Puntland & Jubbaland: Iyagaa Ka Seexday La Xisaabtanka ‘Dowlanda Federaalka’‏

Posted Date: 11 Jul 2015   in: news,Puntland     0

Booqashada Madaxwaynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland uu ku tagaayo Garoowe, waa mid muujinaysa sida ay lagama maarmaanka u tahay in labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland ay siyaasad ahaan iska Sii Akhri

Saraakiil ka tirsan ciidamada amniga DPL oo ka bad baaday weerarkii Xalay ee Muqdisho

Posted Date: 11 Jul 2015   in: news,Puntland     0

4-Saraakal ka tirsan ciidamada nabadgalyada dowlada Puntland oo weerarkii caawa ee lagu qaaday Hoteelada Muqdisho ka bad badaay, kadib markii ay Kooxda Al-Shabaab qabsadeen oo la wareegeen gacan ku heynta Hoteeladaasi. Sii Akhri

Daawo: C/ Waxiid Gamadiid oo PL sii deysay ayaa kolkuu Hargeysa gaaray asaga iyo Isimadii la socday ka warbixiyeen waxey PL kala kulmeen

Posted Date: 10 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Abwaan Cabdi Waaxid Gamadiid oo u dhashay Mamaulka Somaliland ayaa mudda 6 bilood oo uu ku xirnaa magaalada Boosaaso ee dowlada Puntand, kadib maanta si rasmi ah u helay xoriyadiisa. kuna soo noqday Hargeysa. Sii Akhri

Madaxweynaha Jubaland oo lagu wado inuu soo gaaro Garoowe si looga wada hadlo Khilaafka labada maamul kala dhaxeeya DF

Posted Date: 10 Jul 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo la sheegay inuu dhawaan u soo gaari doono caasimda dowlada Puntland ee Garoowe. Safarka Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa la sheegay Sii Akhri

Shabaab ooWeerar Ismiidaamin iyo mid toos ah ku qabsaday labo Hoteel oo ku yaala Muqdisho iyo xildhib. ku xayiran

Posted Date: 10 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa Goordhaw xiligii Afurka Qaraxyo Ismiidaamin ah iyo weeraro toos ay kooxda alshabaab ku qaadeen Hotelka Wehliye ee kuyaala laamiga Maka Al-Mukarama iyo Hotel Siyaad oo asna ah Hotel cusub oo ku yaala agagaarka Sii Akhri

Daawo doodii adkeyd ee ka bilaabatay Baarlamaanka Puntland

Posted Date: 10 Jul 2015   in: news,Puntland     0

Dooda Baarlamaanka ayaa aheyd mid kulul oo ku saabsan Sida dowlada Puntland iyo shacabkaedu ay markasta ugu niyada samaayeen hirgalinta nidaam ay dadka Soomaaliyeed ku gaaraan nabada iyo dowlada nimo rasmi ah, Sii Akhri

PL oo daboolka ka qaaday in aysan aqoonsaneyn, kana shaqeyndooniin Gudiyada Muqdisho deegaanada PL

Posted Date: 09 Jul 2015   in: news,Puntland     0

Shirkii Xukuumada Puntland ee Khamiislaha ahaa oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Casli Gaas ayaa maanta lagasoo saaray qodoba aad xasaasi ah oo ka dhan ah dowlada Sii Akhri

Golaha wakiilada PL oo guda galay ka doodista qodobada Dastuurka laga saaray iyo khilaafka Muqdisho

Posted Date: 09 Jul 2015   in: news,Puntland     0

Golaha wakiilada ee shacabka Puntland oo ku guda jira kalfadhigoodii 35-aad ayaa maanta soo gaaray ka doodida khilaafka weyn ee u dhaxeeyay shacabka Puntland iyo dowlada Muqdisho, taasoo ay aad u wada sugayeen shacabka Puntland. Sii Akhri

Ahlusunna oo dhoolatus Milatari ka dhigay degmada Dhuusamareeb

Posted Date: 09 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Culimada Ahlusunna Waljamaaca dhawaan maamulka ka dhisay gobolada Hiiraan, Galgaduud iyo Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ku soo bandhigtay Cududeeda Milatari. Sii Akhri

Maqaal:- Shiico iyo afkarta laga Aaminsanyahay inay gaalo yihiin iyo mawqifka Suniyiinta ay geeyeen Shiicada.

Posted Date: 09 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Taariikhda Shiicadu ma,aha mid Qarsoon lakiin Dadka Somaaliyeed Way ka Qarsooneed, Shiicada waxaa Magacaas loogu bixiyay Waxay Diideen Oo Lacnadeen Abuubar, Cumar,Caa,isha, Asxaabta o Dhan Marka laga Reebo Lix Sii Akhri

Ciidanka amniga oo Markale xalay hawlgalo balaaran ka fuliyay Xaafdaha Gaalkacyo

Posted Date: 09 Jul 2015   in: news,Puntland     0

Hawlgalo balaaran ayay  Xalay markale Ciidamada booliska iyo kuwa Birmadka oo iskaashanaya ka fuliyeen xaafdaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug oo dhawaanahaan si weyn loo adkeyay nabadgalyadeeda. Sii Akhri

Xisbiyada xagjirka ee Europe oo codadka Soomaali nacaybka ku hela oo Taageeray in Somaliland la aqoonsado + Cadaymo

Posted Date: 09 Jul 2015   in: news,World     0

Dalalka Europe intooda badan waxaa hadda ka dillaacay Xisbiyada ugu Xag jirsan ee neceb ajaanibta, waxaana ay Xisbiyadaas dhamaantood codadka ku helaan Soomaali Nacayb. Sababtoo ah inta badan Soomaalidu waxay Sii Akhri

Daawo: M/weynaha Gobolada Dhexe Sh. Maxamed oo si wayn loogu soo dhoweeyay Gobolka Hiiraan

Posted Date: 09 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha maamulka cusub ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan  oo dhawaan lagu doortay magaakada Dhuusmareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa si wayn loogu soo dhoweeyay degmada Sii Akhri

Berlusconi oo 3 sano xabsi lagu xukumay, kadib markuu laaluush bixiyay

Posted Date: 09 Jul 2015   in: news,World     0

Maxkamada dalka Talyaaniga ayaa Ra’isalwasaarihii hore ee dalkaasi Silvio Berlusconi Arbacadii lasoo dhaafay ku xukuntay sadex sano oo xabsi ah, kadib markii lagu helay danbi ah musuq maaasuq yo lacag laaluusha ah oo uu Sii Akhri

Deg deg: Xildhibaanadii Gobolada dhexe oo ka baxsaday Cadaado, qaarna lagusoo qab qabtay garoonka diyaaradaha

Posted Date: 08 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Magaalada Cadaado oo dhawaan lagusoo gaba gabeeyay shir la sheegay in maamul loogu dhisay goblada dhexe, kaas oo aan kalsooni badan ka heysan dadka deegaanka, ayaa la sheegay in iminka ay ka baxsadeen Xildhibaanadii Sii Akhri

4.Malyan oo lagu doortay Cabdikariim iyo Cabdi-qeybdiid oo hanjaab u duray Shacabka PL

Posted Date: 08 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Cabdi-qeybdiid oo hanjaab hawada u mariyay Shacabka Puntland, isagoona sheegay in Puntland ayadoon aan wali lasoo gaaray qeylo bilaawaday.wuxuuna tilmaamay in reer Puntland hadeer isku taagayaan labo qodxood. Sii Akhri

Golaha wakiilada Shacabka PL oo meel mariyay Miisaaniyada dalka

Posted Date: 08 Jul 2015   in: news,Puntland     0

Baarlamaanka dowladda Puntland oo maanta loo fadhiyo kal fadhiga aan caadiga aheyn in ka qeyb qaataan shacabka Puntland ayaa waxaa soo xaadiray in ka badan 45-mudane oo ka tirsan wakiilada golaha shacabka Puntland. Sii Akhri

‘Fagaaraha’ Should Apologize Professor Ahmed I. Samatar‏

Posted Date: 08 Jul 2015   in: news,World     0

After I watched the Youtube video of professor Ahmed I. Samatar’s response of the community meeting that he was accused storming out… titled ‘Prof. Ahmed I Samatar Muxuu kaga jawaabey Dhacdadii fagaaraha?’ Sii Akhri

Barlamanka PL oo ay ka bilaabatay ka doodida go’anka laga qaadanayo Muqdisho

Posted Date: 08 Jul 2015   in: news,Puntland     0

Baarlamaanka dowladda Puntland oo maanta loo furay kal fadhiga an caadiga aheyn in ka qeyb qaataan shacabka Puntland ayaa yeelanaya maanta oo Arbaco dad xasaasi ah oo ku saabsan Mustaqbalka dalka iyo dadka. Sii Akhri

Golaha Senatka South Carolina oo u codeeyey dajinta Calanka la necebyahay!

Posted Date: 07 Jul 2015   in: news,World     0

Golaha gurtida ee gobalka South Carolina ayaa shalay oo taariikhdu aheyd 06-07-2015 u codeeyey in laga dajiyo xarumaha dowlada ee gobalkaasi Calanka loo yaqaan Confederate Flag oo astaan u ah cunsuriyiinta Sii Akhri

Ogeysiis: Dhamaan Walaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan‏

Posted Date: 07 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Dhammaan walaalaha muslimiinta iyo ummada somaliyeed waxaan ka codsanayaa in ay u gargaaraan ummada ku dhibaateysan wadanka somaliya waxaan kala oo ka codsanayaa in hadda lagu jiro Tobankii danbe ee ramaadan Sii Akhri

Daawo: Sir Culus tacadiyada ka jira Xabsiyada Xamar Part2

Posted Date: 07 Jul 2015   in: news,Somalia     0

Daawo qeybta 2-aad ee sirta Weriyeyaashii lagu xiray Xabsiyadda Xamar oo ka sheekeeynaya tacadiyada ka jira xabsiyada xamar- qeybtaan waxeey xambaarsan tahay uur xumo aan lasoo koobi karin. Sii Akhri

Dhageyso: DPL “ Maamul aan sharciyad ku dhisneyn wax wada hadal ah la gali meyno, mana aqoonsanin”

Posted Date: 06 Jul 2015   in: news,Puntland     0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo dhaqanka Dawlada Puntland Mudane Maxamuud Xassan Soocade oo BBC lanteeda afka Soomaaliga la hadlay ayaa markale ku celiyay jawaabay uu u dirayay hadal kasoo Sii Akhri

Warsaxaafadeed: DPL oo Shirka cadaado ku tilmaantay mid wax loogu dhimayo dhismaha Qaran Somaliyeed

Posted Date: 06 Jul 2015   in: news,Puntland     0

Dowladda Puntland ayaa si cad udiiday natiijada iyo geedi-socodka loo marayo in maamul federalka katirsan laga hirgaliyo gobolada dhexe, kaasoo ka hor imaanaya Dastuurka Federaalka ee dalka Soomaaliya. Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7