Magaaladda Boosaaso oo laga bilaabay Dabar Goynta Cudurka Maalariyadda

Posted Date: 23 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Tiimam ka socda Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland gaar ahaan waaxda Malaariyadda ayaa olole looga hortaga xanuunka duumada ka bilaabay deegaano hoostaga Degmada Bosaso ee Gobolka Bari Ka dib xilli inta badan dadku kazoo laabteen xagaa bixii Bosaso, Sidoo kalena la furay Iskuulaadka ku yaala Bosaso iyo Tuulooyinka hoos-yimaada

Sii Akhri

Gudiga kormeerka Abaaraha Puntland oo tagey Degaano katirsan Nugaal sheegayna in xaaladu sii adkaatay.

Posted Date: 23 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Gudiga culimaa’udiinka Puntland ee ku howlan sidii gurmad ballaaran loo gaarsiin lahaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ayaa caawa sheegay xaalad abaareed oo aad u daran inay kajirto deegaamo katirsan gobolka Nugaal.

Sii Akhri

Al-Shabaab Oo Gacanta Ku Dhigay Xasan Sheekh Walaalkiis Ka Dibna..

Posted Date: 23 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Kooxda Al-shabaab ayaa la sheegay in deegaan ku dhow degmada Jilib ay ku qabteen Nin la sheegay inuu la dhashay Madaxweyne Xasan Sheekh, kaasi oo halkaasi safar ku ahaa.

Sii Akhri

Xog (Akhri): Guuleed Oo Ku Hor Ceeboobay Beesha Caalamka Iyo Galmudug Oo Halis Ugu Jirta Inay Bur-burto..

Posted Date: 22 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Warkan aan ka heleyno illo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in doorashada Galmudug ay tahay midda ugu laaluushka badan oo ugu khaladaadka badan dhammaan Soomaaliya, Kuraasta qaar waxaa laga baxshay lacag ka badan usd $1.5million.

Sii Akhri

WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Saraakiil Ka Socotey Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobey ee UNSOM Puntland.

Posted Date: 22 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dawllada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 22 November 2016 qasriga madaxtooyada ee magaalada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayey madaxa xafiiska UNSOM Puntland Mr. Aaward Bell.

Sii Akhri

Qeybo ka mid ah Dalka oo si dar darleh ay uga socoto Doorashooyinkii aqalka hoose

Posted Date: 22 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Qeybo ka mid ah dalka waxaa ka soconaya doorashooyinka heer federaal ee aqalka hoose xildhibaanada Doorandoona Madaxweyne Gaba gabada Sanadkan, kaas oo ay wadaa maamul goboleedyada dalka ka jira.

Sii Akhri

Ciidamada Dowladda Faderaalka oo soo Bandhigay Maandooriye Gacanta ku dhigeen

Posted Date: 22 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ciidamada dawlada Soomaaliya ayaa hawlgal ay kasameeyeen magaalada Muqdisho qaybo kamid ah waxay gacanta ku soo dhigeen Waxyaalaha maanka Dooriya oo lagu iibinayey gudaha Muqdisho.
Sii Akhri

WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Kulan laqaatay Gudiga Abaaraha Dawllada Puntland.

Posted Date: 22 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dawllada Puntland Dr. CabdiweIi Maxamed Cali Gaas ayaa manta 22 November 2016 kulan la qaatay qaar kamid ah gudiga abaaraha ee goloyaasha Dawllada Puntland.

Sii Akhri

Dhagayso:- Gudiga dib udhiska Isbitaalka guud ee Mudug oo ka warbixyay lacagaah soo garay

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Gudiga dib u dhiska isbitaalka guud ee gobalka Mudug ayaa maanta waxay sameeyeen xisaabcelin si ay bulshada uga warqabaan halka howlihii shaqo ee is bitaalka marayaan iyo lacagaha soogaaray.

Sii Akhri

Dhagayso:- Shir jaraa’id ay qabteen gudiga doorashooyinka Soomaaliya kadib Kulan kadhacay Garowe

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Guddiga Doorashooyinka Dad-ban ee Soomaaliya ayaa goor dhaw shir Saxaafadeed ay ku qabteen magaalada Garoowe, waxay ku dhawaaqeen in berri uu Tababar u furmi doono Ergada beelaha Reer Bicidyahan, Ugaar-Saleemaan iyo Dhulbahante (BahrarSame), kuwaas oo Arbacada dooran doona xubnaha u matali doona Aqalka hoose ee dawladda Faderaalka Soomaaliya.

Sii Akhri

Daawo:- Ciidamada Nabadsugida Jubbaland oo soo Bandhigay Nin katirsan Kooxda Alshabaab

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ayaa Maanta Magaalada Kismaayo ku soo bandhigtay Nin Dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab.

Sii Akhri

DEG DEG:- Gudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka Puntland oo is Casilay Maanta Sabab?

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Gudoomiyihii guddiga doorashada kumeel gaarka ee Dowlada Puntland Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismaayo) ayaa maanta shaaciyay qoraal uu ku cadeynayo inuu iska casilay xilkuu hayay, ka dib markii uu sheegay inuu u gudbiyay waraaqdiisa iscasilaada Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, sida uu sheegayna Axmed Kismaayo uu ka aqbalay Madaxweynuhu.

Sii Akhri

Wasaarradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland oo Hanbalyo u dirtay Macaliimiinta (Sawiro)

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta Sare ee dawlada Puntland ayaa maanta xusaysa maalinta macalin Soomaaliya ee 21_11_2016 oo ah maalin ay leeyihiin macalinka Soomaaliya.

Sii Akhri

Beesha Caalamka oo qirtay in musuq maasuq lagu sameeyay doorashooyinka Somaliya

Posted Date: 21 Nov 2016   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-goboleedka IGAD, Dowladaha Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain iyo Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqay xubnaha Madasha Hogaanka Qaran inay awooddooda iyo saameyntooda adeegsadaan si ay uga hortagaan falalka ku takrifalka iyo caddaalad darrada ka dhaca hanaanka doorashada. Falalkan waxaa ka mid ah kadeedidda iyo cagajugleynta loo geysto musharaxiinta, ku feegaaridda liisaska ergada iyo musharaxiinta, iyo adeegsiga ciidamada amniga iyo hantida kale ee dowladda si musharax baarlamaan loogu roonaado loogana hormariyo mid kale.
Sii Akhri

Maqaal:- Dalkiiba ku Baahane Soo Noqo

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

MAJEERTEEN IYO INTA LA HAL MAASHA, XATAA HADDII LA SIIYO JAGADA MADAXWEYNAHA, TAN RAIISULWASAARAHA, IYO TOBANKA WASIIR OO LOOGU JECEL YAHAY, INTAA HADDII MAANTA LA ISUGU DARO , MAXAY XAMAR IYO SOMAALIYABA

Sii Akhri

Raiisul Wasaaraha oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe.

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabiweynaha Soomaaliyeed geeridii ku timid alle u naxariistee Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle.

Sii Akhri

Warbixin+Sawiro:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Qayb Galay Isu Soo Bixii Roob Doonta ee Ka Dhacay Maanta Magaalada Garoowe

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta

Sii Akhri

Sawirro+Warbixin: abaaraha Dagmada Jariiban oo meeshii ugu xumayd Maraya

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Xaaladda abaarta ee Bariga Gobolka iyo Koonfur bari Gobolka Mudug ayaa meeshii ugu adkayd abid gaartay, waxaana ay xooluhu bilaabeen in ay wadr wadr u dhirtaan.

Sii Akhri

Dhagayso:- Waxgaradka Galmudug Oo Kulan Laa Qaatay Saraakiil Mareykana Kalana Hadlay Weerarkii Jeexdin

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Odayaasha dhaqanka maamulka Galmudug iyo sidoo kale Saraakiil Mareykan ah ayaa ka wadahadlay ciidankii dhawaan dowladda Mareykanka ku dukheeyay degaanka Jeexdin oo ku yaalla Duleedka Magaalada Gaalkacyo.

Sii Akhri

(Akhriso)Guddiga Nabadeynta Gaalkacyo Oo Maanta Shaqo Bilaabaya Iyo Danab Oo Laga Sugayo Gaalkacyo..

Posted Date: 21 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta degan , waxaana jira dadaalo ay wadaan guddiyada Nabadayn magaalada Gaalkacyo dadaaladaas oo ay ku doonayaan in lagu adkeeyo xabad joojintii laga gaaray dagaaladii ka dhacay dhawaan Magaalada Gaalkacyo.

Sii Akhri

Sawirro:-Garoonka Gaalkacyo oo lagu Abuurayo Geeddo si Bilicda Qayb uga Noqoto.

Posted Date: 20 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa sheegay in mashruucaan ay ku ka cayso geedo tiradoodu ay dhantahay 2,000 oo geed kuwaas oo lagu beerayo wadda aada garoonka diyaradaha magaalada Gaalkacyo kuwaas oo noqonaya wajiga Koowaad ee mashruucaasi.

Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Puntland oo Xukuno Dil ah kuridey rag lagu eedeyey Daacish

Posted Date: 20 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Makamada Ciidamada Qalabka sida ee puntland ayaa maanta Magaalada Bosaaso ee xarunta G/Bari waxa ay ufariisatay dacwad ciqaabeed lagu qaaday maxaabiis ku eedeesnayd in ay katirsanaayeen kooxda Daacish ee kadagaalanta Soomaaliya gaar ahaan Puntland.

Sii Akhri

(Warbixin+Sawiro)Maddaxweyne Gaas Oo Dib Ugu Laabtay Garawe Iyo Kulan Uu Buurtinle Kula Sii Yeeshay Islaan Bashiir..

Posted Date: 20 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayey oo arimo la xiidhiidh xalinta iyo nabadaynta Magaalada Gaalkacayo u joogey ayaa maanta 20 November 2016 waxaa uu dib ugu laabtay Caasimada Puntland ee Garoowe haalkaas oo si balaaran loogu soo dhoweeyey.
Sii Akhri

Cumar C/rashiid & Shariif Xasan oo Kulan gaar ah ka yeeshey Doorashada Soomaaliya (Sawiro)

Posted Date: 20 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ra’iisul Wasaaraha waqtigiisu dhamaaday Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa shalay saacado ku sugnaa magaalada Baydhabo, ka hor inta aanu dib ugu laaban magaalada Muqdisho.

Sii Akhri

Page 30 of 256« First...1020...2829303132...405060...Last »

Allidamaale