Sir culus: Qorshaha cusub ee Dawlada Damuljadiid iyo Khilaaf ka dhex taagan M/W iyo R/W

Posted Date: 02 Feb 2015   in: news,Somalia     0

Tan iyo intii la doortey Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, waxaa soo if baxeysey khilaayo ka qarxay goboloda dariska iyo qabaa’ilada Soomaaliyeed iyo Madaxweynuhu u dhaqmayey sidii Madaxweyne Sii Akhri

Warbixin xasaasi ah:Mudug-Xil-haye aan lala xisaabtamin!

Posted Date: 02 Feb 2015   in: news,Puntland     0

Gobolka mudug qaybta Puntland ee waqooyi waxaa ragadiyey mamul xumo musuqmasuq iyo xilalka gobolka oo noqday kuwo Aan la iskula xisaabtamin  xil-haye aan lala  xisaamtamin wuxuu xalaal sadaa xoolaha dadwaynaha   xarumaha Sii Akhri

Daawo Maansooley State Dulmi Diid Gabooye Land Qeybta 2 aad Mr.Midgaan

Posted Date: 02 Feb 2015   in: Somalia,World     0

Maantana waxaan idin soo gudbineynaa Maansooley State Dulmi Diid Gabooye Land Qeybta 2 aad Mr.Midgaan Sii Akhri

Saraakiil Itobiyaan oo gaaray tuulada Bohol garas oo ka tirsan gobolka Gedo

Posted Date: 02 Feb 2015   in: news,Somalia     0

Daawo Saraakiil Itobiyaan iyo Soomaali oo booqasho ku tagay tuulada Bohol garas oo ka tirsan gobolka Gedo Sii Akhri

Tahniyad Aroos: Mudane Najiib Cabdulaahi Faarax iyo Marwo Simone Haji Mumin

Posted Date: 01 Feb 2015   in: Uncategorized     0

Tahniyad Aroos oo loodirayo labo iscalmatay eebana uuu isladoontay kuwaas oo kala ah Boqorka iyo Boqorada, Farta iyo Faratiga, Faraska iyo Geenyada waa Najiib Abdullahi Farah  iyo Simone Haji-Mumin Sii Akhri

Boqorka Daarood oo la kulmay Baarlamanka Danmark

Posted Date: 01 Feb 2015   in: news,World     0

Boqorka Beelaha Daarood ee Soomaaliyeed Boqor Burhaan Boqor Muuse oo baryahaan Booqasho gaaban ku jooga wadanka Denmark ayaa shalay magalada Copenhagen ee caasimada Danmark kulan la qaatay Baarlamaanka Danmark. Sii Akhri

Daawo Qeybtii 2aad sawiradii Xafladii Boqorka Daarood ee Copenhagen

Posted Date: 01 Feb 2015   in: Somalia,World     0

Booqashadii Boqorka beelaha Daarood ee Soomaaliyeed Boqor Burhaan Boqor Muuse uu ku yimid magalada Copenhagen ee caasimada Danmark iyo soo dhaweyntii Jaaliyadaha Sii Akhri

(Warbixin+Sawiro) Wax soo saarka deegaanka Roox iyo sida loo dayacay

Posted Date: 31 Jan 2015   in: news,Puntland     0

Dhulka Soomaaliyeed oo ah dhul llaahay qurux, Udgoon iyo kheyaad badan oo kala duwan ku mineystay ayaan hadana waxaan si guud u dulmareynaa Degaanka Roox ee gobolka Mudug oo ah dhul daaqsimeed ku wacan oo hadana ay u dheer Sii Akhri

Samakab Hussein u Dooro Golaha Deegaanka ee St. Paul, Minnesota.

Posted Date: 31 Jan 2015   in: news,World     0

Waa markii ugu horeysay ee qof ka mid ah jaaliyadda Bariga Afrika ee magaalada St. Paul uu ku dhiirado inuu isu soo sharaxo Golaha Deegaanka ee caasimadda gobolka Minnesota ee St. Paul. Waa arrin soo daahday oo mar hore ay Sii Akhri

Xildhib. Duniyo “ Mungaab wuxuu hortaaganyahay in Hantidii umada 91 laga boobay dib loo celiyay”

Posted Date: 31 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Xildhibaanad Duniyo oo sheegatay in hantidii umada Soomaaliyeed 91 looga boobay Muqdisho wali la diidan yahay in dib loogu celiyay umada, isla markaana ay adagtahay sidii la isu cafin lahaa oo la heshiinlahaa.

Sii Akhri

Sharmaake oo Baarlamaanka ka codsaday 10 cisho in dib loo dhigo iyo Baarlam oo aqbalay

Posted Date: 31 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’ake  ayaa maanta hortagay Baarlamaanka Federaalka, waxaana saaka loo balansanaa in Xukumadda cusub Baarlamanka la horgeeyo si Codka kalsoonida ah loogu Sii Akhri

Galkacyo: garoonka Kubada Kolayga ee Cumar Samatar oo dib u habeyn balaaran lagu sameeyay ( Sawiro)

Posted Date: 31 Jan 2015   in: news,Puntland     0

Waxaa soo dhammaaday tababar ay qaadanayeen macallimiinta dugsiyada Gaalkacyo, Waxuuna la xiriiray sharuucda kubadda Koleyga oo la rabo tartamo la xiriira inay ka billowdan gobollada Puntland.Qorsha lugu soo celinayo Sii Akhri

Qormo xiiso leh: Jacaylka Dhalanteedka ah Iyo kan Dhabta ah 

Posted Date: 31 Jan 2015   in: Uncategorized     0

Waxaan ku Bilaabayaa Magac Allah ee Naxariis oo dhan iska leh: Waxaad jeclaatid way noocya badan yihiin, gaajo markay ku qabato waxaa ku qabanaya jacayl aad u qabtid waxaad maruun cabtid ama raamsatid waxaana ku Sii Akhri

Daawo Qeybtii 1aad sawiro iyo Warbixin Xafladii Boqorka Daarood ee Copenhagen

Posted Date: 31 Jan 2015   in: news,World     0

Boqorka beelaha Soomaaliyeed Boqor Burhaan Boqor Muuse, ayaa xalay ku soo gabagabeeyay magaalada Copenhagen, safarkii uu ku marayay dalalka Scandinavian (ka). Waxaa Boqorka lugu soo dhoweeyay xaflad si heer sare ah loo soo Sii Akhri

Somalia xal isuma heyso aduunkana xal lama rabo! By Abdullahi indho

Posted Date: 30 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Waa hubaal in soomaliya dhib ka dhacay, kaas oo geystay khasaaro dad, dal, dawlad iyo diinba saameeyey. Ku dhawaad labaatanka sanno mashaakilka ka aloosan soomaliya oo sal dhigi waayey, ummadda Soomaliyeedna u horseeday Sii Akhri

Maqaal: Puntland Umabaahna Boris Yeltsin!

Posted Date: 30 Jan 2015   in: news,Puntland     0

Qoraalkaan kama turjimayo aragtida iyo siyaasada warbaahinta caalamiga ee allidamaale.com ee xorta ah, balse waxey ku kooban tahay oo kaliya qoraaga ka mid akhristayaasheen sii kordhaya ee halka malyan kor u dhaafaya Sii Akhri

Daawo Sawiradii soo dhaweynta Boqorka Daarood ee Copenhegan

Posted Date: 30 Jan 2015   in: news,Puntland     0

Habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay Boqorka Beelaha Daarood ka dhacday magaalada Cpoenhagen ee caasimada wadanka Danmark. Xafladdas oo ay ka qayb galeen Sii Akhri

Breaking news: Puntland oo ka hadashay hub Al-shabaab uga soo degay dekada Berbera ee S/L

Posted Date: 30 Jan 2015   in: Puntland,Somalia     0

Ma ahan markii ugu horraysay ee dowladda Puntland ka hadasho taageerada kala duwan ee maamulka Somaliland u fidiyo Kooxaha dhibaatada weyn ku haya Shacabka Soomaaliyeed ee Al-Shabaab, waxaa hadna markale Puntland Sii Akhri

Toos, Live: Boqorka Beelaha Daarood oo Xaflad soo dhaweyn ah Copenhegan loogu qabtay

Posted Date: 30 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayaa xiligaan ka socota magaalada Cpoenhagen ee caasimada wadanka Danmark. Xafladda ayaa waxaa ka soo qayb galay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Danmarka, iyo Sweden kuwaas oo isaga kala Sii Akhri

Sir Culus: Wasiirka cusub ee Iskaashiga Caalamka DF oo sheegay in Shabaab ku asaaseen Lascanood 2003dii

Posted Date: 29 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Cabdiraxmaan  Caynte  oo  shalay loo magacaabay Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qoray warqad cilmibaaris sanadkii 2010kii. Warqaddu waxay ku saabsan tahay ururka Al-Shabaab. Sii Akhri

Akhirso liska Qabiilada iyo xisbiyada ay ka tirsan yihiin goloha wasiirada cusub

Posted Date: 28 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Akhriso Liiska Qabiilada iyo xisbiyada ay ka tirsan yihiin golaha wasiirada cusub ee xalay uu ku dhawaaqay Ra’isul Wasaare dowladda Federaalka ee soomaaliya Dr. Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke. Sii Akhri

Shirkii Hiigsiga Cusub ee 2016-ka oo saaka Garoowe lagu soo gaba gabeeyay

Posted Date: 28 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Shir weynhii Beesha Caalamka, deeq bixiyeyaasha iyo dowlada Puntland uga socday caasimada Puntland ee Garoowe oo saaka lagu soo gaba gabeeyay. Shirweynaha shalay ka furmay garoowe ayaa looga hadlayay Barnaamijka Sii Akhri

Dhageyso Hiba Nuura oo ka sheekeysay Taariikhdeeda Fanka

Posted Date: 28 Jan 2015   in: news,Somalia     0

VOA-da Qeybteeda Afka Soomaaliga oo wareysi aad u xiiso badan la yeelatay Fanaanada Weyn ee Hibo Maxamed Hudoon (Hiba Nuura) Sii Akhri

Wafdi uu hogaaminayo Suldaan Cabdi Qani Suldaan Cali Baale oo Shir caalmi ah kaga qeyb galay Jigjiga (Sawiro)

Posted Date: 28 Jan 2015   in: news,Somalia     0

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Suldaan Cabdi Qani Suldaan Xasan Suldaan Xaaji Cali Baale  ayaa booqaasho ku joga Caasimadda Dawlad deegaanka Soomaalida Ehtiopia ee Jigjiga, asagoo halkaas uga qayb galay shir waynaha Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7