Beesha Baadicade shir ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho oo war saxaafadeed laga soo saaray. (Sawiro)

Posted Date: 09 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Shirweyne ay ka sooqeyb galeen, Siyaasiyiinta, Aqoonyahanada, Ganacsatada ,Hogaanka Dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka, Qurbajoogta iyo Saraakiisha Ciidanka ee Beesha Baadicadde oo kasocday City Palace Hotel magaalada Muqdisho 4-8 August 2015 ayaa lagu soogabagabeeyey Magaalada Muqdisho.

Sii Akhri

Wasiirka Waxbarashada Somalia oo Maanta hortageeysa Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia

Posted Date: 09 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wasiirka waxbarashada Somalia Marwo Khadra Bashiir Cali Ayaa Maanta oo Axad ah taariiqduna ay ku beegantahay 09-Augosto 2015 ay hortagi doontaa Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia.
Sii Akhri

Warbixin+Sawiro:- Mr Said Qaas Muwaadinka Reer Puntland ah kuna Caanbaxay Hormar

Posted Date: 09 Aug 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Sida caalamaka iyo dalka soomaaliya laga wada ogyahayba waxaa ka hana qaaday dalka Finland ee qaarada yurub,jaaliyadii uugu horeeysay ee soomaaliyeed ee muujisay wax qabad dhab ah oo dal iyo dibadba ah.Tanaa waxaa nasiib u yeeshay inay noqdaan horseedkii qurba joogta soomaaliyeed  Dalada midawga jaaliyadaha Puntland ee dalkan Finland ka dhisan.

Sii Akhri

Maqaal: Hogaamiye indho leh ayaa hogaamin lagu hormaro leh‏

Posted Date: 09 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Taariikhdaa wax laga bartaa,beena masheegto sidaa daraadeed burburkii gayiga Soomaaliyeed ka dhacay 1991 dii ayaa saameeyay Tuulo, Dagmo, Gobol, sikale hadaan u dhigno  laf,Jilib,Beel,iyo qabiilkastoo soomaaliyeed amabc aruur, Sii Akhri

SOMALIA: MISSION ACOMPLISHED: The international community’s ambitions and the rush to declare success in Somalia

Posted Date: 09 Aug 2015   in: news,Somalia     0

SOMALIA: MISSION ACOMPLISHED: The international community’s ambitions and the rush to declare success in Somalia through piecemeal solutions developed under the umbrella of Vision 2016.

Sii Akhri

abwaan Gurraase oo markale Tix maanso ah u tiray calanka Soomaaliya.

Posted Date: 09 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Abwaanka da’ada yar Gurraase Bashiir Nuur Gaas oo markale Tix maanso ah u Tiriyay Calanka Soomaaliya ayaa Gabaygaan cusub uu la magac baxay Cuddoon),

Sii Akhri

Tooshka wareega: Kooxda Isbaarada u dhigatay qoxotiga kasoo qaay Yemen oo dhibaato ba’an ku haya umada

Posted Date: 09 Aug 2015   in: news,World     0

Ayadoo ay jirto in xiligaan dad farabadan oo isugu jira Soomaali iyo Yemen ay kasoo barakaceen dagaalada sokeeye ee ka socda dalka Yemen ayaa waxaa dilaacay kooxo qowleesato ah oo isbaaro u dhigtay Hayadahii dadkaas Sii Akhri

Ciidamada AMISOM oo Nabadoono ku dilay Gobolka Hiiraan.

Posted Date: 08 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Halgan oo shalay uun Ay la wareegeen Ciidamada Dowlada oo gacan ka helaya Kuwa AMISOM Ee Ethopia ayaa wararka Sii Akhri

Tacsi: Jaaliyada Somalida Danmark oo katacsiyeey Geerida ku timid Marxuum Ciisse Garaad Soofe Duran.

Posted Date: 08 Aug 2015   in: news,World     0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Danmark khaas ahaan Magaalada Aarhus waxay tacsi naxdin badan u diraya dhamaan qoyskii ,eheladii iyo dhamaan asaxaabtii uu ka geeryooday Marxuum Ciisse Garaad Soofe Duran.

Sii Akhri

Dhageeyso:- Dowlada Puntland oo soo dhoweeysay heshiiskii Jubbaland iyo Siyaasiinta Gedo.

Posted Date: 08 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Xili Shalay Degmada Dooloow Ee Gobolka Gedo uu ka dhacay Shir Guul ku soo dhamaaday kaasi oo dhexmaray Madaxda Dowlada Jubbaland Sii Akhri

Maamul Goboleedka Sh/Dhexe iyo Hiiraan oo la saxiixay.

Posted Date: 08 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa Goordhow Xarunta Madaxtooyada Ee Villa Somalia Muqdisho lagu saxiixay Maamulka loo sameeynayo Gobolada Sh/Dhexe iyo hiiraan. Sii Akhri

Warbaahinta Aljazeera oo Somaliland u aqoonsatay dal madax bannan

Posted Date: 07 Aug 2015   in: Somalia,Somaliland     0

War baahinta Caalamigaa ee Aljazeera lagana leeyahay xarunteeduna tahay dalka Qadar ayaa qaybteeda afka carabiga ku hadasha, dhankeeda mareegta(Page-ka) Sii Akhri

War Deg Deg Ah: Gawaarida Ciidamada AMISOM oo jeeray Nin Dhimirka la’ (Sawiro)

Posted Date: 06 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Gordhow ayaa gaari ay leeyihiin Ciidanka Midowga Afrika ee Amisom waxa uu qeybo kamid ah wadada Maka Almukarama gaar ahaan agagaarka tree Biyaano, kudar daray mid kamid ah dadka dhimirka la Sii Akhri

Golaha wasiirada Somalia oo ka dooday Arimaha Amniga dalka (Sawiro)

Posted Date: 06 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Khamiis, August 6, 2015….Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Sii Akhri

Madaxweyne Gaas “ Puntland uma baahno AMISOM Amniga Ciidamadeeda ayaa ku filan”

Posted Date: 06 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/wali Max’ed Cali Gaas oo wareeysi siiyay Wakaalada Wararka Ee Reuters Ayaa sheegay in Puntland aanay u baahneeyn Ciidamo ka socdo Midowga Africa Ee AMISOM. Sii Akhri

Warbixino+Sawiro Shirkii Golaha wasiirada Ee PL Maanta Maxaa looga hadlay (Akhriso)

Posted Date: 06 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Shirka Golaha xukuumadda oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin xaaladda Gobalka Sool, qorshaha Sii Akhri

War Deg Deg Ah:-Duqeeymo Qasaare geeystay oo ka dhacay Gobolka hiiraan.

Posted Date: 06 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka ka imaanayaaa Gobolka Hiiraan Ee Bartamaha Dhulka Somalia ayaa sheegaya in Duqeeyn qasaare geeystay ay maanta ka dhacday Gobolkaasi. Sii Akhri

Dhageeyso:- Ciidamada Dowlada oo howlgalo ka sameeyay Muqdisho

Posted Date: 06 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Howlgalkan Ayaa Waxaa si wadajir ah Waxaa u fuliyay Ciidamada Nabadsugida Dowlada Somalia iyo kuwa booliska AMISOM waxaana ay ka fuliyeen Xaafada soonakeey Degmada Hodan Ee Gobolkan Banaadir. Sii Akhri

Rag katirsan Al-shabaab iyo Gaadiid ay wateen oo lagu soo bandhigay Magaalada Baydhabo.

Posted Date: 05 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka laga helayo magaalada baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow Magaaladaasi lagu soo bandhigay rag katirsan Al-shabaab iyo gaaddiid dagaal oo ay lahaayeen. Sii Akhri

Dhageeyso:- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Musuq maasuq lagu eedeeyay

Posted Date: 05 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia oo kulan Maanta ku yeeshay Xarunta Golaha shacabka Ee Magaalada Muqdisho Ayaa waxa ay u yereen Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab . Sii Akhri

(Dhageeyso) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay dhigiisa Nairobi.

Posted Date: 05 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka laga helayo Magaalada Nairobi Ee Caasimada Wadanka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Magaaladaasi ay kulan kuwada yeesheen Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Sii Akhri

War Deg Deg Ah: is rasaaseen Qasaare geeystay oo ka dhacday Muqdisho.

Posted Date: 05 Aug 2015   in: news,Somalia     0

Wararka laga helayo Degmada Yaaqshid Ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Goordhow degmadaasi Yaaqshid ay ka dhacday is rasaaseen qasaare geeystay. Sii Akhri

Warbixino+Sawiro:-Madaxweynaha Dowlada Puntland oo la kulmay Ku xigeenka ergayga qaramada Midoobay Ee Somalia

Posted Date: 05 Aug 2015   in: news,Puntland     0

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta Sii Akhri

Wasaarada Maaliyada Puntland oo Fariin u dirtay Ganacsatada Puntland

Posted Date: 05 Aug 2015   in: news,Puntland     0

Wasiirka Maaliyadda Dowlada Puntland  mudane Cabdullahi Shiikh Axmed oo Maanta  tababarka  ku aadan canshuuraha Maanta u furay Shaqaalaha wasaarada Maaliyada Dowlada Puntland Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7