Tooshka wareega: Duulaanka Cadaado ma loo diyaar garoobay?

Posted Date: 20 Jun 2015   in: news,Puntland     0

Tooshka wareega ee Boga caalamiga ee allidamaale.com wuxuu maantana shacabka Soomaaliyeed ee dhibanaha aan ageyn ah usoo bandhigayaa arimo xaasaasi oo kasoo kordhay Siyaasada murugsan ee Soomaaliya iyo duulaanka Sii Akhri

Shirkii 2aad ee Jaaliyada Reer Kismaayood iyo Soo Dhaweytii Anwar Bulqaas

Posted Date: 20 Jun 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa lagu qabtey magaalada Minneapolis, ee Gobolka Minnesota, oo ah halka ay sida cad uga muuqdaan Soomaalida racii ugu horeeyey ee ka soo qaxay dagaalkii sokeeye ee ka dhacay Soomaaliya 25 sano kar hor muda haatan Sii Akhri

Garowe: Dib U Laabashadda Cali Xaaji Warsame iyo Soo Dhaweynta Aaran-Jaan !!!

Posted Date: 20 Jun 2015   in: news,Puntland     0

Maantay waxaa dib ugu soo laabtay Garowe Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee Dawlada Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame kaasi oo mudo dheer dalka dibadda uga maqnaa, isla markaana Sii Akhri

Tacsi loo dirayo Eheladii ay ka geeriyootay Marxuumad Faadumo Maxamed Ciye

Posted Date: 20 Jun 2015   in: news,Somalia     0

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa Alle ha u naxxriistee eedaday Faadumo Maxamed Ciye oo 16-kii bishaan ku geriyootey Sweden. tacsidana waxaa diraya dadka kala aha:

Sii Akhri

QM oo Wakiil cusub u magacaawday howllka bini’aadanimo ee Soomaaliya

Posted Date: 19 Jun 2015   in: news,Somalia     0

Warsaxaafadaad kasoo baxay xaafiiska Xoghayaha Qaramada Midoobay Banki Moon ayaa lagu sheegay in Mr Peter de Clercq uu ka shaqeyn doona isku dabaridka howlaha bini’aadanimo ee dalka Soomaaliya iyo Barnaamijka Sii Akhri

Ururka Nabadda iyo Cadaaladda oo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyay bilashada Ramadaan

Posted Date: 19 Jun 2015   in: news,Somalia     0

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda.midnimaadda iyo Cadaaladda codka inta leh damiirka nool,Qiiradda dhabta ah (Somaalinimo) iyo dareenka Wadaniyadeed ku hadleeyna Waxaanu Hambalyadda Munaasabadda Sii Akhri

Kooxda Al-Shabab ayaa Ka Hadlay Weerarkii Cadaado Iyo Ujeedadada Loo Qaaday

Posted Date: 18 Jun 2015   in: news,Somalia     0

Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Sh/Cabdulcaziiz Abu Muscab oo shir jaraa’id qabtay ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii ballaarnaa ee maanta ka dhacay degmada Cadaado iyo labo weerar oo kale, kana kala Sii Akhri

21-jirkii Cadaanka ah ee weerarka ku laayay dadkii Kaniisada ku jaray oo laqabtay

Posted Date: 18 Jun 2015   in: news,World     0

Gobolka South Carolinia ee dalka Mareykanka ayaa wiil hubeysan oo cadaan ahaa uu weerar ku qaadey Kaniisad ay ku sugnaayeen dad madow ah, isagoona halkaas ku diley dad shacab ah oo kor u dhaafaya ilaa iyo Toban Ruux. Sii Akhri

DPL “ Sharci looma hayo Shirka Cadaado wuxuuna u dhamaan doonaan dagaal sokeeye”

Posted Date: 18 Jun 2015   in: news,Puntland     0

Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Amniga, Federaaliisam -ka iyo Sii Akhri

Ururka Midnimada iyo Cadaalada oo shacabka Somaliyeed ugu hanbalyeey Bisha Ramadaan (Ramaadan Kariim)

Posted Date: 18 Jun 2015   in: news,Somalia     0

Asc wr wb Ramadaan Kariim dhammaan Ummadaha Islaamka gaar shacabka  Somaaliyeed Meel eye aduunyadda ka joogaanba soon caafimaad Kheyr, Barako, Canal suubaan, ramadda Allah,dembi dhaafkiisa iyo Sii Akhri

Sheekadii Taxanaha aheyd ee Qalbi Wax Jecel iyo Qeybtii 6aad‏

Posted Date: 18 Jun 2015   in: news,Somalia     0

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Gacaliyow run badnidaa. Adduunku qaxar iyo dhib badanaa… Farxad.. Naxdin.. Barwaaqo. Rafaad… Midna mid ma dhaanto waa kala daran yihiin walaal. Sii Akhri

Shirkii Cadaado oo maanta lagu ansixiyay in Xuduud u tahay Gobolka Nugaal

Posted Date: 17 Jun 2015   in: news,Somalia     0

Kulan maanta ka dhacay magaalaca Cadaado oo ay yeesheen Ergada Shirka Maamul u sameeynta Goboladka Galgaduud  ayaa Maanta sheegay in ay Ansixiyeen Dastuurka Cusub ee uu yeelaanayo Maamulka loo sameenayo ee Sii Akhri

(Sawiro) Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan Xaaji Cali Baale oo Nairobi kula kulmay masuuliyiin ay kamid yihiin Xildhibaan Cabdibare Yuusuf Jabriil

Posted Date: 17 Jun 2015   in: news,Somalia     0

Magaallada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey  Suldaan CabdiQani Suldaan  Xasan Xaaji Cali Baale,  wuxuuna halkaas kula kulmay masuuliyiin ay kamid yihiin Xildhibaan Cabdibare Yuusuf Sii Akhri

Tacsi: Hooyo Fadumo Mohamed Ciye (Fadumo budul) oo ku geeriyootay Gåtenborg

Posted Date: 17 Jun 2015   in: news,World     0

Tacsi Tiiraanyo leh. Inaa lilaahi wa inaa ileyhim Raajucuun:- waxaan halkaan tacsi uga diraynaa Hooyo Fadumo Mohamed Ciye (Fadumo budul) oo Shalay ku geeriyootay Gåtenborg caasimada labaad ee Sweden, Waxaa Sii Akhri

Afar Wasiir Oo Ka Mid Ah Xukuumada Cusub Oo La Dhaariyey (Sawiro)

Posted Date: 17 Jun 2015   in: news,Puntland     0

Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyey 4-ka mid ah wasiiradii cusub ee shalay uu magacaabay madaxweynaha dawladda Soomaaliya ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Sii Akhri

War Cusub:- Wasiirka Cusub ee Degaanka oo sheegay in uu is Casilayo

Posted Date: 17 Jun 2015   in: news,Puntland     0

Xili Madaxweynaha Dowlada Puntland Galabta uu soo saaray liiska Golaha Wasiirada Cusub ,isla markaana uu isku shaandhayn sameyeey ayaa waxaa durba soo baxaya Wasiiro shegaya in aysan ku qanacsanayn xilaalka loo Sii Akhri

Tacsi: Gen. Maxammad Abshir Muussa iyo Cabdi Iidle Shuuriye oo ka tacsiyeey Geerida Ku timid allaha u naxaristee Marxuum Diiriye Muusse Mattaan

Posted Date: 16 Jun 2015   in: news,World     0

Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa Mataan, walaalkey Cabdi Iidle Shuuriye, Xirsi Bulxan Faarax iyo ilmahayga, annagoo ka xun geeridii naxdinta, murugada, iyo tiiraanyada lahayd ee ku timid adeerkey Marxuum Diiriye Muusse Sii Akhri

Walaac laga muujiyay cuduro halis oo kusoo badanaya magaalooyinka waa weyn ee PL

Posted Date: 16 Jun 2015   in: news,Puntland     0

Deegaanka gobolka Bari ee dowladda Soomaaliyeed ee Puntland waxaa ku soo badanaaya dadka qaba cudurada maqaarka kuwaas oo ka qaaday xanuunkan intooda badani warshadaha hargaha, oo la sheegay in ay isticmaalan sun Sii Akhri

Akhriso Liska Cusub ee isku shaandheynta Golaha wasiirada Dowladda Puntland

Posted Date: 16 Jun 2015   in: Puntland,Somalia     0

Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa soo saaray isku shaandheyntii la hadalhayay baryahaan waxaana kasoo muuqday liiska wajiyo cusub oo aan horey loo aqoon oo ku cusub dhagaha Shacabka Sii Akhri

(Sawirro, Video) Jaaliyadaha JL iyo PL ee Seattle oo taageeray go’aanka dowladda Jubbaland‏

Posted Date: 16 Jun 2015   in: news,World     0

Waxaa magaalada Seattle ee carriga Maraykanka maanta ka dhacay xaflad balaaranh oo ay soo wada qabanqaabiyeen Jaaliyadaha Jubbaland iyo Puntland ee gobolkaan Washington State iyo  iyo gobollada kale ee ku Sii Akhri

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha caalamiga ee Bandar Qaasim oo xoowli dheer ku socda

Posted Date: 16 Jun 2015   in: news,Puntland     0

Dowladda Soomaaliyeed ee Puntland oo balanqaadkii ay ku doorteen golaha wakiilada shacabka Puntland ay ka mid aheyd kor u qaadiida iyo kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo dhismayaasha goobaha muuhiimka ee lagama Sii Akhri

Boqor Axmed Boqor C/laahi (King Kong) oo hambalyo udiray Suldaanka cusub ee Beesha Maxamed Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Axmed (Hure)‏

Posted Date: 16 Jun 2015   in: Puntland,Somalia     0

Waxaan uhambalyeynaya Suldaanka cusub ee beesha Maxamed Cumar (Cumar Maxamuud) Suldaan Maxamed Suldaan Axmed (Hure) oo jimcihii hore aynu soo dhaafnay (12.6.2015) lagu caleema-saaray deegaanka Jalam ee ka tirsan Sii Akhri

M/waynayaasha Africa oo Go,aamiyay Khuburo Militari oo loo Dirayo Dalka Burundi

Posted Date: 16 Jun 2015   in: news,World     0

Madaxweynayaasha qaarada Afrika ee shirka ku leh dalka Koonfur Afrika ayaa ku heshiiyey inay khubaro milateri u diraan dalka Burundi, ka dib markii toddobaadyo ay dalkaas ka socdeen mudaharaado ka dhashay kolkuu Madaxweynaha Sii Akhri

Ban Ki-moon oo xoogaga ku dagaalamaya Yemen ugu baaqay in Bisha Ramadaan Xabad joojin la gaaro

Posted Date: 16 Jun 2015   in: news,World     0

Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa  ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya dalka Yemen in ay isugu yimaadaan laba todobaad ay xabadda joojiyaan inta lagu guda jiro bisha Barakeysan ee Ramadan, Sii Akhri

Allidamaale