Xidhibaan Gen. Cabdi Barre Yuusuf Jibriil iyo Soo dhaweyntii London

Posted Date: 02 Apr 2015   in: news,World     0

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London ee cariga Ingiriiska ayaa Xaflad casho sharaf ah oo si heer sare loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay Xildhibaan Gen. Cabdi Barre Yuusuf Jibriil. Sii Akhri

Maxaad kala socotaa mashaariicda degmada Qow lagu cunay?

Posted Date: 02 Apr 2015   in: news,Puntland     0

Walaalayaal qow waa degmooyinka puntland kuwooda ugu qanisan.
Qow waxaa 2006 markii beeshu ay goansatay iney dib u dhisto deegaankan beeshu waxay ku doorteen gudi uu madax waqtigaas ka ahaa rashiid xabiib Sii Akhri

Xildhibaan Abdibarre Jibriill oo Stockholm lagu soo dhaweeyey + Sawiro

Posted Date: 01 Apr 2015   in: Uncategorized     0

Xildhibaan Abdibarre Jibrill ayaa saaka si diiran Jaaliyada Soomaaliyeeda ee Wadanka Sweden gaar ahaan Magaalada Stockholm ugu soo dhaweeyeen si heersare ah.  Xildhibaanka ayaa la kulmi doona Jaaliyada iyo siyaasiyiin Sii Akhri

Human Rights Council Observes Minute of Silence For Ambassader “BARI-BARI” of Somalia

Posted Date: 31 Mar 2015   in: news,World     0

UN: Geneva:-  Human Rights Council Observes Minute of Silence For Passing of Ambassader “BARI-BARI” of  Somalia Sii Akhri

Jaaliyadda Switzerland oo ka tacsiyeesay geeridii naxdinta laheyd ee Danjira Beriberi

Posted Date: 31 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Jaaliyadda soomaaliyeed ee reer Switzerland oo ka tacsiyeyneysa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Danjira Yusuf Beriberi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, ma dhinte waa Eebe Sii Akhri

Masuliyiinya DPL oo ka qeyb galay aaska Qaran ee Garoowe loogu sameeyey Allaha unaxariistee Bari Bari

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Puntland     0

Munaasabaadan Aaaska qaran ah ee lagu aasay Allaha u naxariistee Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil Bari Bari maanta waa mid Taariikhi ah isla markaana Fariin cad u ah wadajirka iyo xoojinta shacabka Puntland in ay tahay Sii Akhri

Jaaliyadaha North America, Australia iyo EU oo isu diyaarinaya Baroordiiq shcuurtooda ku muujinayaan Xasuuqa Muqdisho

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,World     0

Jaalliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Qaaradaha North America, Australia iyo Europa ayaa ku jira oo isu diyaarinaya in ay baroordiiq qaran iyo tacsiba u dhigaan allaha u naxariistee Marxuum Danjire Yuusuf Maxamed Sii Akhri

R/W Sharma’arke oo ka qeyb galay Janaazo Muqdisho lagu tukaday Marxuum Baribari+Sawiro

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo qaar ka tirsan labada gole ee dowladda Federaalka ayaa maanta Janaasadii ku tukaday meeydka allaha u naxariistee Yuusuf Maxamed Sii Akhri

Ururka Nabada iyo Midnimada oo Tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida Baribari

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Uurka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda, Midnimadda iyo Cadaaladda codka inta leh damiirka nool, qiiradda dhabta ah (Somaaliyeed) iyo dareenka Wadaniyadeed ku hadleyna waxaanu halkan ka direeynaa Tacsi Sii Akhri

Meydka Marxuum Baribari oo hada laga duuliyay Muqdisho

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Allahay ha u naxaariistee Marxuum Yuusuf Baribari ayaa meydiikiisa daqiiqad ka hor laga qaaday magaalada Muqdisho ee xarunta dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Sii Akhri

Somali street children ‘Association Puntland Diaspora forum .dk , Dharoor Charity, Jubbaland development Organization oo ka Tacsiyeeyay Geerida Baribari

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Ururada rayidka ah oo hoos ku xusan waxay tacsi naxdin badan u diraya dhamaan qaraabadii iyo qoysaskii ay ka geeryoodeen dadkii shalay sida naxariisdarada ah loogu xasuuqay Magaalada Xamar khaas ahaan Hotel Sii Akhri

Allaha u naxariistee Halyeey Marxuum Baribari oo aas qaran loogu aasi doono caasimada Puntland.

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Puntland     0

Allaha u naxariistee Halyeey Marxuum Yusuf Maxamed Ismaaciil Baribari oo aas qaran loogu aasi doono maanta caasimada Puntland ee magalada Garoowe. Meydka Marxuumka ayaa saacadaha soo socda laga qaadayaa magaalada Sii Akhri

Maqaal: Qalalaasaha khaliijka  iyo qasaaraha uu keenni karo!

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Quwadaha muslimiinta ama dawladdaha muslamiinta  intoota badan waxay ku heshiiyeen inay la dagaalamaan Jamhada  xuutiyiinta ee dalka Yemam qabsatay kana saartay  madaxweynihii dalkaas Yemen Sii Akhri

Tacsi loo dirayo Qoyska allaha u naxariistee Yuusuf Baribari

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa anagoo aad uga tiiranyeesan Geerida Naxadinta leh ee ku timid allaha u naariistee Danjirihii Soomaaliya u fadhiyay Qaramada Midoobay Marxuum Yusuf Maxamed Ismaaciil Baribari uga Tacsiyeeneenaa Qoyskii, Sii Akhri

Wakiilka dowlada Puntland u fadhiya scandinavia oo tacsi u diray Qoyskii u ka geeriyooday Yusuf Baribari

Posted Date: 28 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Wakiilka dowladda Puntland u fadhiya dalalka scandinavia Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) ayaa si weyn u canbareeyay falkii waxashnimada ahaa ee shalay oo Jimco aheyd lagu dilay allaha u naxariistee Danjirihii Soomaaliya Sii Akhri

Xaflad soo Dhawayn ah oo Jaamacada Puntland State University Galkacyo Qabatay.26/03/2015‏

Posted Date: 28 Mar 2015   in: news,Puntland     0

Jaamacada Puntland State University qaybteeda Gaalkacyo ayaa xaflad soo dhawayn ah uqabatay Mudane Cawaale Qaybdiid oo ayaantaanba kusugnaa degaanada Punnland. Xafladaas oo ka dhacday xarunta Sii Akhri

Ergada Joogtada ah ee Somalia u fadhida Qaramada Midoobay ee Geneva ayaa tacsi iyo Canbaareyn soo saaray

Posted Date: 28 Mar 2015   in: news,World     0

Jamhuuriyaca Federaalka Soomaaliya Ergada Joogtada ah ee Soomaaliya u fhadhida Qaramada midoobay ee Geneva: Warmurtiyeed. Geneva:- Jimco 27-Maarso, 2015

Sii Akhri

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Gaas oo ka tacsiyeeyey Geeridii Danjire Yusuf Ismaaciil Bari-bari

Posted Date: 28 Mar 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa dhambaal tacsi ah u direy Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland meel kasto ay joogaanba geeridii ku naxdin laheyd ee ku timid Sii Akhri

TACSI: Marxuum Danjire Yuusuf Bari-bari oo ku geeriyooday weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama‏

Posted Date: 28 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari-bari) oo ahaa danjiraha Somalia u fadhiya xarunta Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay ee Geneva ayaa u geeriyooday dhaawac kaso gaaray weerarkii ay Al-shabaab  ku qab-satay Sii Akhri

Inaa Lilaahi wa innaa ileyhu Raajucuun: Danjire Yusuf Baribari oo Muqdisho lagu diley.

Posted Date: 27 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Warbaahinta caalamiga ee allidamale.com iyo dhamaan shaqaalaha ka howl gala waxey leeyihiin Innaa Lilaahi wa innaa ileyhu Raajucuun geeridu wa xaqa, ilaahay ha u naxariisto Danjiraha Yusuf Mohamed Ismail Bari-Bari amiin Sii Akhri

Madaxdii sare ee DF ee ku xayirnaa Hoteelka dagaalku ka socdo oo laga saaray iyo qaar ku dhintay

Posted Date: 27 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Qaraxii maanta ka dhacay Maka Al-Mukarama ee loo adeegsaday Gaari lagasoo buuxiyay walaxaha qaraxa ayaa galaaftay nafta Soomaali badan oo aan waxba galabsan, isla markaana ay ku dhaawacmeen qaar ka mid ah Masuuliyiinta Sii Akhri

Warqad Furan Oo Ku Socota Shacabka Somaliland Q2aad

Posted Date: 27 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Waxaan marna daah saarnayn oo aan cidina inkiri karin in dhammaan Somaliya oo dhan ay dhib aad u xanuun badan gaartay… Gobol gobol. degmo degmo Sii Akhri

Faalo: Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha Dhallinyarada Iyo Cayaaraha Ee Puntland

Posted Date: 26 Mar 2015   in: news,Puntland     0

Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Sidaan ognahay wasaaradi waa xubin ka mid Dawladda waxaana Dawaladdu u idmantay wasaaradaas inay hawshaas loo idmaday ay u gudato sidii loogu talagalay ee Sii Akhri

Toganes Tao Redux: By. Sheikh Mahamud Siad Togane 

Posted Date: 23 Mar 2015   in: news,Somalia     0

Togane Tao Redux: Sheikh Mahamud Siad Togane:- To be who you are And become what you are capable of is.  Sii Akhri

Page 321 of 369« First...102030...319320321322323...330340350...Last »

Allidamaale