john kerry oo la kulmay Xasan Sheekh,C/weli Gaas RW sharmarke Axmed Madoobe& Shariif Xasan shekh+Sawiro

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Somalia     0

Sidaad wararkii horeba la socoteen Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka somalia. Sii Akhri

War Cusub:- Barakac Kasocda Gobalada Bay iyo Bakool Sababta?

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Somalia     0

Wararka ka imaanaya gobalka Bakool ayaa tibaaxaya in deegaanno ka tirsan isla gobalkaas ay shacabku bilihii u dambeeyey ku jireen barakac aad u xooggan, kuwaasoo ka cararaya dagaalada u dhexeeya Ciidamada dawladda Sii Akhri

Madaxwaynaha Puntland oo Nayroobi kula kulmay Safiirka Jarmalka ee Kenya+ Sawiro

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa safaaradda Jarmalka ee Nairobi kula kulmay Safiirka waddanka Jarmalka uqaabilsan Sii Akhri

Sawirada:- Wasiirka Amniga Puntland iyo Taliyaha Cidanka Difaca Puntland oo Tukaraq Gaaray+ Gen Muxiyadin oo isna Tagay

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Puntland     0

waxaa saakay degmada Tukaraq ee gobolka Sool gaaray Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka amniga Dawladda Puntland Xasan Cismaan Maxamuud Alloore, Wafdigaas oo ka kooban Wasiiiro iyo taliyaha guud ee ciidanka Difaacada Sii Akhri

Daawo Sawirada:- Qaxooti kor u dhaafaya 500 oo qof oo Maanta Boosaaso soo gaaray

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxaa maanta kusoo xiratay Dekada weyn ee Magaalada Boosaaso dooni siday dad kor u dhaafaya 500 oo Ruux kuwaas oo isugu jiray Caruur,Haween dad daa ah”,Dhalinyaro.

Sii Akhri

DEG DEG:- Xog’hayaha arrimaha dibbadda dalka Maraykanka oo Gaaray Muqdisho

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Somalia     0

Xog’hayaha arrimaha dibbadda dalka Maraykanka John Kerry aya ku yimid magaalada Muqdisho safar aan horey loo sii shaacin.

Sii Akhri

Qurba joogta Puntland ee Finland oo Ka Qeybgalaya Shir Looga Hadlayo Dhibaatada Tahriibka‏

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Somalia     0

Vilnius):Ururada qurba-joogta Afrika ayaa la isagu yeeray magaalada Vilnius ee waddanka Lithuania,kuwaaso ka doodaya sida loo yareen karo dhibaatada dhallinyarada kumanaanka gaaraysa ee sanad walba safarka dhibka badan Sii Akhri

Xageey ku baxdaa Canshuurta jogtada ee Gobolka Mudug qaybtiis Puntland?

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Somalia     0

Masuuliyadda iyo ammaanada bina,aadamka  waa  wax adag  Ilaahayna) quraankiisa ku sheegay  qofka masuul,ka noqda meel ama bulsho  haba ugu yaraato 10 qof, ee masuuliyadaas   maalinta khiyaamaha waa lawaydiinaya Sii Akhri

War Cusub:- Al-shabaab oo digniin culus u jeedisey Saxafadda

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Somalia     0

Dhowaan ayey ahayd markii dowladda federaalka soo saartay amar sheegaya in Kooxda Alshabab loogu yeero magac cusub oo ay dowladda u bixisey, kaasi oo magaca lagaga badalayay Kooxda Alshabaab,

Sii Akhri

Xildhibanadda Kenya oo mar kale ku celiyey in qaxootiga Soomaaliyeed dalkooda dib loogu soo celiyo.

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Somalia     0

Guddoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Kenya Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil islamarkaana laga soo doorto Gobolka Xeebta Ee Kenya oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in loo baahan yahay in Dalka Soomaaliya dib loogu Celiyo Sii Akhri

Walaal Caawi Fadlan Saqiirkaan uu Wadnaha Daloolo+ Sawiro

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Somalia     0

Walaal Caaawi Fadlan Gabdhan Yar Badriyo Nuur Maxamed oo ka Xanuunsan Wadnaha Waxaa Daloola Wadnaha Waxaana la ii sheegay in Dalka Waxba lagaga qaban Karin ,Sida uu i sheegay Abaheed Nuur Maxamed fadlan Sii Akhri

Kooxda Al-shabaab oo Xalay Weraaray Tuulada Yalho

Posted Date: 05 May 2015   in: news,Puntland     0

Kooxo katirsan  Al-shabaab ayaa xalay weraar gaadmo ah ku qaaday Toolada Yalho oo bar koontarool u Taalay Ciidamada Dowlada Puntland,waxaana werarkaas uu geeystay khasaare kooban.

Sii Akhri

DEG DEG:- Taliyihi Ciidamada Asluubta Jubaland oo kismaayo lagu dilay

Posted Date: 04 May 2015   in: news,Somalia     0

sida ay ku waramayaan wararka caawa ka imaanaya Magaalada Kimaayo kooxo hubeysa ayaa bartamaha Magaaladaasi ku dilay Talihiyi Ciidanka Asluubta ee Gobolada Jubooyinka.

Sii Akhri

Bishaaro: Dhamaan inta Af Soomaaliga ku hadasha:- Riwaayad Komedi iyo Heeso cusub ay dhawaan soo bandhigi doonto Fanaanada (Liisa hilaac)

Posted Date: 04 May 2015   in: news,World     0

Dadweynaha Soomaaliyeed iyo dhamaan inta Af-Soomaaliga ku hadasha waxaa loogu bishaareynayaa in dhawaan Fanaanada laga dabadhacay ee Liisa Mohamed Mahamuud (Liisa Hilaac) ay soo bandhigi doonto Riwaayad cusub Sii Akhri

Xagge Marayaan Maamul u Samayntii Gobalada Hiraan iyo Sh/Dhexe

Posted Date: 04 May 2015   in: news,Somalia     0

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan dhismaha maamulada haray, isagoo ka dhawaajiyay in dhowaan la guda geli doono maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Sii Akhri

Camey: “Hay’adduhu Waa In Ay Waqoyiga Galkacyo Soo Dagaan”

Posted Date: 04 May 2015   in: news,Puntland     0

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng, Cabdixakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey oo saaka Ka Dhoofay Magaaladda Gaalkacyo isagoo kusii jeeday Kismaayo ayuu sheegay inuu soo kormeeray meelo badan oo uu roobku waxyeelo Sii Akhri

Ogeysiis: Xaflad weyn oo ay wadaan Fanaaniin caan ah oo lagu qabanayo magaalada Odense

Posted Date: 04 May 2015   in: news,Somalia     0

Dhamaan inta Af Soomaaliga ku hadasha waxaa la ogeysiinayaa in maalinta Arbacada 06-05-215 magaalada Odense ee wadanka Denmarka lagu qaban doono Xaflada Balaaran oo ay qabanayaan Fanaaniin aad caan uga Sii Akhri

M/weynaha DF ”Somaliland waa in Qaab qabiil ama mid dowladeed aan mid un ku wada hadalnaa!

Posted Date: 03 May 2015   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay Taleefishinka Somalichenel ayaa cadeeyay qaabka dowlada Federaalka iyo Maamulka Waqooyi galbeed ee Soomaaliya ku wada hadalkaran, Sii Akhri

Sidey isu waafaqayaan warmurtiyeedka Garoowe iyo shirka cadaado?

Posted Date: 03 May 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa maanta si rasmi ah lo soo afmeeray shirkii Madaxda dalka uga socday magaalada Garowe ee caasimadda Dowladda Puntland, iyada oo laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob. Sii Akhri

Akhriso: Muqaalkii Hore ee Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Somalia 1950-1990 iyo muuqaalka maanta 2016

Posted Date: 03 May 2015   in: news,Somalia     0

Dowladahii dalka Soo maray 1950-1992 iyo Qaab dhismeedkoodii hore: Xukunka Dalku waxaa uu ka koobnaa Madax wayne,Madaxweyne kuxigeen/Raysaysul wasaare ,Afhayeen Barlamaan,Gole Dhexe, Gole Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7