Militariga Soomaaliya oo iskaga baxay deegaanka Janaale

Posted Date: 25 May 2015   in: Somalia     0

Wararka laga helayo degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga Soomaaliya ay iskaga baxeen Degaanka Janaale oo ay horay gacanta ugu hayeen Sii Akhri

Wasaaradda Amniga oo shaacisay in Xildhibaan Dirir ay Dileen Ciidamada Xoogga dalka

Posted Date: 24 May 2015   in: Somalia     0

Waxay ahayd shalay markii lagu dilay magaalada Muqdisho Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir oo ka tirsanaa baarlamaanka federaalka sidoo kalana lagu dhaawacay  Xildhibaan Sii Akhri

Mashrucii leynta waxgaradka oo dib u curtay iyo tix Baroor diiq oo loo tiray allaha u naxariistee Xildhibaankii Galkacyo lagu dilay

Posted Date: 24 May 2015   in: news,Puntland     0

Jiiftadaan waxaan miraheedda iska leh Mahad Xirsi (Camal): Waxuuna ugu barroor diidqay Xildhibaanka lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xaeunta gobolka Mudug 9.5.2015, qowleysatadu ku qalatay Gaalkacyo.

Sii Akhri

Nabaad Guurka Dhallinyarada Yaa Ka Masuula‏

Posted Date: 24 May 2015   in: news,Somalia     0

Dhallin waa kalmad dhuntay oo aad maqashid marka la tilmaamayo dhallinyarada khaas ahaan markii wax qabadkooda iyo anshaxooda la dhalliilayao ayaad waxaad maqlaysaa odoyaasha oo leh dhallinta haatan jirta waa Sii Akhri

Madaxweynaha ku xigeenka DPL oo furay imtixaanka guud PL iyo Wasiirka Waxbarashada oo ka warbixiyay

Posted Date: 24 May 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha ku xigeenka dowladda Puntland oo furay imtixaanka guud ee gobolada Puntland iyo wasiirka waxbarashada dowlada Puntland oo ka hadlay ahmiyada uu Imtaxaankaan u leeyahay Puntland.

Sii Akhri

Qaar ka tirsan Xildhibaanada Federaalka oo wada mooshin ka dhan ah Shirka Cadaado

Posted Date: 24 May 2015   in: news,Somalia     0

Qaar ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo bilaaya saxiixa mooshin ka dhin ah shirka maamul u sameynta Gobolka Galgaduud ee kasocda magaalada Cadaado.

Sii Akhri

Gudoomiyaha gobolka Mudug oo ka hadlay imtixaanka dugsiyada sare ee furmay

Posted Date: 24 May 2015   in: news,Puntland     0

Daawo imtixaanka Shaahaadooyinka ee dugsiyada sarre iyo Fasalad 8aad ee dowelada Puntland oo si habsimi leh u furmay dhamaan gobolada Puntland.

Sii Akhri

Gacan ka geyso: Xarunta Agoonta ee Deegaanka Cagaaran  ee Gobolka Mudug oo dhamaystir u baahan +Sawiro

Posted Date: 24 May 2015   in: news,Puntland     0

Dhismaha   xarunta   Agooonta ee  Deegaanka Cagaaran ee  Gobolka Mudug Agoon Daryeel”  ayaa  hakad ku yimid   waxaana baaq  loo dirayaa dhammaan  dadka muslimiintaa ee Soomaaliyeed gaar ahaan  Qurba jogta Sii Akhri

Somalia: Deaths As Al-Shabab Fighters Attack Two Somali Towns

Posted Date: 24 May 2015   in: news,Somalia     0

Dozens of fighters from the armed group al-Shabab have attacked two towns in southern Somalia, sparking clashes with government troops that left at least 18 dead, according to a Somali military official. Sii Akhri

Wasaaradaha Deegaanka Soomaalia oo Garowe heshiis ku saxiixday

Posted Date: 24 May 2015   in: news,Puntland     0

Shirkii Sadex geeseedka ahaa maalmihii lasoo dhaafay uga socday maamulada dalka Soomaaliya magaalada Garoowe oo lasoo gaba gabeeyay.Mamuladda Puntland, Jubaland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulankoodii Sii Akhri

Jubaland oo xiriirka u jartay dowlada Muqdisho

Posted Date: 24 May 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Nuur)  oo shalay shir jaraaid ku qabtay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Kismaayo ayaa moowqif adag iska tagay gulufka colaadeed ee kasoo Sii Akhri

Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir oo ku Geeryooday Muqdisho

Posted Date: 23 May 2015   in: Somalia     0

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeryooday xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir(AUN)  oo isaga iyo xildhibaan Cabdalla Boos Axmed oo dhaawac fudud soo Gaaray lagu weeraray Sii Akhri

Madaxweyne Gaas oo maanta furay imtixaanka Shahaadigee ee Puntland

Posted Date: 23 May 2015   in: Puntland     0

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka Shakhaadigaa ee dugsiga sarre(Fasaka 4aad) iyo kan dugsiga dhaxe(Fasalka 8aad) Sii Akhri

Nabaoon Buruuj Cali oo ka hadlay shirka wadatashiga PL iyo maamul u samaynta gobolda dhexe

Posted Date: 23 May 2015   in: news,Puntland     0

Nabaoon Buruuj Cali Axmed oo kamid ah Nabadoonada Deegaanka Baargaal iyo Gobolka Garadafuu ayaa kahadlay shirka wadatashiga Puntland ee dhowaan kadhici doona magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Sii Akhri

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo DF ku eedeeyay in ay colaad huruneyso

Posted Date: 23 May 2015   in: news,Puntland     0

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan “Karaash” oo la hadlay Saxaafada ayaa dhaleeceeyay dowladda Federaalka ee Soomaaliya, kadib markii dhawaan uu hadal mel Sii Akhri

Wasiirka Arrimaha dibadda Qadar oo Muqdisho maanta yimid

Posted Date: 22 May 2015   in: Somalia     0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka soo dagay wafti ballaaran oo uu hogaamainayay wasiirka arimaha dibada ee dalka  Qadar Khaalid Bin Maxamed Catiya  waxaana garoonka Aadan Sii Akhri

Al-shabaab oo weerartay tuulooyin ku yaal dalka Kenya

Posted Date: 22 May 2015   in: World     0

Saraakiisha sar sare ee booliska dalka Kenya ayaa sheegay in rag ka tirsan Ururka Al-shabaab ay weerareen Tuulada Yumbis iyo xaafado ku dhow dhow oo ku yaala magaalada Garisa Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Madaxweyne Gaas oo Boosaaso soo Gaaray

Posted Date: 22 May 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali gaas ayaa maanta si weyn lagu soo dhaweyeey Boosaaso,Halkaas oo kusoo dhaweyeey dadweyne aad u Farabadan kuwaas oo ku labisna Calanka Puntland iyo Kan Somalia.

Sii Akhri

Dhagayso+ Sawiro:- Qaxooti Cusub oo Maanta Boosaaso soo Gaaray

Posted Date: 22 May 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxaa Maanta soo gaaray Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari ,Kana soo dagay Dekada weyn ee Boosaaso Doon siday dad gaaraya 500 oo qof kuwaas oo isugu jiray dad u dhashay yeman iyo Somalia.

Sii Akhri

Jamaal Cabdul Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari oo ku geeriyooday Malmo

Posted Date: 22 May 2015   in: news,World     0

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun: allaha u naxariistee waxaa Magaalada Malmo ee dalka Sweden ku geeriyooday Jamaal Cabdul Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari oo ka tirsanaa dadka Soomaaliyeed ee mudada aadka u dheer ku Sii Akhri

Guddiga shir weynaha wada tashiga PL oo daboolka ka qaaday xiliga iyo Ajandaha shirka looga hadlayo

Posted Date: 22 May 2015   in: news,Puntland     0

Gudiga shirweynaha wada tashiga beelaha Puntland ee dhawaan furmaya ayaa warbaahinta Puntland ugu waramay halka uu marayo diyaar garoowga kulanka ayagoo ku sugan caasimada Puntland ee Garoowe iyo xilliga uu furmayo. Sii Akhri

Qurba-Joogta PL ee Finland Baaq u Diray jaaliyadaha Somaliyeed ee ku nool Qurbaha +Sawiro‏

Posted Date: 22 May 2015   in: news,World     0

Gudoomiyaha Dalada Midawga Ururada Puntland ee Finland Cabdiqani Axmed Ducaale  oo maanta hadal ka jeediyay Shir Deg Deg Ah oo ka dhacay xarunta  Dalada Magaalada Helsinki Finland ayaa ugu baaqay shacabka Sii Akhri

Dagaaladii la sugayay oo ka curtay gobolka Mudug

Posted Date: 22 May 2015   in: news,Puntland     0

Odayaasha dhaqanka iyo Mamulka Gobolka Mudug oo Baraxley ugu goodiyay in ay ka qixi doonaan xaafada ay ka dagan yihiin Gaalacyo hadeysan hanjaabada kafiirsan. Sii Akhri

Al-Shabaab oo dad ugu khudbeeyay masaajid ku yaal Gaarisa

Posted Date: 21 May 2015   in: news,Somalia     0

Ururka  Al-shabaab ee ka dagaalama Soomaalaya ayaa  waxuu qabsaday Masaaid ku yaal magaalada Gaarisa  muddo kooban oo lagu qiyaasay labo saac masaajidkaa ayay waxay khudbad ugu jeediyeen Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7