Beesha Xaawadle oo ka horyimid go’anka Xukuumada DF

Posted Date: 17 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Beesha Xawaadle ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baladweyne kaga hor yimid go’aankii kasoo baxay kualnka golaha wasaarada DF ee ku aadanaa dagaalada kasocda deegaanka Deefow ee gobolka Hiraan Sii Akhri

Madaxweynaha DPL oo ka qeyb galaya shirka Maalgashiga Afrika ee London

Posted Date: 17 Oct 2014   in: news,Puntland,Somalia     0

Shirweyne caalami ah oo looga hadlayo maalgashiga qaarada la iloobay ee Afrika ayaa lagu qabanayaa magaalada London xarunta dalka UK, shirkaan caalamiga ah oo mid aad u balaaran ah, isla markaana herkiisa oo kale aan horey la Sii Akhri

Tacsi: Marxuum Ambassador Cabdinuur Cali oo Ku geeriyooday Abu Dhabi‏

Posted Date: 17 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Waxaanu Tacsi u direynaa Qoyskii,Ehelkii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumka. Waxaanu leenahay Naxariistii Janno Allah Ka waraabiyo Sii Akhri

Jaaliyada Reer Baraawe ee goblka Ohio oo kulan balaaran yeeshay

Posted Date: 17 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Jaaliyada reer Baroowe ee gobolka Ohio ee dalka mareykanka ayaa kulan balaaran oo ay uga hadlayeen dib u xoreynta degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose ugu horeyntii soo dhaweeyay qabashada degmada Baraawe. Sii Akhri

Beelaha Gobolka Hiiraan oo iska diiday in ay wax la qaybsadaan Habargidir

Posted Date: 15 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in beelaha ku dhaqan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya oo ay ugu tun weyn yihiin Xawaadle cod dheer ku yiraahdeen “Habar Gidir inaan wax la qaybsanno waxaa nooga fiican inaan Sii Akhri

Qaraxyo culus oo gil gilay magaalada Muqdisho

Posted Date: 15 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Warar hour dhac ah oo laga helayo qaraxa xoogan oo ruxay Xafada Fiyooraha ee degmada wardhiigliey magaalada Muqdisho aya sheegaya in maqaaxi kasoo horjeeda Barxada xarunta Iskaashatooyinka Gaadiidka uu haleelsay weeraro Sii Akhri

(Sawiro) Madaxweynaha dowlada Jubaland oo Tababa usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishta

Posted Date: 15 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe) oo wafdi uu hogaaminao safar shaqo dhawaanahaan ku joogay Degmada Dhoobley ee gobolka Jubalada Hoose ayaa tababar u soo xiray cutubyo Sii Akhri

Askar Sierra Leone ah oo loo waday Somalia oo laga helay Cudurka Ebola

Posted Date: 15 Oct 2014   in: news,World     0

Sida lagsoo xigtay wargeysyada kasoo baxa dalka Sierra Leone waxaa laga helay cudurka dilaaga ee aaduunyadu la taacaaleysa ee Ebola askar ka tirsan ciidamada Sierra Leone oo ka mid ahaa cutubyo ciidanka Sierra Leone Sii Akhri

Bare Hiiraale oo ka horyimid Howalgalada ciidamada Jubaland ay ku qaadayaan Shabaab

Posted Date: 15 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Col. Bare Aaden Shire (Bare Hiiraale) oo shalay Muqdisho ka hadlay ayaa  ku eedeeyay ciidamada dowlada Jubland ee ku howlan howlgalada amni ee lagu xaqiijinayo gobolada Jubada Hoose iyo Jubalanda Dhexe in ay jabiyeen Sii Akhri

Agaasimaha Cusub ee wasaarada Amniga Puntland oo xilka la wareegay

Posted Date: 15 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Munaasabad lagu qabtay xarunta wasaaradda Amniga iyo DDR Puntland ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Agaasimihii hore iyo kan cusub ee wasaaradda Amniga Cabdikhadar Muuse Guure. Xaflada Xil wareejinta ayaa waxaa ka Sii Akhri

Wakiilka DPL ee Finland oo taageeray Heshiiska Nabadeed ee Garoowe

Posted Date: 15 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Wakiilka dawladda Puntland ee Finland, Eng Abdirizak Musse Ali ( Ilweyn) iyo jaaliyadda Puntlandba waxay si wadajir ah u soo dhaweynayaan heshiiskii ay  gaareen 14-Oct-2014 dowaladda Puntland iyo dowladda Federaalka Sii Akhri

Uurka Nabadda iyo Cadaalada oo soo dhaweeyay Heshiiska Garowe ee DPL iyo DF

Posted Date: 15 Oct 2014   in: news,Puntland,Somalia     0

Ururka dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed nabada, midnimada iyo cadaaladda Codka inta  leh damiirka nool, dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta ah (Somalinimada) ku hadleeyna waxaanu si diiran u soo dhoweeyneeynaa guud Sii Akhri

Akhiriso heshiikii ay kala saxiixdeen DPL iyo DFS (Sawiro)

Posted Date: 14 Oct 2014   in: news,Puntland,Somalia     0

Garoowe:  October 14- Talaado-2014 – Wadahadaladii Garoowe uga socday dowlada Soomaaliyeed ee Puntland iyo dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa manta lagu kala saxiixday heshiis balaaran oo ay wada gaareen labada Sii Akhri

Ciidamada Birmadka oo Gaalkacyo ka bilaabay Hub ka dhigis

Posted Date: 13 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Taliska ciidamada birmadka gobolka Mudug oo sheegay in Howlgalo adag oo ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kusoo qab qabteen eedeesanayaal looga shakisam yahay in ay wax i dhimayeen Sii Akhri

Maxkamada darajada koowaad ee Golka Bar oo maanta dil xakuntay

Posted Date: 13 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee gobolada Bari, Gardafuul, Karkaar, Sanaag iyo Haylan ay manta oo Isniin ah qaaday dacwad ciqaabeed ka dhan ah eedeysanayaal lagusoo eedeyay in ay ka tirsan yihiin Kooxda Al-Shabaab Sii Akhri

Labo Cabdiwali oo qardho si weyn loogu soo dhaweeyay lana qadeeyay Baqorka Daarood

Posted Date: 13 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Ra’isal wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheikh Axmed Maxamed iyo Samigiisa madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta si diiraan loogusoo dhaweeyay magaalada Sii Akhri

Ururka Nabadda iyo Cadaalada oo Canbaareeyay falaka Kufsiga ee wali kasocda goobaha Amisom

Posted Date: 13 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed nabada, midnimadda iyo cadaaladda  Codka inta damiirka nool, dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta ah Somaaliyeed leh, waxaanu halkan mar labaad iyo tobnaad-ba Cambaareeyn Sii Akhri

Wadahadalkii DPL iyo DFS oo is faham laga gaaray iyo Beesha caalamka oo saxiixa goob joog ka noqoneysa

Posted Date: 13 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Wadahadaladii caadsimada Garoowe uga socday dowlada Puntland iyo dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inuu guul kusoo idlaaday, kadib markii is fahan laga gaaray qodobadii wadahadalka oo aad u adkaa, hase yeeshee Sii Akhri

PL oo ku dhawaaqday in gurmad deg deg u fidinayaan qoysaska abarahu ku heleen gobolka Gedo

Posted Date: 12 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Ra’iisul Wasaaraha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheikh Axmed Maxamed iyo Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo ku xigeenkiisa Enginer Cabdixakiin Camey ayaa saaka wadajir  Sii Akhri

Shirka Baydhabo oo galaya wejiga labaad oo heer gabo gabo

Posted Date: 12 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Afhayeenka guddiga maamul u sameynta koonfur galbeed ee Soomaaliya Siyaad Sheekh Cumar oo wareysi siiyay Idaacadaha ayaa waxa uu sheegay in Shirka maamul u sameynta gobollada koonfur galbeed ee Soomaaliya uu galaya wejiga Sii Akhri

Warbaahinta Raadreeb oo dib u Habayn lagu Sameeyey.‏

Posted Date: 12 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com ayaa dib u habayn lagu Sameeyey,iyadoona laga bedelay Domaintii hore ee ay ahayd WWW.Raadreeb.com,iyadoona lagu bedelay Domain Cusub oo ah WWW. Raadreeb.so. Raadreeb Sii Akhri

Dhageyso qudbadaha Labo Cabdiwali oo aad xasaasi u ahaa

Posted Date: 11 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Furitaankii shirka wadaxaajoodka dhinacyada Puntland iyo dowlada Federaalka ayaa waxaa qudbada kala duwan oo dhinacyo badan taabanaya ka jeediyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Sii Akhri

(Sawiro) R/ Wasaare Cabdiweli oo furay shirka wada xaajoodka DF iyo PL

Posted Date: 11 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Garoowe, 11, October, 2014: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay shirka wada hadalka Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland oo saddex Sii Akhri

R/W Cabdiwali” PL waxaan u nimid in aan ka barano nidaamka dowladnimo, maadaama ay hurumar ka gaareen”

Posted Date: 11 Oct 2014   in: news,Puntland,Somalia     0

Qudbadii Ra’isul Wasaraha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Dr. Cabdiwali Shiikh Axmed ka jeediyay xafladii soo dhaweynta dowlada Puntland u sameysay wafdigii uu hogaaminayay. Ra’isul wasre Cabdiwali ayaa Sii Akhri

Page 325 of 345« First...102030...323324325326327...330340...Last »

Allidamaale