Baarlamanaka Somalia oo saaka ganta isula taga gaaray iyo Gudoonka oo isga tagay goobta

Posted Date: 11 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Kulan saaka uu u balansanaa Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhamaaday Buuq iyo is qabqabsi, kadib markii koox ka tirdsan Xildhibaanada Federaalka ay dabmceen in ay hor keenaan Baarlamaanka Sii Akhri

Jaaliyadaha Putland Iyo Jubaland ee Finland oo Ka Tacsiyeysay Geerida Ugaas Axmed Ugaas Maxamed

Posted Date: 10 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Dhamaan jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland,Ayaa si wadajir ah waxay ugu Tacsiyeynayaan geeridii Allaha u Naxariistee Ugaaskii Beesha Tanade Daarood Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Sii Akhri

Dhamaan Jaaliyadaha PL iyo Somalia ee dalka Jarmalka oo tacsi ka diraya Geerida Ugaaskii beesha Tanade Daarood

Posted Date: 10 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Dhamaan Jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Jarmalka,  ayaa si wada jir ah waxay uga tacsiyaynayaan geeridii  Allaha u naxariistee Ugaaskii beesha Tanade Daarood, Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood oo maanta ku Sii Akhri

Hooyada waxbarashada Puntland badbaado iyo talo bay rabtaa(JBA-EAU)

Posted Date: 10 Nov 2014   in: Puntland     0

Jaamacadda Bariga Africa(EAU) waxaa dhidibada loo taagay sannadku markuu ahaa 1999, waxaana laga bilaabay magaalada Boosaaso, xilligaas oo lagu dhigan jiray dugsiga sarre ee Imaamu shaafici, Sii Akhri

Daawo Barnaamijka gaar ah oo ku saabsan Todobadka iyo Toronta.

Posted Date: 09 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Baarnaamijka Todobadka iyo Toronto, aya maanta diiradda lagu saaray Khilaafka culus ee sii adkaanaya ee ka dhaxeeya Madaxweynaha dowlada Federaalka iyo Ra’isulwasaraha, kaas oo iminka gaaray in Baarlamnaka Federaalka Sii Akhri

Puntland oo ay kusoo badanyaan layrarka solarka iyo Super-Markedayada

Posted Date: 09 Nov 2014   in: news,Puntland     0

Sanadahaan danbe ayaa waxaa si xowli ah uga socday magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug ganacsiyida kala duwan gaar ahaan Super-markedyada, taas oo dadweynaha magaalada aad ugu diirsadeen. Mar Sii Akhri

Kulan Xasaasi ah oo Maanta Beesha caalamka iyo Madaxda DF ku dhex maray Xarunta Xalane. 

Posted Date: 09 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Xerada ciidamada Xalane oo maanta uu ka dhacay shir xasaasi ah oo ay wada yeesheen xubno ka socda dalalka Mareykanka, Talyaaniga, Ingiriska iyo IGAD iyo Madaxda sare ee dowladda Federaalka. Kulankaan maanta Sii Akhri

Cidamada Jubalad oo Maxaabiis Shabaab ku qabsaday dagalka Kudhaa, iyo dhawaacyo Galkacyo la gaarsiiyay

Posted Date: 09 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Tri dhawaacyo ah oo ka mid ciidamada Jubaland ee shalay ku dhaawaacmay dagaal qaarar oo ay magaalada Kudhaa kula galeen kooxda Al-shabaab ayaa shalay galinkii danbe lasoo gaarsiiyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Sii Akhri

Xildhibaanada Motinka diidan oo Warsaxaafadeed soo saaray

Posted Date: 09 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Waxaa labadaan bari kulamo aan kala joogsi laheyn ku lahaa magaalada Muqdisho maanta waxaa Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka e Soomaaliya, isla markaana diidan Xildhibaano Motionka sharci darada ee la damcay Sii Akhri

Aqoon-yahan Somaliyeed oo soo bandhigaya warbixin uu uga hadlayo miisaaniyadda Somalia tobankii sanno ee ugu dambeysey

Posted Date: 09 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Aqoon-yahan Soomaaliyeed oo xilal kala gadisan ka soo qabtay dowladihii hore ee dalka ayaa xilligan shaaciyay inuu diyaariyay warbixin uu ku faah faahinayo dhibta ka taagan miisaaniyadda dalka iyo qabka ay dowladaha Sii Akhri

Dhageyso Jawaari oo sheegay in ay dib u celiyeen Mooshinka

Posted Date: 09 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari oo shaaca ka qaaday in gudoonka baarlamaanka Federaalka ay gabi ahaanba hor istaageen Mooshinkii sida sharci daradaha Sii Akhri

Nabadoon Jaamac Ciise Bootaan oo ku geeriyooday degmada xarfo

Posted Date: 08 Nov 2014   in: news,Puntland     0

Nabadoon Jaamac Ciise Bootaan oo ku magac dheeraa (Nabdoon Jaamac Dheere ) ayaa ku geeriyooday Degmada Xarfo Ee Gobolka Mudug 11/07/2014. Nabadoon Jaamac Ciise Bootaan oo ka mid ahaa Nabadoonada sida weyn Sii Akhri

Disturbing!! ADEN DUALE and his family are TERRORISTS, land grabbers and other evil things

Posted Date: 08 Nov 2014   in: news,Somalia     0

To many Kenyans, Leader of Majority in Parliament Aden Duale is the Jubilee government’s foremost defender. The Garissa Township MP takes on opponents of Jubilee – from the civil society to CORD leaders and governors pushing Sii Akhri

Dhageyso: Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf iyo sidii loo riday R/W Saacid‏

Posted Date: 08 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf oo ka mid ah xildhibaanada Federaalka  iyo waribixintiisii uu ku sharaxay sidii loo riday Xukuumadii Ra’isulwasaarihii hore mudane Saacid, ayaa sheegay in Madaxweynaha intuu u yimid Sii Akhri

Daawo Madoobe Nuunow oo u Tanaasulay sadexda gobol ee Koonfurgalbeed ee Somalia

Posted Date: 08 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Madoobe Nuunow oo wada hadal dheer uu kula yeeshay yeeshay Baydhabo Xildhibaano katirsan Baarlamanka Federaalka kadib ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay lixdii gobol ee uu ku dhagan, kadib  Sii Akhri

Hawiye Action group, Oo Raisal-Wasaare u wada Abdiximaan Xoosh Jibriil‏

Posted Date: 08 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Ila wareedyo xogogaal ah ayaa warqabdka allidamaale.com u xaqiijiyay in Kooxda Damul-Jadiid Iyo Hawiye Action Group, ay isku waafaqeen isla markaana u watan iney ka dhigaan Raisal-Wasaaraha cusub Abdirixmaan Xoosh Sii Akhri

Scandal’s of Minister A Baile, Minister of Foreign Affairs of Somalia

Posted Date: 08 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Breaking News: Akhriso fadeexad cusub oo kusoo baxday Wasiirka arimaha Dibada ee dowlada federaalka ee soomaaliya iyo Beesha caalamka oo quus ka muujisay Musuq maasuqa dowlada Federaalka Sii Akhri

Shirka madaxda IGAD ee Addis ababa oo maalintii labaad galay

Posted Date: 07 Nov 2014   in: news,World     0

Shirka madaxda wadamada IGAD oo shalay galinkii danbe ka furay magaalada Adis’ababa eexatunta dalka Ethiopia ayaa maanta galay maalintii labaad, waxaana shirkaasi looga hadlayaa sidii xal waara looga gaari lahaa dagaalada Sii Akhri

Dagaal beleed ka qaraxay Guriceel iyo Balanbal

Posted Date: 07 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Dagaal beeleed u dhaxeeyay labo beelood oo wada daga Gobolka Galgaduud ayaa ka qaraxay tuulo u dhaxeysa Guriceel iyo Balanbal, dagaalkaas oo soo noq noqday ayaa galaaftay inta la ogyahay 27-dhimasho ah iyo 19-dhawaac ah. Sii Akhri

Gudoomiayaha Gardafuu iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Baargaal‏

Posted Date: 07 Nov 2014   in: news,Puntland     0

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gardafuu Mudane C/Qaadir Yuusuf Maxamed Ismaaciil iidi oo wali wada safaradii uu ku kormeeraayay deegaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Gardafuu ayaa Maanta si Farxad iyo rayn rayne Sii Akhri

Yaa Keeney Mashruuca Airport Garowe Iyo Jaamacada Baran??

Posted Date: 06 Nov 2014   in: news,Puntland     0

Arrar: Waxaan Qormadan kooban ku kusoo bandhigayaa Xog loo baahan yahay iney ogaadaan Shacabka Reer Puntland Iyo inta Jecal Horumarka Puntland. Xurmadalayaal Sida aad la socotaan Labada Mashruuc ee aan kor ku xusey Sii Akhri

Madaxweynaha DF oo si deg deg ah ugu anba baxay Addis Ababa

Posted Date: 06 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka si kadis ah ugu amba baxay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Sii Akhri

Warbixin xasaasi ah: Golaha Amaanka oo Xayiraad ku soo rogaya shaqsiyaad lagu eedeeyay fal danbiyeed

Posted Date: 06 Nov 2014   in: news,Somalia     0

Golaha Amaanka ayaa lagu wadaa inay dhawaan Xayiraad Caalamiya saaraan Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo shaqsiyaad la shaqeeya oo lagu tuhunsan yahay fal danbiyeedyo aad u weyn. Sii Akhri

Frailty and Gladiatorial Combat in Somalia

Posted Date: 06 Nov 2014   in: news,Somalia     0

It is that cyclical season of winner takes all. It is that all too familiar gladiatorial executive combat all over again. Yes, the Villa Somalia has once again turned into a roaring amphitheater. The president and his prime minister Sii Akhri

Page 352 of 377« First...102030...350351352353354...360370...Last »

Allidamaale