Madaxweyne Gaas oo ka digey mooshinka laga keenay R/W Dr. Cabdiwali

Posted Date: 28 Nov 2014   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa digniin kasoo saaray mooshinka Madaxweynaha dowlada Federaalka ka keenay Xukuumada Dr. C/wali Sheekh. Madaxweynaha dowlada Puntland ayaa Sii Akhri

Madaxweynaha dowladda Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso

Posted Date: 27 Nov 2014   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa waabarigii saaka soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Sii Akhri

QurboJoogta Oo Ku Baaqay In Xildhibaanada Ay Madaxwayne Hassan Sheikh ‘Kalsoonida Kala Noqdaan’

Posted Date: 27 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Qaar ka mida Xildhibaanada ku sugan Xamar, sida ay shabakadaha wararka ee af-Soomaaliga wax ku qora sheegeen, ayaa loo hanjabay. Hanjabaada ay sheegeen hadii ay xaqiiqo noqotana, waa mid QurboJoogta xasuusin Sii Akhri

Faalo: Warka Xasan Dastuurku Munasal Maaha

Posted Date: 27 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Waxaan maqli jiray waagaan yaraa Oraah aad ugu fadhida xikmad wayn oo meela badan taabanaysa, oraahdaas oo ah hadaadan xishoonayn waxaad Sii Akhri

Daawo Xildhibaanada Madaxweynahu wato oo ku dhawaaqay in uu Ra’isul wasaarahu is casilo

Posted Date: 27 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Xildhibaanada Baarlamaanka garabka Madaxweynaha dowlada Federaalka ayaa soo saaray war-murtiyeed ka kooban qodobo dhowr ah, oo ay kaga hadlaan go’aankii Jawaari uu ku diiday mooshinka iyo inuu is casilo Sii Akhri

Daawo: Beesha Galmudug oo kulan nabadeyn iyo is cafin isugu yimid

Posted Date: 27 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Beesha Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo  oo kulan nabadeyn iyo is cafin ah ku doortay hogaamiya yaal Dhaqan iyo Siyaasada Beesha Sii Akhri

Somalia oo guul taariikhi ah kasoo hoysay Golaha loo dhan yahay ee QM

Posted Date: 26 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Golaha loo dhan yahay ee Jimciyada QM ayaa 18 November 2014 waxaa uu meel mariyay qaraar ay soo gudbisay Soomaaliya oo ku aadan in la sameeyo maalinta caalamiga ah ee dadka qabo cad-cadaadka ee International Sii Akhri

Daawo doodii Kaftan dhable iyo Xeradii Xerogeelka Baarlamaanka DFS

Posted Date: 26 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Waa doodii dhexmartey Warfaa iyo Waayeel ayagoo isweydiinaya sidii wax uga dhaceen 14/11/2014, xaruntii Xerogeelka (Baarlamaanka). mar sadexaadna doraad dhacdey ceebtii abid soo martay umada Soomaaliyeed. Sii Akhri

Daawo Mr.Midgaan iyo Maansadii Dulmi Diid

Posted Date: 26 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Maansoon kuluul oo laga tirayay xumanata ay leedahay midab sooca iyo kala fuquuq, hadana waa Qeybta 1 aad ee Maansooley State Dulmi Diid Gabooye-Land. Sii Akhri

Waa Kuma Ninka u Dhaartey Xildhibaanada Taageeran Raisal-Wasaaraha?

Posted Date: 26 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Waxaa xildhinaadu ay xaqiijiyeen in gacanta lagu hayo Hanjabaado ka dhan ah Xildhibaanada kasoo horjeeda Mooshinka Raisal-Wasaaraha Somalia. Hadaba Iyadoo Xaaladi halkaa joogto waxaa la helay Shakhsiga diraya Sii Akhri

Cabdibare Jibriil ” Hadii nala dilo Madaxtooyada ayaa na dishay”

Posted Date: 26 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Xildhibaan Abdibare Jibriil oo Sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Ka Soo Horjeeda Mooshinka in si toos ah loogu Hanjabay, ayadoo qaarkoodna Hoteeladii ay laheystayaasha ku ahaayeen isaga cararay Sii Akhri

Dowlada Ethiopia oo Shariif Hassan ku Amartey inuu Mogadishu oo ku biro kooxaha Mooshinka wada

Posted Date: 26 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Dowlada Ethiopia oo Shariif Hassan ku Amartey inuu Mogadishu Tago kuna dhiirgalisey Dar-dar galinta Mooshinka Raisal-Wasaaraha. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Dowlada Ethiopia ey Amar siisey Madaxweynaha Sii Akhri

Madaxweyne Gaas iyo Wafdi uu hogaaniyo ayaa gaaray magaalada Qardho

Posted Date: 26 Nov 2014   in: news,Puntland     0

Wafdi culus oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta si weyn loogusoo dhaweeyay magaalada Qardho ee xaruunta gobolka Karkaar. Sii Akhri

Sir Culus: Wasiir Goodax Barre Oo Daarood Shirqoolaya 1994‏

Posted Date: 26 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Waxaa markii ugu horeysay gacanta lagu dhigey Qoraal Sir ahaa oo loo qorey UN Dowlada Maraykanka Iyo Dowlado Reer Europe ah Kaasoo ey qoreen Waxgaradka Beesha Hawiye uguna horeeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Sii Akhri

Breaking News: International’s Position to President Of Somalia Hassan Sh.

Posted Date: 25 Nov 2014   in: news,Somalia     0

This crisis has dented international confidence in you and your Government. You need to deliver on your commitments and should set out what you will do over the next six months to start rebuilding confidence. Sii Akhri

Dhageyso Guuroow Kulul oo laga tiriyay Khilaaka u dhaxeeya Madaxweynaha Xasan iyo Ra’iisul Wasaaraha Cabdiweli

Posted Date: 25 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Dhageyso Guuroowgii xiisaha Badnaa ee cusbaa ee laga tiriyay Khilaafka Cakiran ee u dhaxeeya Madaxweynaha Xasan iyo Ra’iisul Wasaaraha Cabdiweli Sheekh Axmed. Sii Akhri

RW. Cabdiweli: “Mooshinka sharci darada ah wuxuu caqabad ku noqday geeddi socodka hiigsiga 2016”

Posted Date: 25 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Muqdisho, 24, November, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, oo caawa war- murtiyeedeed uu ka soo saaray xaaladda dalka uga waramay marxalada Sii Akhri

Mooshinka Xaqdaradda Ah Waa Mid Madaxwayne Hassan iyo Xulufadiisu: Uga Soo Horjeedaan ‘Xisaabtanka Iyo Geedi Socodka Nabada’

Posted Date: 25 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Dulucda arimaha la isku haysto Soomaaliya, waxaa abuuray ama sii horinaayo – waa hugriga wayn ee uga jira shisheeyaha deegaanka Soomaaliyeed iyo khayraadkiisa oo leh dhul istaraajiyadeed oo Bad, Beri iyo Cir ka hodana Sii Akhri

Mahadnaq iyo Bogaadin ku socda Shacabka iyo dowladda Puntland

Posted Date: 24 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Marka ugu horraysa mahad idilkeed waxaa iska leh RSW, marka 2aadna waxaan halkaan ka salaamayaa, aad iyo aadna uga mahadcelinayaa dad aad u badnaa oo si diirran oo filanwaa igu noqotay iigu soo dhoweeyey Garoonka Sii Akhri

Akhiri Qoraalkii uu Afhayeenka Baarlamaanka u diray Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaarah

Posted Date: 24 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Afhayeenka Baarlamaanka Federaalka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari oo qoraal kasoo saaray Khilaafka Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha ee kala qeyngiiyay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Xildhibaanadooda. Sii Akhri

Qormo Xiiso leh: Xalka Qaranka Soomaaliya oo la helay!

Posted Date: 24 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Dalka soomaaliya hadaan wax yar dib u jaleecno taariikhdiisa, waa dal qadiim ah dadkiisuna uu yahay dad caan ku ahaa arima farabadan oo dunidu qiimayso.Soomaalidu waxay ahaan jireen geesiyaal, waxay ahaan jireen Sii Akhri

Daawo Ra’iisul Wasaare Dr. C/wali oo daboolka ka qaaday halka salku u ku hayo Khilaafka

Posted Date: 24 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Dr. C/wali Sheikh Axmed oo ka hadlay Xaalada Cakiran ee cirka isku sii shareereysa ee ka dhex taagaan Madaxda dalka iyo Baarlamaanka Federaalka ayaa tilmaamay in ay istaageen dhamaan Sii Akhri

Gabay: Dastuurkiyo shareecada kuwii daba maryaynaayey, Dunida waxaan hor loo arag kuwii daalaca u keenay

Posted Date: 24 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Shirdoonoow dabuubtaadi gabay duulal baa sidaye, Dabaylaha mansuunkaan ka helay buugta daabacane, Hadduu hadal dux leeyahay adaa doortay shilistiiye Sii Akhri

Daawo Xasan Culusow iyo Su’aalihii lagu waydiiyay shirkii New Deal Danmark

Posted Date: 24 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Su’ilihii Madaxweyne Xasan Sheekh lagu weydiiyay Shirkii Arimaha Soomaaliya ee magaalada Danmark New Deal, Su’aalahaasoo ay ka mid ahaayeen qaabka lagu xalin karo Khilaafka dowlada iyo aragtida DF Sii Akhri

Page 317 of 346« First...102030...315316317318319...330340...Last »

Allidamaale