Dhageeyso:- Shir weeyne looga hadlayo New Deal oo Muqdisho Bari ka Furmaya.

Posted Date: 28 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Maalinta Bari ah taariikhduna ay ku beegantahay 29-ka July Ayaa waxaa lagu wadaa in xarunta xale Ee Muqdisho uu ka furmo shir loogu magacdaray hiigsiga 2016-ka kaasi oo wajigiisii 1-aad uu ka dhacay Magaalada copanheegan. Sii Akhri

Fashil:-Dowlada Somalia” Ma dhaceeyso 2016-ka Doorasho Guud”

Posted Date: 28 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia oo Kulan ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Maanta ku dhawaaqay in Sanadka 2016-ka aanay dalku ka dhici Karin Doorasho Cod iyo qof ah.

Sii Akhri

War Deg Deg Ah: Ciidamada Ethopia oo isga baxay Degmada Cadaado.

Posted Date: 28 Jul 2015   in: news     0

Wararka hadda Naga soo gaarayo Magaalada Cadaado Ee Gobolka Gal-Gaduu ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Ethopia ay isaga baxeen Degmadaasi. Sii Akhri

Madaxweyne Obama oo Maanta Qudbad ka jeedin doono Shirka Midowga Africa.

Posted Date: 28 Jul 2015   in: news,World     0

Madaxweynaha Dalka Mareyknka Mr Obama oo booqasho rasmi ah ku joogo Magaalada Adis Ababa Ee Xarunta Dalka Ethopia ayaa lagu wadaa in uu Maanta qudbad dheer ka jeediyo Xarunta Shir madaxeedka Afrika. Sii Akhri

Rag katirsan Al-shabaab iyo hub ay wateen oo lagu qabtay Baydhabo

Posted Date: 28 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo Ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Amaanka Ee Degmadaasi ay gacanta ku dhigeen Tiro dad ah iyo hub ay dadkaasi wateen. Sii Akhri

XooggagaTurkiga oo wali wada duqaymo ka dhan ah jabhadda kurdiyiinta ee PKK

Posted Date: 27 Jul 2015   in: news,World     0

Ciidamada cirka ee Turkiga ayaa waxay wadaan wali duqaymo ay ku bar tilmaamaysanaysanayaan saldhigyo ay leeyahiin xooggaga jabhadda PKK ee ay leeyahiin kurdiyiinta Sii Akhri

Xog xasaasi ah: Ardeyda Somaliyeed ee ka baxdey dugsiyada Kuwait oo Jamacadaha ay halan laga dhaco. Yaa dhaca?

Posted Date: 27 Jul 2015   in: news,World     0

Xog hoose oo aan ka helanay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka kuwait ayaa sheegaya in dhibaato baahsan ay lasoo gudboonaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee kuwait ka dib markii ay safaarada awood u sheegatey dadkaas masaakiinta ah oo awalba Sii Akhri

Fadhiga Baarlamaanka oo Maanta Hareeyay Kala diris la sheegay in lagu sameeynayo Baarlamaanka.

Posted Date: 27 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia ayaa Kulan maanta ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho Ayaa waxaa hareeyay Buuq iyo Sawaxan kaasi oo ku saabsanXog iyo sir ay mudanayaasha Baarlamaanka Somalia ay ku sheegeen in uu socdo kaasi oo lagu kala dirayo Baarlamaanka. Sii Akhri

Tooshka wareega: Xasan Culusow oo diyaarsaday Gudigii dib u soo celin lahaa dorashada 2016

Posted Date: 27 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Gudiga Muranka badan ka taaganyahay ee Xasan Sheekh Maxamuud ugu magacdaray Gudiga Doorashooginka Soomaaliya 216 ayaa la ogaaday inuu Madaxweynaha dowlada Federaalka uu u dhiibtay gudoomiyanimada gudiga Sii Akhri

Dhageeyso:- Ra’isilwasaare Sharmarke Oo Goordhow Shir Jaraa’id Muqdisho ku qabtay

Posted Date: 27 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Ra’isilwasaaraha Xukuumada Federaalka Somalia Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke oo Goordhow Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho Ayaa ka hadlay Arimo kala duwan. Ra’isilwasaaraha ayaa ugu horeeyn Markale Cambaareeyay Qaraxii Sii Akhri

War Deg Deg Ah: Qarax ka dhacay Degmada Yaaqshid Ee Gobolka Banaadir.

Posted Date: 27 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Wararka aanu ka heleeyno Degmada Yaaqshid Ee Gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow halkaasi uu ka dhacay Qarax Qasaare Geeystay. Qaraxani Ayaa la sheegay in lagu xeray Gaari nooca raaxada ah  uu watay mid Sii Akhri

Dhageeyso+Sawiro:- Maxaa ka soo baxay Wada hadalada Madaxweyne Xasan iyo Madaxda Jubbaland

Posted Date: 27 Jul 2015   in: Jubbaland,Somalia     0

Madaxweynaha Jamhurriyada Somalia Xasan Sheekh Max’uud iyo Wafdi uu hogaaminayo Ayaa booqasho Waxa ay ku tageen Magaalada Kismaayo Ee Xarunta  G/Jubbada hoose waxaana Xalay ilaa iyo saakay kulamo kula qaadanayeen Ay kula qaadanayeen Madaxtooyada Maamulka Jubba Madaxda Maamulkaasi. Sii Akhri

dadkii ku dhintay Hoteelka Jaziira oo sii kordhaya .

Posted Date: 27 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Shalay Galab Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somalia Waxaa ka dhacay Qarax qasaare geeystay qaraxaasi oo lala eegtay Hoteelka Jaziira Ee Magaalada Muqdisho.

Ilaa 4- Qof oo dhaawac ahaan loo geeyay isbitaalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho Sii Akhri

Ururka ardayda Som. ee Kuwait oo abaal mariyay Ilmo Sh. Cumar Xaaji

Posted Date: 27 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Ururka ardayda Som. ee Kuwait oo abaal mariyay Ilmo Sh. Cumar Xaaji Muse allaha u naxariistee , xafladi xalay ee quraan xifdiska looguna magac daray Gudoomiyihii Saxda Ahaa Ee Abid Soo Mara Jaaliyadda Kuwait Marxum Sii Akhri

Xasan Sheekh oo Caawa Kismaayo ku hoyanaya iyo kulamo halkaasi ka socdo( Sawiro)

Posted Date: 26 Jul 2015   in: Jubbaland,news     0

Xarunta Madaxtooyada Magaalada Kismaayo Ee Dowlada Jubbaland Waxaaa hadda ka soconayo Shir Gaar Ah oo ay Albaabada u xiranyihiin Kaasi oo u dhaxeeya Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Max’uud iyo Madaxweynaha Jubba Sh.Ax’ed Madoobe. Sii Akhri

Dhageeyso:- Wasaarada Amniga oo Faah faahisay Qaraxii Muqdisho.

Posted Date: 26 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Afahayeenka Wasaarada Amniga Gudaha Somalia Max’ed Yuusuf Cismaan oo Warbaahinta kula hadlay Hoteelka Jaziira oo Ay Maanta Dagaalamayaal katirsan Al-shabaab Ay weerar ku qaadeen.

Maxa’ed Yuusuf Ayaa sheegay in aanay jirin qasaaro soo gaaray Masuuliyiin Sii Akhri

Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii Argagixiso ee lagu qaaday Hotel Jazeera.

Posted Date: 26 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Muqdisho, July 26, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka argagaxiso ee galabta lagu qaaday Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay weerarkaasi inuu ahaa mid la rabay in lagu wiiqo Sii Akhri

Ergeyga QM Kay oo cambaareeyay weerarkii argagaxiso ee lagu qaaday Hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho

Posted Date: 26 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Muqdisho, 26 Luuliyo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarkii argagaxiso ee maanta lala beegsaday Hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho oo sababay khasaare dhowr ah oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sii Akhri

Uruka Suxufiyiinta oo katacsiyeeyay Saxafiyiintii ku waxyeeloowday Qaraxii Muqdisho (Warsaxaafadeed)

Posted Date: 26 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Tacsi

Muqdisho, 26 Luulyo, 2015

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa waxa uu tacsi u dirayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Cabdikarim Macalin Sii Akhri

Faah Faahin : Qarixii Culusaa ee ka dhacay Muqdisho iyo wariyaal ku waxyeeloobay.

Posted Date: 26 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Inkabadan 10 Ruux ayaa ku geeriyootay oo isugu jira dad shacab Ah iyo Dad la shaqeeyo Dowlada iyo wariyaal kadib qarax weeyn oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxan Ayaa ka Galabta ka dhacay Hoteelka Jaziira oo u dhow Garoonka Caalamiga ah Ee Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho. Sii Akhri

Xasan Sheekh oo Cambaareeyay Weerarkii Maanta Ee Muqdisho (Warsaxaafdeed)

Posted Date: 26 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Muqdisho, 26 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixisonimo ee maanta kooxaha nabad-diidka ku qaadeen hotel Jasiira oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Sii Akhri

Sawiro: Weeraro Qaraxyo Culus ah oo lagu bur buriyay hotel Jasiira ee magaalada Muqdisho

Posted Date: 26 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa galabatay weeraro cusub nooc aan wali horey loogu arag Soomaaliya lala beegsaday Hotel Jasiira oo ku yaala Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho iyo Xarunta Qaramada Midoobay UNDP ee Muqdisho. Sii Akhri

Daawo: Isimada iyo Waxgaradka Punjub oo Bayaan adag kasoo saaray tagida Kismaayo ee Culusow iyo kala furfurka Punjub

Posted Date: 26 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa galabnimadii maanta kulan ballaaran isugu yimid odayaasha, waxgaradka, Isimimada iyo siyaasiyiin reer Puntland iyo Jubbaland ee ku dhaqan gobolkaan Washington State. Kulanka ayaa lagu falan qeeyey xaaladda Sii Akhri

Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo daqiiqad ka hor ka dagay Kismaayo.

Posted Date: 26 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha dowlada Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxmuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa daqiiqad ka hor ka degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah dowlada Jubaland. Sii Akhri

Allidamaale