Ururka Nabadda iyo Cadaalada oo canbaareeyay Fargalinta DF ay ku heyso Gbolada Dhexe

Posted Date: 30 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda, Midnimadda iyo Cadaaladda codka inta leh damiirka nool, qiiradda dhabta ah Soomaalinimada iyo dareenka wadaniyadeed ku hadleeyna kana duuleeyna masuuliyadda Diineed, Sii Akhri

DEG DEG: (Daawo) Xaalado dagaal oo kasoo cusboonaaday Taleex & dad ku dhaawacmay

Posted Date: 30 Apr 2015   in: news,Puntland     0

Xaalada degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa maanta degan kadib markii habeenkii xalay ahayd gudaha deegaankaasi ay ka dhaceen rasaas xoogan iyo iska hor imaadyo dhex maray qaar kamid ah malayshiyaad kasoo kala jeeda Sii Akhri

Roobabkii Gaalkacyo oo sII lixaadsaday+Sawiro

Posted Date: 30 Apr 2015   in: news,Puntland     0

Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug oo Roobabakii ay si weyn ugu hooraayaan, roobabkas lixaadka leh oo geystay kasaare Hoy iyo hantiba leh kadib markii 7aad kan oo dhan ay si weyn ugu hoorayeen.

Sii Akhri

Daawo: Madaxweynayaasha dowladaha Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo warbaahinta la hadlay imatinkoodi caasimada Garoowe kadib

Posted Date: 29 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Daawo soo dhaweyntii Madaxweynayaasha dowladaha Jubaland iyo Koonfur Galbeed ee caasimada Garoowe sida weyn loogu soo dhaweeyay maanta. Sii Akhri

Wasiirada warfaafinta Federalka iyo dowlada Puntland oo heshiis wada gaaray

Posted Date: 29 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Wasiirka Warfaafinta dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dhaqanka Puntland Cabdiwali Xirse Cabdulle Indha-Guran ayaa maanta kulan albaabada Sii Akhri

Madaxda Soomaaliya oo Kulamo hoose uga furmay caasimada Garoowe

Posted Date: 29 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa magaalada Garowe ee caasimada Puntland oo ay maanta kuwada idil yihiin dhamaan Madaxweynayaasha Soomaaliya ka biloowday kulamo hoosaadka ay wada yeelanayeen Masuuliyiinta Soomaaliya ugu tunka weyn. Sii Akhri

M/weynayaasha Jubaland iyo Koonfur galbeed oo soo gaaray Garoowe (Sawiro)

Posted Date: 29 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Wafuud culus oo ay kala hogaaminayaan Madaxweynayaasha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay caasmiada Sii Akhri

Ururka Nabada iyo Cadaalada oo soo dhaweeyay Dhismaha Baarlamaanka Jubaland

Posted Date: 29 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda, midnimadda iyo Cadaaladda codka inta leh damiirka nool, qiiradda dhabta ah Somaalinimo iyo dareenka wadaniyadeed ku hadleeyna waxaanu si diiran u soo dhoweeyneeynaa Sii Akhri

Daawo Roobabkii Todobaadkaan sida xiriirka ah u hayay Gaalkacyo

Posted Date: 29 Apr 2015   in: news,Puntland     0

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa sadexdii maalmood ee la soo dhaafay ka da’ayay Roobab xoogleh oo hakad galiyay howlihii magalaada kasocday, sidoo kalena saamayn weyn ku yeeshay isu socodka dadka, Sii Akhri

(Sawiro) Madaxa Haya’adda Xuquuqul Insaanka Ee Puntland ‘Kulamadiisii Alexandria Iyo Minneapolis, MN’.

Posted Date: 29 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Mudane Mohamed Yusuf Ali ayaa waxaa lagu martiqaaday in uu ka qaybgalo bandhiga dhaqanka Soomaalida ee lagu qabtey Magaalada Alexandria, ee gobolka MN. Isagoo la kulmay waxgaradka, macalimiinta Alexandria Sii Akhri

Daawo Geedkii Xusuusta ahaa ee Qaramada Midoobay ku xustay Danjire Yuusuf Bari-bari.

Posted Date: 28 Apr 2015   in: news,World     0

22-April 2015 waxaa maantay xarunta Unite Nation ee magaalada Geneva lagu qabtay xuus lagu talalay Geed loogu magaca daray allaah u naxariistee Danjirihii Soomaaliya u fadhin jiray Qaramada Midoobay Danjire Yuusuf Sii Akhri

DEG DEG: (DAAWO) Hargeysa oo wasiirada Somaliland ay iskugu laynayaan booqashada deegaan caan ah & Siilaanyo

Posted Date: 28 Apr 2015   in: news,Puntland     0

Wararka Wakaaladda Mucaaradnews.com ay ka helayso madaxtooyada maamulka Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in waftigii ugu culus oo ka tirsan maamulka Somaliland ay ku wajahan yihiin degmada Sii Akhri

Gudoonkii Baarlamaanka Jubaland oo si buuxa loo dhameystiray.

Posted Date: 28 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Maanta oo ay tarikhdu tahay 29-April 2015 ayaa si buuxa waxaa loo dhameystiray Gudoonka cusub ee Baarlamanka dowladda Jubaland, kadib markii doorsho xor ah oo Taariikhi ah ay ka dhacadya. Sii Akhri

Qaban qaabada lagusoo dhaweynayo M/weynayaasha Somalia ayaa kasocda caasimada Puntland

Posted Date: 28 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Magaalada Garoowe caasimada dowladda Puntland ayaa waxaa si xowli ah uga socda qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu qado in uu saacadaha soo Sii Akhri

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zambia oo munaasabad ballaaran ku soo dhoweysey Boqor Burhaan (Sawiro)

Posted Date: 27 Apr 2015   in: news,World     0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddankan Zambia ayaa munaasabad ballaaran oo lagu soo dhoweynayey Boqorka Beelaha Daarood, Boqor Burhaan Boqor Muuse ku qabatay halka loo yaqaan Mulungushi International Sii Akhri

Talo Ku Socota M/weynaha Puntland iyo Gudiga Qaban-qaabinta Shirka Wada-Tashiga Garoowe

Posted Date: 27 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Waxaan Marka hore u Mahad-celinayaa Madaxweynaha Puntland Abdiwali Ali Gaas, Gogosha Iyo Martiqaadka uu fidiyay. Waxaan Jecleystay inaan Taladan Iyo Aragtida aan ka qabo Shirka Wadatashiga Puntland ee Bisha May 2015, Sii Akhri

DEG DEG: Buuhoodle oo maanta gil gilatay & xaalada oo kacsan + Live ula soco

Posted Date: 27 Apr 2015   in: news,Puntland     0

Kadib markii maalin ka hor qaar kamid ah isimadda dhaqanka iyo waxgaradka deegaanka Buuhoodle ay shir kula qaadeen cuqaal iyo waxgarad ka socday beesha Habar Jeclo ee deegaanka Aadan Waal ee gobolka Cayn ayaa waxaa Sii Akhri

Dhalinta Soomaaliyed (dhaldhalaalka) dhul shisheye uusan dhulkaaga kaa dhoofin

Posted Date: 27 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Dhalinta Soomaaliyed (dhaldhalaalka) dhul shisheye uusan dhulkaaga kaa dhoofin Dhaldhalaalka  indhahaagu soo qabtaan adiga oo joga dhulkaagii hooyo  uusan kaa sal kicin dhulkaaga  xaqiiqda  dhabtaa  waxay taal halka aad ku Sii Akhri

Jawaab Ku Wajahan Abukar Cawaale‏

Posted Date: 27 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh Abukaroow sideeadaba talo laysla taliyaa waa tiir ka mid ah tiirarka nolosha aadamaha, waxayna ka mid tahay tiirarka ugu miisaanka culus… Ciddii wanaag ku Sii Akhri

Wakiilka Puntland u Fadhiya Finland oo Ka Qeybgalay Kulan Ka Dhacay Boland‏

Posted Date: 27 Apr 2015   in: news,World     0

Waxaa magaalada Warsaw ee wadank Poland ka dhacay kulan gogolxaarid  oo ay soo Abaabuleen  hindisayaashii Dhaqdhaqaaqa Isbaheeysiga Qurbajoogta Soomaalida (Somali Diaspora Solidarity Movement) iyo Parlamaanka Sii Akhri

Qaramada Midoobay oo Geed Xusuus ah ugu magacdaray Danjire Yuusuf Bari-bari.

Posted Date: 26 Apr 2015   in: news,World     0

22-April 2015 waxaa maantay xarunta Unite Nation ee magaalada Geneva lagu qabtay xuus lagu talalay Geed loogu magaca daray allaah u naxariistee Danjirihii Soomaaliya u fadhin jiray Qaramada Midoobay Danjire Yuusuf Sii Akhri

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo lagu soo dhoweeyey Lusaka, Zambia‏

Posted Date: 26 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Boqorka beelaha Daarood, BoqorBurhaan Boqor Muuse oo beryahan socdaal ku marayey Yurub  iyo Waqooyiga Ameerika ayaa dib ugu soo laabtay Afrika waxana si diirran loogu soodhoweeyey waddanka Zambia oo  uu maalintii Sii Akhri

Ururka Nabadda iyo Cadaaladda oo hanbalyo u diray xawaaladaha Somalia

Posted Date: 26 Apr 2015   in: news,Somalia     0

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda, midnimadda iyo BCadaaladda codka inta leh damiirka nool, qiiradda dhabta Bah Somaalinimo iyo dareenka wadaniyadeed ku hadleeyna ka duuleeyna ahamiyadda camal kheyrka Sii Akhri

DEG DEG: (Daawo) Ciidamo is hor fadhiya & kulamadii socday oo fashil ku dhow

Posted Date: 25 Apr 2015   in: news,Puntland     0

Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya kulamo iyo shirar ay maanta ku leeyihiin isimadda dhaqanka iyo odayaasha beelaha Habar Jeclo iyo Dhulbahante deegaanka Aadan Waal ee gobolka Cayn, waxaana lagu soo waramayaa in Sii Akhri

Page 303 of 355« First...102030...301302303304305...310320330...Last »

Allidamaale