Hadii kol hore Muqdisho la oran jiray, 25 sano kadib ma u aqoonsan karnaa Caasimad ,Guriga Geerida, Dhiiga iyo Kufsiga?

Posted Date: 01 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Waxay aheyd layaab inaan arko anigoo ka cararaya xaafadii uu ku yiilay gurigii aan ku barbaarnay aniga iyo walaalahay xeyn badan oo ka mid ah. Isbedelka wuxuu ahaa aan filayey Dowladii Kacaanka ee xukunka ku raagtay ayaa la  Sii Akhri

Tacsi: Marxuumad Fadumo Maxamed Yuusuf Dhuux

Posted Date: 01 Nov 2014   in: news,Somalia     0

ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA REER DIIRIYE IYO KAN REER MOXAMED YUSUF DHUUX, WAXAAN DHAMAAN EHELADAA
MEELAHA KALA GADISAN KALA JOOGA OGEEYSIINAYAA IN MAAANTA Sii Akhri

People & Power – Rebuilding Somalia

Posted Date: 31 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Tiifiiga carbeed ee Al-jazeera oo Flim dhinacyo badan taabanaya ka diyaarisay xaaladaha Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo dowlada Federaalka ee soomaaliya. Sii Akhri

Madaxweynaha dowlada Jubaland Mudane Axmed Madoobe oo kulmo kuleh Nairobi

Posted Date: 31 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe) ayaa shalay galinkii danbe soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana lagu wadaa inuu kulamo gaaban oo beesha caalamka kula Sii Akhri

Put-up job for Copenhagen conference on Somalia

Posted Date: 31 Oct 2014   in: Uncategorized     0

The Federal Government of Somalia (FGS) and the United Nations Mission in Somalia (UNSOM) are frantically engaged in put-up job for the first Ministerial High Level Partnership Forum (HLPF) Conference on Somalia scheduled to take Sii Akhri

Taariikhda Puntland(1998-2014)

Posted Date: 31 Oct 2014   in: Puntland     0

Waa muhiim in aan wax badan ka ogaano taariikhda Puntland, waayo ogaanshaha taariihdu waxa ay naga caawin, in aan xaalada aan joogno go’aano muhiim u ah qaadano. puntland oo la aas aasay 1998 Sii Akhri

Gabar saadka iyo karinta cuntada u qaabilsaneyd Al-Shabaab oo lagu qabtay Muqdisho

Posted Date: 31 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Gabar Soomaaliyeed oo howlaha saadka iyo karinta cuntada u qaabilsaneyd kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta Muqdisho oo shalay ciidamada Bileyska ay howlgal ay ka sameyeen Muqdisho kusoo qabtay. Sii Akhri

R/W Dr. C/wali oo magacaabay Gudi soo baara geerida Taliyihii Booliska iyo Meydkii oo loo qaaday Nairobi

Posted Date: 31 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Ra’isul Wasaaraha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Dr. Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa daboolka ka qaaday inuu gude heer Wasiiro ah oo soo baara u magacaabay geerida Taliyihii hore ee ciidamada Bileyska dowlada Federaalka Sii Akhri

Ra’isul wasaaraha DF Dr. Cabdiwali oo Taliye Cusub u Magacaabay Booliska

Posted Date: 31 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Ra’isal Wasaare dowlada Federaalka ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si deg deg ah u magacabay Taliyaha Ciidamada Booliska kadib markii shalay uu geeriyooday taliyihii hore ee ciidanka Bileyska dowlada Sii Akhri

Boko Xaraam Oo Qabsatay magaalooyin horleh

Posted Date: 30 Oct 2014   in: news,World     0

Xoogaga kooxda Boko Xaraam eeka dagaalama dalka Niageria ayaa la sheegay in ay manta la wareegeen gacan ku haynta magaalada Mubi ee woqooyi bari dalka Nigeria kaddib dagaal xoogan oo ay halaaksi ku qaadeen. Sii Akhri

Aarso inta ka horeysana edeb yeello (Hanqaastii Avv.Dr.Cabdulqadir Xaaji Maxamed “Tallman”)

Posted Date: 30 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Qoraa ka mid ah akhristayaasha allidamaale.com ayaa naga codsaday in aan fikirkiisa u bandhigno akhristayaasheena, waxaana uu cinwaan uga dhigay (Run u bahaan in Somalidu ay isu sheegto) Hoos ka akhriso: Sii Akhri

Khatar weyn oo ku fooleh Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta aan u dhalan Beelaha Hawiye

Posted Date: 29 Oct 2014   in: Uncategorized     0

Maalintii tariikhdu ay aheyd 26-October-2014 ayaa dakada weyn ee magalada Muqdisho waxaa ciidamada Amisom iyo kuwa dowlada Federaalka ay ku qabteen shixnad hub ah oo ku jirtay Konteenar ilaa Sii Akhri

Deg deg: Bank moon oo Magaalada Muqdisho soo gaaray (Sawiro)

Posted Date: 29 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Mr. Bank Moon ayaa kasoo dgayay garoonka magaalada Muqdisho. Waxaana xiligaan garoonka diyaaradaha kusugna oo soo dhaweeyay Sii Akhri

Gaas oo kulan looga hadlayo horumarinta waxbarashada uga qayb galey London

Posted Date: 28 Oct 2014   in: news,Puntland,Somalia     0

Kulan muhiim ah oo ka dhacey xaruunta AET ee ku leedahay magaalada London ayaa waxaa looga hadley sidii caruurta iyo dhalinyarada ku nool maamul gobaleedka Puntland ee Soomaaliyeed loogu sameyn lahaa barnaamijyo Sii Akhri

Gaadhigii safarada Soomaaliya ee iran oo lagu qabtay maandooriye

Posted Date: 28 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Gadhiga lanbarkisu yahay political 267/15 oo ah gadhiga safarada s¨Soomaaliya ee iran ayaa laba wiik kahor waxa lagaqabtay xadka iran iyo Afghanistan magalada Mashhad ladhaho.gadhiga ayaa wakhtiga laqabtay waxa saarnaa Maxamad   Sii Akhri

Daawo Rayiga dadweynaha Somaliyeed ee ku aadaan Khilaafka Madaxda Sare

Posted Date: 28 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Barnaamij gaar ah oo ka hadlaya rayiga dadweynaha Soomaaliyeed ee ku aadaan khilaafka soo jiitamayay ee dibada u soo baxay ee u dhexeeyay Madaxweynaha iyo Ra’isul wasraaha Sii Akhri

Daawo dood kuluul oo ku saabsan amaanka Muqdisho

Posted Date: 28 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Dood Kulul oo ku saabsan Amaanka Magaalada Muqdisho iyo dagaalada ahabeenkii ku dhex mara Al-Shabaab iyo ciidamada Amisom oo kaashanaya ciidanka dowlada Federaalka. Sii Akhri

Akhri qodbada Dastuuriga ay isku hayaan Madaxweyne Xasan iyo R/wasaare Dr.Cabdiwali

Posted Date: 28 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Qodobka 90aad. Xilka iyo Awoodaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya,  Awoodha iyo xilka Madaxweynaha waxaa ka mid ah: Wuxuu ku dhawaaqaa Xaaladda Deg degga ah iyo Xaaladd dagaal,  Sii Akhri

Shirwaynihii Sedexaad ee Jaaliyada Jubaland ee Finland

Posted Date: 28 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Shirwaynihii sedexaad ee Jaaliyada Jubaland oo Xalay oo taariikhdu tahay 26.10.2014 ka dhacay Xarunta Midowga Jaaliyadaha Putland ee Caasimada wadanka Finlandfm ee Helsinki waxaana laga arinsanayay sidii wax loogu qaban lahaa Dadka Reer Sii Akhri

Dowlada Imaaraadka oo kaalmo lacageed soo gaarsiisay danyarta Garowe‏

Posted Date: 28 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Bilihi ugu danbeeyay ayaa waxa soo badanayay waji iskaashi cusub muujinaya oo ay wada’yeelanayaan Maamul  Gobaleedyada Soomaaliya iyo wadamada Khaliijka Carabta ee Hodanka ah.  Hadda ba, maamul Gobaleedka Puntland ayaa waxa Sii Akhri

Daawo wareysi xasaasi ah u bixiyay Madaxweynaha dowlada Puntland

Posted Date: 27 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Daawo wareysi xasaasi ah oo tiifiga Somali Channel la yeeshey Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali gaas iyo jawaabo muhiim ah oo uu ka bixiyay xaalada Soomaaliya ee maanta. Sii Akhri

M/weyne iyo R/W Bukooday Baarlamaanka lagu dabiibaa, hadiise Baaralm. Bukoodo maxaa lagu dabiibaa?

Posted Date: 27 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Dastuurka Ku-Meel Gaarka,La Ansixiyey August 1, 2012,Muqdishu, Soomaaliya, Shaqada Madax-Waynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Bal akhristoow bal nala arag:-  Qodobka 90aad. Xilka iyo Awoodaha Sii Akhri

Cayaar Kubadda Cagta ee Ku Dhexmartey Labada Kooxood Ee Degmooyinka Deefow iyo kabxanley

Posted Date: 27 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Waxaa Cayaar Kubadda cagta Ay ku dhexmartey Labada Kooxood Ee kala ah Degmada Deefow iyo Degmada kabxanley Waxaana ayka dhacdey Garoonka Kubadda cagta ee Kabxanley halkaas oo ay u soo daawsho tageen dad Sii Akhri

QurboJoogta Waqooyinga America Oo Soo Dhawaysay Kala Shaandhaynta Wasiirada Xukuumada Abdiweli

Posted Date: 27 Oct 2014   in: news,Somalia     0

QurboJoogta Waqooyiga Amerika, una badan racii ugu horeeyey ee uu barakiyey dagaalkii sokeeye ee bilowday dabayaaqadii 1990kii, deegaankasta ha ka imaadaane, ayaa muujiyey in ay si cad u taageersan yihiin kala Sii Akhri

Page 332 of 355« First...102030...330331332333334...340350...Last »

Allidamaale