Xuutiyiinta Shiicada oo la wareegay inta badan magaalada sanca

Posted Date: 20 Jan 2015   in: news     0

Kooxda Xuutiyiinta ee Shiicada ee ka dagaalamaya magaalada Sanca ee dalka yemen ayaa saaka hareereeyay Guriga Ra’iisul Wasaaraha dalka Yemen, waxaana wali uu dagaal xoogan ka socdaa inta badan magaalada caasimada ah. Sii Akhri

Daawo dhibaatada haysata qaxootoga Soomaaliyeed ee ku dhaqan Yemen

Posted Date: 20 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Daawo Barnaamjka xanuun badan oo Al Jazeera ay ka diyaarisay dhibaatada ba’an ee haysata qaxootoga Soomaaliyeed ee ku dhaqanYemen Sii Akhri

Daawo Al Jazeera oo warbixin ka diyaarisay xaalada Soomaaliya

Posted Date: 20 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Daawo Taleefishinka Al Jazeera oo Wareeysi dheer oo dhinacyo badan tabanaya la yeeshay xubno kala duwan oo ka tirsan Dowladda Federaalka Sii Akhri

War- Murtiyeedka Xisbiyada Madasha Midnimada iyo Dimoqaradiyada

Posted Date: 20 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Shacbiga Somaaliyeed wuxuu halgan dheer oo aan kala go’o laheyn u soo galay inuu hanto xornimadiisa, soo ceshado karaamadiisa iyo sharftiisa, iyo inuu dhisto dawlad dadku leeyahay, dadka dantiisa ka shaqeysa, dadkuna Sii Akhri

The Sanest Voice Out of Islam. By. Sheikh Mohamud Siad Togane

Posted Date: 20 Jan 2015   in: news     0

French citizens carry out such a massacre Sii Akhri

Ogeysiis: Xafladda Soo dhoweynta Boqor Burhaan Boqor Muuse ee Dalka Denmark- Copenhagen

Posted Date: 20 Jan 2015   in: Somalia     0

Waxaa sharaf wayn noo ah in aad nagala soo qayb gashaan xaflada soo dhawaynta Boqor Burhaan Boqor Muuse oo xaflada soo dhawayntiisu ay ka dhacayso magaalada copenhagaen ee dalka Denmark . Sii Akhri

Dagaal beeleed Xooggan oo ka socda Degaanka Deefoow

Posted Date: 20 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Wararka aan ka helayno Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saaka uu halkaasi ka qarxay Dagaal Culusu oo u dhexeeya Maleeshiyo beeleedyo deegaanka ka soo jeeda. Sii Akhri

Tahniyad Aroos: mudane Jaamac Maxamuud Barre iyo marwo Sacdiyo Xuseen Axmad(Sacdiyo Sheexo)

Posted Date: 20 Jan 2015   in: Somalia     0

 

Waxaa arooskoodu ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta dhaqaalaha Puntland Mudane Jaamac Maxamuud Barre(Janno gale) iyo Marwo Sacdiyo Xuseen Axmad Sii Akhri

Naadiga Comsed oo guul wanagsan ka gaaray kulan ay wada yeesheen naadiga yameeska

Posted Date: 19 Jan 2015   in: news,Puntland,Sports     0

Garoonka kubadda cagta ee Cawaale waxaa si habsami leh uga socda tartanka Naadiyaasha heerka koobad ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ka qayb-galaya dhammaanba kooxaha heerka koobad. Sii Akhri

Ururka Nabada iyo Cadaalada oo cambaareeyn Xad-gudubyada Haweenka loogu geysanayo Xabsiyada Muqdisho

Posted Date: 19 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda, midnimadda iyo Cadaaladda codka inta leh damiirka nool, qiiradda dhabta ah Somaalinimada iyo dareenka wadaniyadeed ku hadleeyna waxaanu cambaareeyn culeeyskeeda leh dusha Sii Akhri

Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Australia & New Zealand oo tacsi u diraya qoyska wasiirkii kaluumeysiga.

Posted Date: 19 Jan 2015   in: news,Somalia     0

QunsulkaGuudeeSoomaaliya u fadhiya Australia& New Zealand, Mudane Yonis Yassin Hashi, iyo Qoyskiisa Hon. Abdirahim Abdi Abikar, Gen. Mohamed Ibrahim Atosh. Sii Akhri

Dhageyso: Beelihii ku dagaalamayay gobolka Hiiraan oo dagaalkoodii mel xun gaaray

Posted Date: 19 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Beelihii dhawaanahaan dirirtu ku dhex mareysay Gobolka Hiiraan ayaa shalay Dagaal adag oo aan waxba la isu reeban ku dhex maray inta u dhaxeysa deegaanada lagu magacaabo Burka Dhiinle iyo Tuulada Abaaley oo ka tirsan Gobolka Sii Akhri

(Sawiro) Eng Camey oo kormeer kukala bixiyay tuulooyinka gobolka Ceyn

Posted Date: 18 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Wafdigii uu hogaaminayay Madaxweyne Kuxigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi X. Cumar Camey ayaa dhawaantaan booqsho ku joogay gobolka Ceyn, waxaana u kor meer kusoo kala baxiyay tuulooyinka ku dhaw dhaw Sii Akhri

Shirkii Jaaliyadda Reer Kismaayoodka Ee Minneapolis Iyo Soo Dhawayntii Dr. Ali Cawaafe.

Posted Date: 18 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Waxaa magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota lagu gabtay shir ay isugu yimaadeen jaaliyada reer kismaayoodka. Shrikaasoo ay soo qabanqaabiyeen Aden Buqow, Ahmed Mohamed [Dhagah] iyo Abdiyare Ismael Muse. Inkasta Sii Akhri

Daawo Barnaamij gaar ah oo loogu faaqidayo kala dirista Xukuumada Federaalka

Posted Date: 18 Jan 2015   in: news,Somalia     0

HCTV oo dood dheer ka sameeyay go’aanka uu Ra’isul wasaare Sharma’arke ku kala diray Xukuumadii uu dhawaan magacaabay ee aadka loo saluugay. Sii Akhri

Tacsi: Reer Faarax Xaange oo ka tacsiyeenaya Geerida ku timid allaha u naxariistee Ardo Xirsi Sheekh Doon

Posted Date: 18 Jan 2015   in: news,Somalia     0

TACSI: ANAGOO AH QOYSKA REER FAARAX XAANGE, OO KALA AH  XAAJI CALI FAARAX XAANGE, FAADUMA FAARAX XAANGE, MARYAN FAARAX XAANGE, XAAWO YUUSUF SEED, ABSHIRO SEERAAR Sii Akhri

Dhageyso Waziirka dulista iyo garomada PL oo bixiyay wareysi dhinacyo badan taabanaya

Posted Date: 18 Jan 2015   in: news,Puntland     0

Waziirka dulista iyo garomada dowaldda Puntland Mudane Xassan Xaji Siciid, (Xassan cade). oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siyaay golaha bararujinta iyo siyaasada 88 Sii Akhri

Ururka Nabada iyo Cadaalada oo ka tacsiyeeyay Geerida Fanaanka Qaran-Maxamed Axmed Kuluc

Posted Date: 17 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda, Midnimadda iyo Cadaaladda codka inta leh damiirka nool, qiiradda dhabta ah Somaalinimadda iyo dareenka wadaniyadeed ku hadleeyna waxaanu guud ahaanba Ummadda Somaaliyeed Sii Akhri

(Gabay) Allow Gaalka yaa uga digoo daacad ugu sheega‏

Posted Date: 17 Jan 2015   in: news,Somalia,Suguaan     0

akhriso Tix gabay ah o uu tiriyay Abwaanka weyn Dr. Axmed Jaamac Ismaaciil Mire: Tixdaan ayaa la magac baxday (Allow Gaalka yaa uga digoo daacad ugu sheega) Sii Akhri

Ururka Nabadda iyo Cadaaladda oo soo dhaweeyay kala dirida Xukuumada Federaalka

Posted Date: 17 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Ururka dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda, midnimada iyo Cadaaladda codka inta leh damiirka nool, qiiradda dhabta ah Somaalinimadda iyo dareenka wadaniyadeed ku hadleeyna kana duuleeyna Masuuliyadda Diineed, Sii Akhri

Bananbax balaaran oo looga soo horjeedo Aflagaadada Charlie oo Muqdisho ka dhacay

Posted Date: 17 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Banaanbax balaran oo looga soo horjeedo Aflagaadada wargeys ku yaala Dalka Faransiiska u geeystay Nabi Muxamed NNKH ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Sii Akhri

Deg Deg: Ogaysiis ku socda Shacabka ku dhaqan Bossaso. 

Posted Date: 17 Jan 2015   in: news,Puntland     0

Waxaa lagu Wargalinayaa Shacabka Bossaso ku dhaqan, iney ka qeyb-qaataan Maalinta Nadiifinta Xeebta Bossaso oo ku beegan 23/1/2015. Waxaa si Xushmad Iyo Wadniyadi ku dheehan tahay looga codsanayaa Shacabka ku nool Sii Akhri

Deg Deg: Akhriso Warqadii kala dirista Xukuumada Ra’isul wasaare Sharma’arke

Posted Date: 17 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Akhriso Warqadii kala dirista Xukuumada Federaalka ee uu Ra’isul wasaare Sharma’arke soo garsiiyay gudoonka Baarlamaanka
Federaalka ee Soomaaliya. Sii Akhri

Deg Deg: Baarlamaanka oo Aqbalay kala dirista Xukumada Federaalka

Posted Date: 17 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka u faristay ka doodida kala diridii golaha wasiirada cusub ee uu xalay kala diray Ra’isul wasaare Sharma’arke. Golaha Baarlamaanka ayaa saaka u faristay talaabada Sii Akhri

Allidamaale