Wasaarada Maaliyada Puntland oo Fariin u dirtay Ganacsatada Puntland

Posted Date: 05 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Wasiirka Maaliyadda Dowlada Puntland  mudane Cabdullahi Shiikh Axmed oo Maanta  tababarka  ku aadan canshuuraha Maanta u furay Shaqaalaha wasaarada Maaliyada Dowlada Puntland Sii Akhri

Qab qable C/kariin Guuleed iyo odoyaasha G/Dhexe oo isku fahmi la’ Magacaabista Gole wasiiro.

Posted Date: 05 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka hoose oo Warbaahinta allidamaale.com ay ka heleeyso hoteelka SYl Ee Magaalada Muqdisho Ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu maanta ka dhacay shir ay wada qaateen qab qable damjadiid Sii Akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo ku wajahan Degmada Baardheere

Posted Date: 05 Aug 2015   in: Jubbaland,news     0

Waxaa xalay degmada Doolow ee gobolka Gedo ku hoyday madaxweynaha Dowlada jubbaland  Mudane Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe, waxana madaxweynaha jubbaland Sii Akhri

Dowlada Puntland Oo ka Digtay in La Meel Mariyo Sharciga Shidaalka Soomaaliya

Posted Date: 05 Aug 2015   in: news,Puntland     0

1 Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka Puntland, waxay uga digaysaa Dawladda Federalka Somaliyeed iyo Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka Muqdisho in la meel mariyo sharciga Shidaalka e Sii Akhri

Ardadii ugu badnaa oo Addis Ababa ka qalinjabisay iyo M/weyne Gaas oo u habalyeeyay

Posted Date: 05 Aug 2015   in: news,World     0

Xaflad qalinjabin Ardadii ugu badnaa oo Addis Ababa ka dhacday iyo Madaxweyne Gaas oo Khadka telka uga qayb galay Master Scholarships na siiyey Xubno kaalimo galay: Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa taarikhdu Sii Akhri

Daawo Dabaaldagii 17-G.DPL ee Jaaliyada Frankfurt ee dalka Germany

Posted Date: 04 Aug 2015   in: news,World     0

Magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka ayaa waxaa habeenimadii 1-August ka dhacay Munaasibadii ugu baaxada waynayd ee sanadka 2015-ka ka dhacda qaarada Yurub, taasi oo kulmisay Jaaliyadaha Jarmalka, Austria, Sii Akhri

Video:- Jaaliyadda Seattle Washington oo Xustay 17-guuradii PL, Fariin adagna u diray DF

Posted Date: 04 Aug 2015   in: news,World     0

Waxaa magaalada Seattle ka dhacay xaflad heersare ah oo loogu dabaal dagayey sannad guuradii 17-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed. Xafladdaan oo qabanqaabinteeda lahayd Jaaliyadda Sii Akhri

War Deg Deg Ah: Wariyaashii Gal-Gaduud oo dib Xabsiga loogu ciliyay.

Posted Date: 04 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Gal-Gaduud ayaa Sheegaya in Goordhow dib xabsiga loogu ciliyay Wariyaashii Xalay Damiinta lagu sii daayay. Sii Akhri

Warbixin+Sawiro: M/weyne xigeenka DPL oo madaxtooyada kula kulmay 8-wasaaradod

Posted Date: 04 Aug 2015   in: news,Puntland     0

WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 4-8-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe kullan ku saabsan Sii Akhri

Daawo Warbixin:- Sanadguurada 17,aad Ee Puntland.Helsinki.Finland

Posted Date: 04 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Halkan Waxaan Idin Kusoo Gudbinayna Dawadayaal Muqaal ku saabsan Qaabkii looga Xusay Dalka Finland Munaasabada Aas Aaska Dowlada Puntland ,iyadoo Puntland ay 17 Sano Jirsatay Hoos Kadaawo Warbixin Muqaal Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Jaaliyada PL ee Finland oo Xusay Aas Aaskii 17 Sano Guuradii Puntland

Posted Date: 03 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Xaflad ballaaran oo lagu maamuusayo xuska sanad-guurada 17-aad ee ka soo wareegatay aasaaska Puntland ayaa ka dhacday Xarunta Dalada Midowga Qurba-joogta Puntland ee Finland oo ku Taala Caasimada Helsinki  Wadanka Sii Akhri

Hay’adda IMF oo diiday in ay lacago Amaahiso Somalia.

Posted Date: 03 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Hay’adda Lacagaha Aduunka Ee IMF ayaa Manata shaacisay in ay ka hortimid dalab dowlada Somalia ka yimid oo ahaa in Ha’addaasi ay lacago amaahiso Somalia. Sii Akhri

Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Deegaano katirsan Gobolka Gal-Gaduud.

Posted Date: 03 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Ciidamada Dowlada oo gacan ka helayo Kuwa AMISOM ayaa Maanta la wareegay gacan ku heeynta deegaanka katirsan Xadka u dhaxeeya Gobolada Hiiraan iyo Gal-Gaduud Ee Bartamaha Dhulka Somalia. Sii Akhri

5-Kamid ah Wariyaasha Gobolka Gal-Gaduud oo Maxkameeyn toodo ay ka socoto Dhuusamareeb.

Posted Date: 03 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Gal-Gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Maxkmada Ahlusunno lasoo taagay Wariyaashii Xabsiga laga sii daayay. Sii Akhri

Wariyaashii Xabsiga ay dhigtay Ahlusunno oo dib Xuriyadoodii u helay

Posted Date: 03 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Gal-Gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in la sii daayay  6 wariye oo ka howlgalayay Gobolkaasi. Sii Akhri

Sawiro: Farxadii iyo dabaaldagii 17-guuradii Dawlad Puntland oo lagu qabtay Oslo – Norway

Posted Date: 03 Aug 2015   in: news,World     0

Waxaa magaalada Oslo ee dalka Norwey ka dhacday xaflad lagu xusayey sanadguuradii 17aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay dawlad-goboleedka Puntland sannadkii 1998 kii. Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay, Sii Akhri

Abwaan Guraase oo Maanso cusub kula dabaaldagay farxada Shacsbka PL (caqli iyo caynaan sami)

Posted Date: 03 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Hadey shacabkii u dabaaldageen 17-guuradii dowladda Puntland maxey Maansooleysduna kula wadaageen Farxada Shacabkooda?, maadaama illahay hibo usiiyay curunta Sugaanta iyo hal abuurka hida raaca dhaqankeena Sii Akhri

Dowlada Federaalka oo ka Jawaabtay Baaritaan eedeyn Musqmaasuq

Posted Date: 02 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Dowladda Federaalka ayaa jawaab ka bixisay dembi baaris ay Dowladda Britain ku furtay sharikado hore heshiis ula galay Soomaaliya, ka dib eedeyn la xiriirta musuqmaasuq ka dhacay Soomaaliya. Sii Akhri

Warsaxaafadeed ”Ururka Hormarinta Warbaahinta Soomaaliya ee (SOMDA) oo ku baaqay sii deynta weriyayaal ku xiran dhuusamareeb

Posted Date: 02 Aug 2015   in: news,Somalia     0

SOMALIA MEDIA DEVELOPMENT ASSOCIATION (SOMDA)

SOMDA oo cambaareysay Shan Weriye oo Maamulka Ahlu sunna gobalada Dhexe Xabsiga Dhigeen, kuna baaqday in xorriyadooda loo soo celiyo.Muqdisho, 2 August, 2015: Sii Akhri

Sawiro: Madaxweyne xigeenka DPL oo ka qeyb-galay Ciyaar kubadeed lagu xusayey sanadguurada 17-aad ee aasaaskii PL

Posted Date: 02 Aug 2015   in: news,Puntland     0

WARBIXIN+SAWIRRO: Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa gelinkii dambe ee shalay garooonka kubadda cagta mira awaare ee magaalo madaxda Puntland ee Garoowe Sii Akhri

Agaasime Ku-Xigeenka Guud ee Laanta Socdaalka oo ka qeyb galay Xafladii Mashaariicda Kuwait.‏

Posted Date: 02 Aug 2015   in: news,World     0

Duba: allidamaale:- Waxaa Magaalada Dubai lagu kala Saxiixday Hishiisyo Taariikhi ah kuwaasoo ey Dowlada Kuwait ugu deeqday Dadka Soomaaliyeed ee Puntland Dagan. Mashaariicdan oo isugu jiray Airport Caalami ah Sii Akhri

Warbixin+Sawiro: Munaasabada 1-da Augosto oo Lagu qabatay Garoowe

Posted Date: 02 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire ayaa xalay Sii Akhri

Munaasabadii 1- Augusto ee Addis iyo M/weyne Gaas oo 3-Arday uu Scholarship master u qondeeyay oo la Gudoonsiiyay

Posted Date: 02 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Xafladii August 1 oo Addis ka dhacday iyo Madaxweyne Gaas oo Scholarship master ah oo uu usoo qoondeeyey Ardayda la gudoonsiiyey 3 Arday. Xaflad aad loosoo Agaasimay oo lagu xusayay Sanad guuradii 17 aad ee Asaaska Sii Akhri

Ogeysiis: Hamoogaan xaflada sanadguura 17naad ee Dowladda Putlnad iyo state of New York

Posted Date: 02 Aug 2015   in: news,World     0

Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyada Puntland Hamoogaan xaflada sanadguurada 17naad  ee Dowladda Putlnad ee lagu qaban doono Magaalada state of New York Sii Akhri

Page 300 of 377« First...102030...298299300301302...310320330...Last »

Allidamaale