Wakiilka PL ee Finland iyo wafdi la socda oo booqday xarunta baarlam,wasaarada caafimaadka iyo taleefishinka (Sawirro)‏

Posted Date: 16 Dec 2014   in: news,Puntland     0

Garoowe:  Magaalada Garoowe booqasho toddobad ah waxaa ku jooga wafdi ka socda daladda qurba-joogta Puntland ee ku nool dalka Finland oo ay waheliso haweenay u dhalatay dalka Finland. Sii Akhri

Horjooge Xasan Jaamici Oo Maanta Ka Mid Noqday burcada Lagu Halaagay Buufow

Posted Date: 16 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Waxaa Faah faahin dheeraad ah laga helayaa dagaalkii qaraaraa ee ka dhacay deeegaanka Buufoow, dagaalkaas oo khasaaro badan lagu gaarsiiyay Mooryaanta Habargidir iyo Xulafadooda. Dagaalka ka dhacay deegaanka Buufoow ayaa Sii Akhri

Dhallinyarada Somaliya Yaa U Maqan

Posted Date: 16 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Dhallinyaradii Somaliya tan iyo burburkii waxaa soo foodsaaray xaalado aad u qallafsan… Xaaladahaas oo dhammaan wada Sii Akhri

Daawo Booqashadii Madaxweynaha Dawladda Puntland ee Buuraha Galgala

Posted Date: 15 Dec 2014   in: news,Puntland     0

Daawo Barnaamij Gaar ah oo ka hadlaya Booqashadii Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ku tagay Buuraha Galgala ee gobolka Bari. Sii Akhri

Inaalilahi wainaa ileyhi rajicuun‏: Tacsi ku socta Reer Xaaji Cabdulaahi

Posted Date: 15 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Waxan halkan tacsi ogadiriyaa dhamaan Ubadka, Qoyska iyo Ehelada ay ka geeriyootay Allaha u naxaristee Hooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari, gaar ahaan bahweynta allidamaale. Sii Akhri

Reer Yuusuf Bari-Bari oo ka tacsiyeey Geerida Hooyo Xaawo Xaaji

Posted Date: 15 Dec 2014   in: news,Somalia     0

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY SWT!: Waxaan Tacsi aad iyo Tiiraanyo u leh u diraynaa, dhamaan Ubadka, Qoyska iyo Ehelada ay ka geeriyootay Allaha u Sii Akhri

Ururka Nabadda iyo Midnimada oo war saxaafadeed soo saaray

Posted Date: 15 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda iyo Cadaaladda codka inta leh damiirka nool,qiiradda dhabta ah iyo dareenka wadaniyadeed(Somalinimada)ku hadleyna si weyn ku gilgilaneyna Sii Akhri

Guuto Koowaad iyo Galaydh oo foodda isdaray! “Sidii dhuuggaad, jaqday dhiiggee, dhurdihiiyoow dhergimayside maxaan dhiiqnaa”.‏

Posted Date: 15 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Guuto Koowaad iyo Galaydh oo foodda isdaray! “Sidii dhuuggaad, jaqday dhiiggee, dhurdihiiyoow dhergimayside maxaan dhiiqnaa”.‏ Sii Akhri

Wafdi ka socda Jaaliyadda PL ee Filand oo soo gaaray Garowe.‏

Posted Date: 14 Dec 2014   in: news,Puntland     0

Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Puntland ee Finland Abdifutah Janagale ayaa soo gaaray magalada Garowe waxayna todobaad qiimeyn ku samayn doonaan xaaladda Puntland si wax loogu qabto. Wakiilka Finland Cabdifataax Sii Akhri

Daawo: Gabay ku socda Dawlada Somalia Muran iyo Khilaaf Abwaan Abdixakiim Shaacir‏

Posted Date: 14 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Gabaygan oo ah mid meelobadan taabanaya waxaa curiyay Abwaan Abdihakiim Shaacir wuxuuna kula hadlayaa dawladda Soomaaliya oo khilaaf ragaadiyay halkan ka dhagayso ama hoos ka Akhri. Sii Akhri

Isqabqabsigii madaxda sare oo xal loo helay (upcoming PM)‏

Posted Date: 14 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Haddii aad maqli jirtey ra’iisul wasaarihii iyo madaxweynihii baa is haya, mooshin baa socda, laaluush baa is dhaafaya iyo wax lamid ah, taa xalkeedii ayaa la helay ee bal qabso.
 
Sii Akhri

Madaxwaynaha dowlada PL oo Digniin adag u jeediyay wasiiradiisa.

Posted Date: 14 Dec 2014   in: news,Puntland     0

Daawo Madaxwaynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiwlai Maxamed Cali Gaas oo Digniin adag u jeediyay golaha Xukuumada Sii Akhri

Siyaasi Maxamed Abdinoor, Oo Mogadishu tagay kuna biirey Liiska Murashaxiinta Raisal-Wasaaraha.

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Siyaasi Maxamed Abdinoor, kana mid ah Ganacsatada Puntland ayaa Maanta gaaray Mogadishu. Siyaasiga ayaa Safarkiisa Mogadishu lagu micneeyay inuu damac uuga jiro Xilka Raisal-Wasaaraha. Masuuliyiin kala duwan ayaa Sii Akhri

Cabsidda laga qabo Dam Jadiid iyo Mustaqbalka Somaliya Wareysi xiiso leh

Posted Date: 13 Dec 2014   in: Uncategorized     0

Daawo Wareysi xiiso leh: Cabsidda laga qabo Urur diimeedka talada dowlada Federaalka ee Soomaaliya haye (Dam Jadiid) iyo Mustaqbalka Soomaaliya . Sii Akhri

Jon Snow (Channel 4 News) on the Beauty of Somalia & Somali People

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Video: Jon Snow (Channel 4 News) on the Beauty of Somalia & Somali People Sii Akhri

Maxaa Fadhiidnimada ugu wacan dowladda Somaliyeed?

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Tan iyo shirkii Carte lagu qabtay 1999 waxaan maqlaynay Dowlad ayaa Soomaaliya loo soo dhisay, walow dowlad ku sheegu maanta qaangaartay hadana maysan hano-qaadin oo waa weli fadhiid aan socod baran.  Magac ahaan waa dowlad, Sii Akhri

Cabdi Qeybdiid oo baaq u diray Dowlada Puntland

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Garoonka diyaaradaha ee wali ka xirin Maamulkiisa ayaa fariin u diray dowlada Puntland, asagoo ka codsaday in loo furo Garoonka maamulkiisa Sii Akhri

Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Allaha unaxariisto Hooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-dari

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Allaha unaxariisto Hooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari ayaa caawa saacadu markey aheyd 23:30 ku geeriyootay magaalada Gothenburg ee dalka sweden. Sii Akhri

Tacsi: Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun alle ha unaxariisto Jaamac weyrax koore

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waxaa 10/12/2014 saacada  10 kii subaxnimo ku geeriyoodey  magaalada gaalkacyo Allaha u naxariisto oo jannadii firdowsa ka waraabiyee Jaamac weyrax koore. Sii Akhri

Tooshka wareega: Fadeexo cusub oo an horey loo arag

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Tooshka wareega ee bogga caalamiga ah ee Allidamaale wuxuu akhristayaashiisa  sharafta badan ee tirada badanba leh maanta u soo bandhigayaa arrin aan horay loo arag oo Fadeexo ah. Sii Akhri

Maamulk Dalada Ururada PL Ahna Wakiilka PL ee Finland oo Maanta Hawshowdii Shaqo ka Bilaabay Nairobi Kuna Sii Jeedaa Garowe‏

Posted Date: 09 Dec 2014   in: news,Puntland     0

Wafti heer sare ah oo uu hogaaminaya Maamulaha Dalada Ururada Puntland ee Finland Ahna  wakiilka dawalda puntland u fadhiya Finland mudane Abdifatah Janagale oo ukicitimay dawlada puntland.waftigan oo ay kamid yihiin Quburo Sii Akhri

Wafdi ka socda Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Baledweyne loo diiday

Posted Date: 09 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Shan Xubnood oo ka socda Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa saaka aroortii hore loo diiday in ay gudaha u galaan Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan, Sii Akhri

Dahabshiil Iyo Salaam Bank, Oo bixiyay Lacagtii lagu ridey Raisal-Wasaaraha.

Posted Date: 09 Dec 2014   in: news,Somalia     0

Waxaa soo Shaac-baxaya Warar lagu kalsoon yahay kuwaa soo sheegaya cida bixisey Lacagtii Malaayiinta aheyd ee lagu ridey Raisal-Wasaare Abdiwali Sheekh. Lacagtan oo gaareysay 5-Million oo Dollar ayay kala bixiyeen Xawaalada Sii Akhri

Wafdi uu Horkacayo Dalada Ururada PL Ahna Wakiilka PL ee Finland oo Hawlihii Shaqo ka Bilaabay Nairobi Kuna Sii Jeedaa Garoowe

Posted Date: 09 Dec 2014   in: news,Puntland     0

Wafti heer sare ah oo uu hogaaminaya Maamulaha Dalada Ururada Puntland ee Finland Ahna  wakiilka dawalda puntland u fadhiya Finland mudane Abdifatah Janagale oo ukicitimay dawlada puntland.waftigan oo ay kamid yihiin Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7