh oo ka caawinaysa isku-dubaridka khayraadka dalka iyo dibadda iyo fulinta qorshayaasha dhaqaalaha iyo maaliyadda dalka.

Sii Akhri

Akhri:- Agaasimaha Guud Waxbarashada Puntland oo Magacaabay Masuul Cusub.

Posted Date: 11 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta oo magacaabay Maamulaha Dugsiga hoose/dhexe ee Xaaji mire Boosaso.

Sii Akhri

Daawo:- Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Waraysi Xasaasi ah lala yeeshay

Posted Date: 11 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo la hadlayaay Tv-ga RTN ayaa ka hadlay Arrimo baddan oo xalaada Gobalka sool ah.

Sii Akhri

Rag Soomaali Ah Oo Lasoo Taagay Maxkamad Ku Taala LondonRag Soomaali Ah Oo Lasoo Taagay Maxkamad Ku Taala London

Posted Date: 11 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Labo nin ayaa loo maxkamadeeyay falal waxa loogu yeero argagixisada oo loo heysto, taasoo qeyb ka ah baaritaanno hadda ka socda magaalada London ee waddanka Britain.

Sii Akhri

DAAWO:- SOOYAALKA DENI IYO TAAGEERADA SHACABKIISA.

Posted Date: 11 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxaa xaqiiq ah inuu arrimo badan kaga wanaagsan yahay siyaasiyiinta kale ee Puntland, maadaama uu leeyahay sooyaal taariikheed oo qaan gaaray waxaana arrimahaas muujinaya wanaaga iyo waxtarka uu bulshadiisa u sameeyay waayihii laga soo gudbay, haddii aan aan faah-faahino waxaa saldhig u ah dhowr qodob oo muhiim ah.

Sii Akhri

Dhagayso:- Issimadda Gobalka Sool oo sheegay in Beesha Calamka Arrimo Xasaasi ah kala hadleen

Posted Date: 10 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Xilli muddooyinkii ugu dambeeyey ay ka dhex wadeen Puntland iyo Somaliland xubno ka socda Beesha Caalamka, Qaramada Midoobe iyo Urur Goboleedka IGAD dadaalo nabadeed isla markaasna magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa ay ku noq noqonayeen xubnahaasi si xal waara looga gaadho xiisadaha ka dhex aloosan labada dhinac ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay qaar kamid ah ismadda dhaqanka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Sii Akhri

Shaqaale Hay’ad Samafal Oo Lagu Afduubtey Koonfurta Soomaaliya

Posted Date: 10 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbed Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Shaqaale u Shaqeynayey mid ka mid ah Hay’adaha ka howlgalla gobolka Baay Galabta la afduubtay.

Sii Akhri

Dil Caawa Kadhacay Muqdisho iyo Fah faahin ka soo baxaysa

Posted Date: 10 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Kooxo ku hubeysnaa bustoolada ayaa lagu soo waramayaa in maqribnimadii Caawa ay dilka geysteen Isgoyska Bakaaraha ee Magalada Muqdisho.

Sii Akhri

War-murtiyeedka Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland.

Posted Date: 10 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

War-murtiyeedka Shirkii Khamiislaha Ahaa ee Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland.

Sii Akhri

Qormo:- Taariikhda Xiriirka Soomaali iyo Oromo

Posted Date: 10 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Akhiristaayasha Allidamaale kusoo dhawaadda Qormo ka hadlaysa Xirirka Oromadda iyo Somaalida

Sii Akhri

Khilaafka Ka taagan Wasaarada Arrimaha dibadda oo xoogaystay

Posted Date: 10 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud.Wareegtadaan ayaa waxaa warbaahinta Qaranka ka akhriyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, C/raxmaan Yuusuf Alcadaalla.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Garsoorayaal magacaabay iyo Qaarna Xilka Laga Qaaday

Posted Date: 10 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee federaalka, kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed.

Sii Akhri

Golaha deegaanka Garowe oo Dhismahoodu Gaba Gabo Marayo

Posted Date: 10 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Iyadoo wasaarada Arimaha gudaha lagu amaray inay soo dhisto golaha deegaanka cusub ee magaalada Garowe ayaa waxaa socda diyaar Garowgii ugu danbeeyey ee dhismaha golaha deegaanka.

Sii Akhri

Dhagayso:- Aqoonyahan si kulul uga hadlay rabshadaha Itoobiya ka socda

Posted Date: 09 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Qaar kamid ah siyaasiyinta Somaliyeed ee falanqeeya Arrimaha siyaasadda Caalamka iyo dalkaba ayaa ka hadlay xaaladdda siyaasadeed ee katagan magaaladda jigjiga iyo rabshadihii dhawaan kadhacay,kuwaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sii Akhri

Xildhibaanad ka hadashay Khilaafka Sucuudiga & Canada u dhaxeeya

Posted Date: 09 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Iyada oo ay dowladda Soomaaliya caddeysay mowqifkeeda ku aadan khilaafka u dhaxeeya boqortooyada Scauudiga iyo dowladda Canada, oo ay is dhinac taagtay maamulka Riyad ayey xubin ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya si kulul u naqdisay go’aanka dowladda.

Sii Akhri

Diyaarado Duqayn ka geeystay Qaybo kamid ah Gobalka Gedo

Posted Date: 09 Aug 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Saakay Waaberigii diyaaradaha dagaalka dalka Kenya waxa ay duqeyn khasaaro geysatay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolla Gedo.

Sii Akhri

Masuul ka tirsana DFS oo Is Casilay Sababtu Maxay Tahay ?

Posted Date: 09 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraaynta Masiibooyinka Maxamed Cumar Macalin ayaa iska casilay xilkii wasaaraddaasi sida ay macluumaad ku heshay idaacadda VOA Somali.

Sii Akhri

Dhagayso:- Garaad Cabdulaahi Cali oo ka hadlay dilki Maareeye ku xigeenkii Golis

Posted Date: 08 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada dowoladda Puntland oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu ka tacsiyeeyay dilkii xalay loogu gaystay magaalada Bosaaso maareeye kuxigeenkii shirkada Golis Cabdulaahi Cali cumar.

Sii Akhri

Goodax Barre oo La Wareegay Xilka Wasaaradda Waxbarashada Federaalka

Posted Date: 08 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Wasiirka cusub ee wasaaradda waxbarshada Federaalka Cabdullaahi Goodax barre ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay xilka wasaaradda kadib markii uu ra’isul wasaaraha federaalku uu u magacaabay xilkaasi, waxaana ka qaybgalay Munaasabadii xil wareejinta Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Madaxda iyo howlwadeenada Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya

Sii Akhri

RW Khayre oo Dalka dib ugu soo laabtay Maanta

Posted Date: 08 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho ay ku tageen Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan.

Sii Akhri

Sucuudiga oo Dib U Soo Celiyay Markab Sida 27 Kun oo Neef Oo Xoolo Soomaaliyeed ah

Posted Date: 08 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Boqortooyada Sucuudigu carabiya amar ku bixisay in dib loo soo celiyo Markab siday 27 kun oo neef oo xoolo oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed oo reer Puntland ah

Sii Akhri

Page 3 of 37712345...102030...Last »

Allidamaale